tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post1965083210327847372..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Amnigu Qori ka Qara WeynYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger19125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70765781322103060572019-03-09T10:17:53.123+00:002019-03-09T10:17:53.123+00:00ALLAH ka jaasaai siiyo mudane garaadALLAH ka jaasaai siiyo mudane garaadAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/12835646419167978067noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-7024911567147209022019-03-07T18:26:43.980+00:002019-03-07T18:26:43.980+00:00ma sha allah shukran waxbadan ayaan ka faidaystay ...ma sha allah shukran waxbadan ayaan ka faidaystay hadalkaaka.

Somaliyeey Nabad-Somaliyeey Nabad-Somaliyeey Nabad-Somaliyeey Nabad-
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/00030319067099061691noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-49922388373216424622019-03-07T17:09:56.135+00:002019-03-07T17:09:56.135+00:00Mahadsanid Yusuf-garad aqoonta aan bloggaagan ka f...Mahadsanid Yusuf-garad aqoonta aan bloggaagan ka faa'idey inta ay le'egtahay masoo koobi karo.

Sidoo kale qormadani wax badan ayay ka beddeshay fekerkii iyo aragtidaydii hore ee aan ka aamminsanaa amniga.mahadsanid mar labaad.Guurreeye Salaadhttps://www.blogger.com/profile/18318127702064020427noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-57347470150627943212019-03-07T16:40:23.789+00:002019-03-07T16:40:23.789+00:00This comment has been removed by the author.Guurreeye Salaadhttps://www.blogger.com/profile/18318127702064020427noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-3942210514434940072019-03-07T00:59:43.058+00:002019-03-07T00:59:43.058+00:00Waa faalo muhiim u ah soomaalida , mahadsanid muda...Waa faalo muhiim u ah soomaalida , mahadsanid mudane ex wasiirka arrimaha dibadda Ahttps://www.blogger.com/profile/02868919192332490864noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-48262892800130470392019-03-07T00:15:13.932+00:002019-03-07T00:15:13.932+00:00Runtii aniga waxaan aaminsanaa in mudnaanta amniga...Runtii aniga waxaan aaminsanaa in mudnaanta amniga lasiiyo lkn qoraalkan fikirkayga ayuu wax weyn kabadalay
Thanks Mudane Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07233518256763592276noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28886837076743328792019-03-06T11:03:54.404+00:002019-03-06T11:03:54.404+00:00RUNTII YUSUF WAXAD AAD II XASUUSISAY ANIGA OO BARI...RUNTII YUSUF WAXAD AAD II XASUUSISAY ANIGA OO BARIGAA KU NOOLAA G.AWDAL WAXAN XASUUSTAA DHACDOOYIN U EG KUWA AAD NOOGA SHEEKAYSAY XOOG AYAN UGA MURUGOODAY QAYBTA HORE EE SHEEKADAADA
HASEYEESHEE WAXA HADANA IGA FARXISA IN DHULKII HABEENKAA CAYNKAAA AHAA AY MAANTA YIHIIN NABAD LAAMIYO IYO LIGHT Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05651474692176205019noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60841864658391460632019-03-06T05:53:17.681+00:002019-03-06T05:53:17.681+00:00Waa run wadooyinka waxaa lagu tilmaamaa Halbawlaha...Waa run wadooyinka waxaa lagu tilmaamaa Halbawlaha Nolosha Aadamaha....Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09634109166426650048noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-32758047195597706392019-03-06T05:50:30.528+00:002019-03-06T05:50:30.528+00:00Sida aad sheegtay weeye mudane,noloshu ama dib udh...Sida aad sheegtay weeye mudane,noloshu ama dib udhiska dalku mahan ku mashqul lida hal dhinac ismoogsinta intii kale, fadlan qormadan lawadaag Madaxtooyada Soomaaliya o waliba sidi ina shaqo codsanaysid dadaalka ugali lahayd mid lamida gali waa wax tar qiimo leh aad dadkaga utartay. Mahadsanid

Waa Cabdimajid Hussein Arab jooga Garoowe.Abdu-Majid Arabhttps://www.blogger.com/profile/18100760285801763230noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-44616719374114650022019-03-06T00:56:55.963+00:002019-03-06T00:56:55.963+00:00Waa Qormo Aad U Qiima Baddan
Amnigu Waxu Ka Midya...Waa Qormo Aad U Qiima Baddan
Amnigu Waxu Ka Midyahay Tiirarka Nolosha Kuwooda Ugu Muhiimsan

