tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post1422827702716563867..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Adeegsiga khaldan ee ereyga mucaaradYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger4125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-47821169942239148332014-11-25T13:43:20.638+00:002014-11-25T13:43:20.638+00:00Yuusuf waxaad tahay nin si fiican u yaqaan luuqadi...Yuusuf waxaad tahay nin si fiican u yaqaan luuqadiisa hooyo iyo waliba sida loo adeegsado, kalimadan ay adeegsanayaan dadka u badan da'yarta suxufiyiinta ahna waa la fahmayaa waxa loola jeedo, laakiin waxa u baahan in wax laga badalo ma aha eriyada Af-soomaaliga sida Madaxweyne in Ra'iis lagu badali Mucaarad macno kale loo raadiyo.<br /> Af-soomaaligu waa sidii uu Nabi Aadam ku ogaa ee waxa isbadalay waa dadka afkaa ku hadala waxa isbadalka u baahana waa iyaga luuqada ma aha.<br />Isbadalka luuqada waxba ma soo kordhiyo, laakiin isbadalka dadku wax weyn ayuu soo kordhin.calicaliyowhttps://www.blogger.com/profile/02455092757713040356noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-75249013743229734622014-11-25T10:56:09.821+00:002014-11-25T10:56:09.821+00:00Mucaarad = qarandumis, dibusocod, horumardiid, dan...Mucaarad = qarandumis, dibusocod, horumardiid, danayste, waxmagard iwm. Waa fikirkii la igu habay een ku barbaaray xilligii dawladdii dhexe ee kalitaliska ahayd. Lkn markaan waynaaday een waliba ku koray Yurub, wxn bartay, in mucaarad iyo muxaafadku ay yihiin dheellitirka maamulka dalka ka arrimiya. Haddii mucaarad xor ah la waayo qoys labada waalid mid dhintay. Ubadku waa rajo ama agoon. Lkn markaan taariikhda Soomaalita ogahay, waan fahmi karaa, in erayga mucaarad dad badan ula dhadhamayo sifooyinka aan ku turjumay ee kacaankii barakaysnaa inagu maskaxxalay( brain wash). Cabudhinta mucaarad(fikir) xor ahi waa wixii Soomaaliyaa iilka dhigay. Ilaahay madax bilaa mucaarad ah adaan kaa magan galnay.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/16509244261501309882noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68754088233038629102014-11-25T10:21:59.693+00:002014-11-25T10:21:59.693+00:00Waa qoraalkaaga waxaan ka hadlayaa!!Waa qoraalkaaga waxaan ka hadlayaa!!Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14301732667155303682noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-63978340247311005132014-11-25T10:21:21.200+00:002014-11-25T10:21:21.200+00:00Waa erey bixin saxan Garaad, saxaafaduna waxay u b...Waa erey bixin saxan Garaad, saxaafaduna waxay u baahan tahay erey bixin saxan oo Af-Soomaaligeeda laga soo shaqeeyey qof tifaftire ah wey u baahan yihiin dhamaan inta wax ku qorta aaladaha internetka,idaacadaha iyo wargeysyadaba.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14301732667155303682noreply@blogger.com