tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post1240485606623477403..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Dowlad Wacdi Kama RaboYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger16125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-41881546634505744032015-02-18T05:50:09.691+00:002015-02-18T05:50:09.691+00:00Yusuf garaad jawaab fiican waa siisayYusuf garaad jawaab fiican waa siisayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/12225406295357262691noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-77651948537756870812015-02-18T05:24:56.575+00:002015-02-18T05:24:56.575+00:00Yuusufow waad mahadsan tahay. Hadeer waan fahmay u...Yuusufow waad mahadsan tahay. Hadeer waan fahmay ujeedkaaga. Horaa loo yiri "Hadal nin si u yiri nina si u qaaday"Mohammed Ali Omarhttps://www.blogger.com/profile/14508507357950516687noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12421537102451929372015-02-17T23:37:00.440+00:002015-02-17T23:37:00.440+00:00Qof waliab oo somali ah waa ogyahay in geerida xaq...Qof waliab oo somali ah waa ogyahay in geerida xaq tahay qof walibana tiisa dhaafay laakin waxa loo baahanyahay waa in danbiila yaasha cadaaladda la hirkeenaa Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/08765603797729696332noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-64469849165245054092015-02-17T18:14:18.857+00:002015-02-17T18:14:18.857+00:00waxaana rabaawaxaana rabaaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/10545909856037422969noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-11606907843702767142015-02-17T16:01:14.714+00:002015-02-17T16:01:14.714+00:00maha wax qaadan karo in maalin kasta dad layska la...maha wax qaadan karo in maalin kasta dad layska laayo meel loo raacin hadhowna masuuliyiinta dowladu indho adeg tvga isla soo tagaan iyo faanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00852769719359104033noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13218226592834479492015-02-17T15:03:19.621+00:002015-02-17T15:03:19.621+00:00yuusuf taas si aad ah ayaan kugu waafaqsanahay waa...yuusuf taas si aad ah ayaan kugu waafaqsanahay waayo shaqada dowlada waaye in ey amar ku bixiso in maxkamad la horkeeno kowii danbigaas dilka foosha xun geystay lana baaro waxey hayeen ciidanka amaanka markii ow falkaan dhacaayay iyo waxii ugu danbeyn tilaabo ah ey qaadeen maxey yaase ka masuul ahaa aaga ey wax ka dhaceen malahan miyaa sarkaal heegan aniga waaba yaabaye
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11918633276363553434noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-20604131284048524462015-02-17T15:02:37.729+00:002015-02-17T15:02:37.729+00:00yuusuf taas si aad ah ayaan kugu waafaqsanahay waa...yuusuf taas si aad ah ayaan kugu waafaqsanahay waayo shaqada dowlada waaye in ey amar ku bixiso in maxkamad la horkeeno kowii danbigaas dilka foosha xun geystay lana baaro waxey hayeen ciidanka amaanka markii ow falkaan dhacaayay iyo waxii ugu danbeyn tilaabo ah ey qaadeen maxey yaase ka masuul ahaa aaga ey wax ka dhaceen malahan miyaa sarkaal heegan aniga waaba yaabaye
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11918633276363553434noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-66619446814511128132015-02-17T13:39:43.890+00:002015-02-17T13:39:43.890+00:00#Cidkastoo siyasada ka xumaato #Fircoon ayaa u tus...#Cidkastoo siyasada ka xumaato #Fircoon ayaa u tusaale ah
#Cidkasoo hanaanka dhaqaale ka xumadana umadii #Shuceyb ayaa u tusaale ah
#Cidkastoo hanaanka dhaqan ka xumadana umadii #Luudh ayaa u tusaale ah
#Cidkastoo caqiidada ka xumatana #Qureysh ayaa u tusaale ah
Hadii aan #Somali nahay halkee kaga jirnaa?.