Dalku Mahagaagayo Inta Diinta 1Koowaad Qabyaalada Tahay
Diinta Islaamkuna Waddo Ku Marka Tahay.
Mahadsanid Muddane Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17562365224857997050noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-34959225792750440362019-03-05T22:59:07.430+00:002019-03-05T22:59:07.430+00:00Marka aan daalacanayo ama aqrisanayo qormooyinkaga...Marka aan daalacanayo ama aqrisanayo qormooyinkaga mudane waxaa igu labo'laama wadaniyada iyo jacaylka aan dhulka somaliyed u qabo. Qarniyaba ha qaadatee Riyadaydu waa somaali oo hagaagta insha allah. Mahadsanid Abdalla daqarehttps://www.blogger.com/profile/00669014144754191131noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-37784491197239113072019-03-05T21:21:07.218+00:002019-03-05T21:21:07.218+00:00Waxaan maqlay sheeko quseeso shiikh masaajid tujin...Waxaan maqlay sheeko quseeso shiikh masaajid tujin jiray markuu minbarka ku istaagana daleeceyn jiray dowladda, markii kadib ayaa xil laga siiyay dowladdii kadib waxuu joojiyay daleeceynta iyo wax ka sheegidda dowladda. Markaasa la weydiiyay oo la yiri "nin yahow maxaa ku helay soo taa adiga wax ka sheegi jirag dowladda maanta maxaa afkaagi helay"?. Waxuu ku jawaabay "adeerayaalow manbarka masaajidka iyo manbarkaan isku mid ma aha"!!!.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13271655436071363280noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59908695682450346172019-03-05T20:31:47.317+00:002019-03-05T20:31:47.317+00:00Waaa faalo ama warbixin qiimo iyo qaayo leh kana t...Waaa faalo ama warbixin qiimo iyo qaayo leh kana turjumaysa xaqiiqada jirta daahana ka faydaysa waana mid taabanaysa shakhsi kasta oo soomaliya
Waxana Amiga igusoo jiidatay ciwaankeeda sharaxaada guud ka bixinaya ee ah ,, amnigu qori ka qarawayn,,Abdi aziez dahirhttps://www.blogger.com/profile/16215885494757596291noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-83872771281759706422019-03-05T19:45:10.796+00:002019-03-05T19:45:10.796+00:00Waa wax jira oo sax ah hadane leeska indha tiro, w...Waa wax jira oo sax ah hadane leeska indha tiro, waxaa haboon erayga priority inaan meesha ka saarno inta aan dadkeena wax kaga qabaneeno waayo dadku osku wada xirfad maaha qof walba xirfadiisa gaar ahaaneed ayuu wataa ayada ayuuna wax ku qaban karaa yaanan la.dib dhigan waxa maanta inoo yaalaSomali Environmental Research and Action (SOM-ERA)https://www.blogger.com/profile/11693289298994952114noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-48382516839199515772019-03-05T19:04:41.405+00:002019-03-05T19:04:41.405+00:00Waad mahadsantahay mundane ,waa arin jirta balse s...Waad mahadsantahay mundane ,waa arin jirta balse siyaasiyiinteena Maxy San dadkooda u dareensiin Karin wadaniyad ficil ah oo aan. Ku xirneen sharuudAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/10407619147278651544noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68022937242216512362019-03-05T18:44:02.791+00:002019-03-05T18:44:02.791+00:00waa mahadsan tahay.
waa mahadsan tahay.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04635699530910446534noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-79717686408486642482019-03-05T17:55:02.992+00:002019-03-05T17:55:02.992+00:00warbixin hab qoraal fiican dareen keedana le xaqii...warbixin hab qoraal fiican dareen keedana le xaqiiqada taabanaysa qormooyinkaagu iguma jiraan qoraalada oo dhan maxusuusto qoraal aad soo qortay oo anan akhrin mahadsanid mudane Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17578566934559008764noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67955668997344450352019-03-05T16:01:38.310+00:002019-03-05T16:01:38.310+00:00Aad ayaa kaaga mahadcelineynaa talooyinkada wax ku...Aad ayaa kaaga mahadcelineynaa talooyinkada wax ku ool ka ah.Ayub H. Abdullehttps://www.blogger.com/profile/16609773305556631475noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-21174354661685363632019-03-05T15:27:13.928+00:002019-03-05T15:27:13.928+00:00thanks mudan thanks mudan Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06533321926195963969noreply@blogger.com