tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post1138551072100990133..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Farxadda Ciidda aan WadaagnoYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger11125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70237036814728287732014-09-28T09:33:33.551+01:002014-09-28T09:33:33.551+01:00Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkad...Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.comAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-45179305432112838142013-08-09T19:39:09.007+01:002013-08-09T19:39:09.007+01:00Walaal Yusuf Garaad Cumar Axmed, marka hore waxan ...Walaal Yusuf Garaad Cumar Axmed, marka hore waxan ku leeyahay Ciid Mubaarak, adiga iyo ehelkaagaba, marka xigta waxan Ciid Mubaarak leeyahay dhammaan Ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaanna Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxan leeyahay ku ciida farxad iyo rayn rayn. Marka xigta walaal Yuusuf waxan rabaa in aan kaaga mahad naqo arrintan qiimaha badan ee aad na xasuusiday oo laga yaabo in aaney dadka badankiisu beryahan aad ugu baraarugsanayn oo ay qof walba tiisu ka tan badisay. Waxan rabaa in aan ku daro inta uu Yuusuf Garaad qalinka ku dhuftay in aan ku daro inkastoo ay dhinac walba kasoo gelayaan "AGOONTA iyo NAAFADA" iyo dadka xannaaneeya ee ay ku tiirsan yihiin oo ay hubaal tahay in ay ayaguna yihiin dadka Soomaalida ugu saboolsan.

Salman Alaska, oo yiri deriskaygu waa Christian ee maxaan laqeybsan karaa? waxan leeyahay oo aan talo kusiinayaa "Ka fikir oo xasuuso Deriskaagii iyo Qaraabadaadii Soomaaliya iyo Geeska Afrika oo iyaga isku day in aad ka farxiso Maalmaha Ciidda intii aad awooddo.

Mar kale Yuusuf waad mahadsan tahay.Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60053051343374584602013-08-09T13:23:57.662+01:002013-08-09T13:23:57.662+01:00Eid Mubaarak sxb Yuusuf Garaad, aad ayaadna ugu ma...Eid Mubaarak sxb Yuusuf Garaad, aad ayaadna ugu mahadsan tahay qoraalka qiimaha leh ee aad kusoo bandhigtay bogaaga. Mar kale ayaan ku leeyahay mahadsanid sxb kheyrna allaha kaa siiyosadamaxnhttps://www.blogger.com/profile/15092348619536307020noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89128090380979427482013-08-09T04:25:04.952+01:002013-08-09T04:25:04.952+01:00Yusuf garaad ciid mubaarak thank you for sharing w...Yusuf garaad ciid mubaarak thank you for sharing with us thisAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03582007008454238666noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-76638629912875317702013-08-08T10:24:35.321+01:002013-08-08T10:24:35.321+01:00yuusuf marka hore ciid mubaarak, culucaam wa antum...yuusuf marka hore ciid mubaarak, culucaam wa antum bikheyr, sxb waxaa dhahday aqriska jooji kafikir dariskaaga qoys sabool ah maku jiraan? dariskaygu waa christian maxaan laqeybsan karaa? salman alaskahttps://www.blogger.com/profile/07316906661088659599noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-8609648186452830572013-08-07T22:33:42.361+01:002013-08-07T22:33:42.361+01:00Yuusuf Garaad, CIID MUBAARAK!
Waxaad na xusuusisa...Yuusuf Garaad, CIID MUBAARAK!

Waxaad na xusuusisay farxadda weyn ee ciidda, in ay jiraan dad ay duruufo kala duwani hayaan oo ay farxaddoodu kala dhantaalantahay.

Inagoo wada faraxsan, aynu maanka ku hayno xanuunka ay leedahay ciddii ay haystaan duruufahaasi, aynuna u wada ducayno. Dadkeennan qurbaha ku nool ee waddankii ku soo garaadsaday/barbaaray way dareemi karaan arrinkaas.

Waxaan kula talinayaa waalidiinta qurbaha ku nool, ee Alle amni iyo barwaaqo siiyay, inay uga sheekeeyaan ubadkooda arrinta uu Garaadku ka hadlay. Hadday awoodaan inay waddamada saboolka ah dalxiis ku geeyaanna ka sii wanaagsan.

Ugu danbeyn qof kasta oo bloggan soo gala waxaan ka coadsanayaa, inuu uu u duceeyo Yuusuf Garaad mawduucaas muhiimka ah ee uu na xusuusiyay. Garaad, anigu waxaan ku leeyahay, Ilaahay if iyo aakhiraba waxaad jeceshay ha ku siiyo.

Walaalaha muslimiinta ah, gaar ahaanna bulsho weynta soomaaliyeen waxaan idin leeyahay CIID MUBAARAK.Maxamed Muxumed Cumarhttps://www.blogger.com/profile/08820750687126226581noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71223398893488579962013-08-07T21:06:56.815+01:002013-08-07T21:06:56.815+01:00Ciid mubarak mr yusuf garaad.
waad ku mahadsan tah...Ciid mubarak mr yusuf garaad.
waad ku mahadsan tahay baraa rujinta aad dadka somalyeed ku baraa rujineyso iney is xasuustan, oo kooda wax heysta, kooda sa boolka soo xasuusto. ka farxiyo maalmaha dabaal daga damashaad ka , sida ciida oo kale Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01414851663613659624noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-10024428910712593052013-08-07T21:03:21.327+01:002013-08-07T21:03:21.327+01:00Ciid Mubarak Yusuf Garaad
Ciid Mubarak Yusuf Garaad
Abdurizak Musehttps://www.blogger.com/profile/13293145876367384258noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-91175019978645184622013-08-07T19:37:02.095+01:002013-08-07T19:37:02.095+01:00Ciid mubaarak Yusuf Garaad aad baad ugu mahadsanta...Ciid mubaarak Yusuf Garaad aad baad ugu mahadsantahay qoraalada xiisaha leh eed ummada Soomaliyeed la wadaagto, mar kale ciid mubaarak.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14170690818356932560noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-26465023451724704082013-08-07T19:25:29.530+01:002013-08-07T19:25:29.530+01:00CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA OO DHAN GAAR AHA...CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA OO DHAN GAAR AHAAN SOOMAALIDA Yuusuf Garaad walaal wax khayr leh Allaha ku siiyo mida kale eebbe ha kula garab galo dadaalka aad wado aakhirana dambi dhaaf aduunkana cizi iyo karaamoBulacle Newshttps://www.blogger.com/profile/12597782603337138107noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-16225551439900682802013-08-07T19:00:42.229+01:002013-08-07T19:00:42.229+01:00CIID MUBAARAK. TAQABALAAHU MINNAA WA MINKUM SAALIX...CIID MUBAARAK. TAQABALAAHU MINNAA WA MINKUM SAALIXUL ACMAAL. Kheyr ALLAHA kusiiyo walaal Yuusuf Garaadoow, sida aad noogu baraarujisay kaalmeynta walaalaha Soomaaliyeed, ee dalka hooyo kudhibaateysan.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02286782116392503499noreply@blogger.com