Hadaba somali inta ay ka jirtaa xaladahaan is weydiin malahan qof dhibtay ama nool waa in aan badalbaa xaaladaha aan kor ku soo xusay badalkena waxay u bahanyahay kacdoon shacab caafimaad qaba wcs Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14533998828335680435noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-39349350464024024772015-02-17T12:49:41.029+00:002015-02-17T12:49:41.029+00:00Dawladda waxaa laga rabaa ka hor tog intii ay wax ...Dawladda waxaa laga rabaa ka hor tog intii ay wax dhicin haddii aay dhacday in aysan dhicin mark kale waxaa ka wadaa in aan 99 % laga hor tagi Karo dilka qorsheysanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03432929873829992377noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-46669024519008129362015-02-17T12:15:35.431+00:002015-02-17T12:15:35.431+00:00Saaxiib waxa aan tuhunka gelinayo oo aan leeyahay ...Saaxiib waxa aan tuhunka gelinayo oo aan leeyahay way ila tahay waa ogaashaha. In aan wada ognahay iyo in kale ayaan shaki gelinayaa. Oo aan ula jeedi carrurta ikm.Yusuf Garaadhttps://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-53597764722299683882015-02-17T12:12:01.857+00:002015-02-17T12:12:01.857+00:00Sida uu Yuusuf u dhigay qormada "Waxay ila ta...Sida uu Yuusuf u dhigay qormada "Waxay ila tahay in aan ognahay in Qofna aanu wakhtigiisa dhaafeyn" Waxaad moodaa in laga yara fiican yahay... Waxaa ila haboonaan lahayd in uu u dhigo sidan "Waxaan shaki ku jirin in aan ognahay in Qofna aanu wakhtigiisa dhaafeyn" Ogaada in uusan shaki noogu jirin in Qofna aanu wakhtigiisa dhaafeyn - waa hadii iimaan sax ah uu nagu jiro!Mohammed Ali Omarhttps://www.blogger.com/profile/14508507357950516687noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-20540428430955263472015-02-17T12:00:54.634+00:002015-02-17T12:00:54.634+00:00Qofna waqtigisa dhaafimaayo lkn waxa wax laga xuma...Qofna waqtigisa dhaafimaayo lkn waxa wax laga xumado ah halbawlihi magalada inay maalinkasta ka dhacan dilal fool xun oo aan cid gacan ku dhiglihi dhibka geeystay badhitaano ku samaynaysana ayna jirin waa wax laga qiroodo Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02783307527790106203noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67133682379847023942015-02-17T11:52:21.432+00:002015-02-17T11:52:21.432+00:00Nin sxbkey ah aya waxa u ii sheegaya in raisul was...Nin sxbkey ah aya waxa u ii sheegaya in raisul wasare ku xigeenku yahay nin wadaad ah warqada hadi ay tahay masulka ra.yigisa wa mesheda lkn 4 qof dhiigoda wax sahlan maaha .Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06938658756132575570noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22915717812012391492015-02-17T11:52:19.690+00:002015-02-17T11:52:19.690+00:00Nin sxbkey ah aya waxa u ii sheegaya in raisul was...Nin sxbkey ah aya waxa u ii sheegaya in raisul wasare ku xigeenku yahay nin wadaad ah warqada hadi ay tahay masulka ra.yigisa wa mesheda lkn 4 qof dhiigoda wax sahlan maaha .Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06938658756132575570noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-11424194217847745332015-02-17T11:39:25.678+00:002015-02-17T11:39:25.678+00:00waan ku salaamay walaal maanta aniga ayaa ugu hore...waan ku salaamay walaal maanta aniga ayaa ugu horeya aragti dhiibashada waana ku faraxsanahay. hadii qof uu dhinto shaqada laga suga doowlad waa in ay ciidanka ay hoowl galiso shacabkana ay weydiisato iney gacan kasiiyaan. mamuuqato isxilqaan doowli ah iyo mid shacab toona sababtoo ah halboowlaha caasimada in dad lagu laayo oo aan lasoo qaban macnaheydu waxa weeye xanuun naguma heyso. waxaa marwalba habciyo nabada waa joogteyn la aanta howlaha lagu sugayo amniga.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09508491581491025904noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-80227332112546905862015-02-17T11:37:50.397+00:002015-02-17T11:37:50.397+00:00Yusuf Garaad dhibaatooyinka dawladnida Soomaaliya...Yusuf Garaad dhibaatooyinka dawladnida Soomaaliya ku habsaday ayay ka mid tahay in markii dambilayaal dad laayaan ama weeraraan goobihii muhiimka ahaa ee dalka ay dawladii dalku tacsiyayn kaliya meesha lasoo fariisato. Run ahaa ahaantii arrintii shalay dhacday iyo kuwii la mid ka ahaa ee 6dii sano eee lasoo dhaafay dhacayay waa kuwo isku mid ah dawladuna aysan qaadiin tallaabooyinkii ku habboonaa. Markii arrintaan oo kale dhacdo sadex arrimood waa in ay dawladu qaaddo 1: in dambilayaasha si deg deg ah loo baacsado ilaa laga soo qabanayo 2: in hoogaanka ciidamada ammaanka lala xisaabtamo lana waydiiyo sida ay ku dhacday in magaalada bartankeeda dad lagu laayo kuwii dilayna ay baxsadaan. 3: in reform lagu sameeyo qaabka ay ciidanka ammaanku uga jawaabaan markii arrintaan oo kale dhacdo si aysan u dhicin in dambilayaashu ay mar kale baxsadaan.Cali M. Diinihttps://www.blogger.com/profile/10964238617461095237noreply@blogger.com