tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post2368405344913992473..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Buubbaa oo Calankiisa BeddelayYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger64125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-30723072641955821352021-03-05T18:00:24.683+00:002021-03-05T18:00:24.683+00:00Aad ayaan kaaga aragti duwanahay fikirkaagaa, anig...Aad ayaan kaaga aragti duwanahay fikirkaagaa, aniga waxay iila muuqataa in wanaaga iyo fiicnida labada dhinac waxay ku jirtaa in lakala gurto oo midkastoo labada dhinac ka mida roobku dhinaciisu ugu da'oAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/18020565890058014301noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59883239358435268622021-03-03T09:45:27.951+00:002021-03-03T09:45:27.951+00:00Mudane waayo arag ayaad u taha xalado badan, bal a...Mudane waayo arag ayaad u taha xalado badan, bal aniga fariin aan massager kugu soo diray ii fiiriAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/14156380253386118498noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78144614513247548552021-03-01T23:27:56.207+00:002021-03-01T23:27:56.207+00:00General Mohamed Farah Caydiid Garaad Allaha u naxa...General Mohamed Farah Caydiid Garaad Allaha u naxariisto 🙏Guhäädhttps://www.blogger.com/profile/15468535051935437177noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60804483984895339412021-03-01T23:26:08.826+00:002021-03-01T23:26:08.826+00:00General Mohamed Farah Caydiid Garaad Allaha u naxa...General Mohamed Farah Caydiid Garaad Allaha u naxariisto ��Guhäädhttps://www.blogger.com/profile/15468535051935437177noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59934515488998010502021-02-28T20:51:48.021+00:002021-02-28T20:51:48.021+00:00Dhamaan inta aad bidhaamisey in si degan looga doo...Dhamaan inta aad bidhaamisey in si degan looga doodo waa arin loo bahanyahayAbshir Alihttps://www.blogger.com/profile/15611548247825247700noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-5911893990161212702021-02-28T11:20:21.729+00:002021-02-28T11:20:21.729+00:00Mahadsanid Mahadsanid Lab Scientist Cabqarihttps://www.blogger.com/profile/01368420051385986705noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-55375346279441836612021-02-28T11:19:51.134+00:002021-02-28T11:19:51.134+00:00HADDALKA AAN SHALAY DHAGEYSTAY Qoraalkuba waa kala...HADDALKA AAN SHALAY DHAGEYSTAY Qoraalkuba waa kala laboLab Scientist Cabqarihttps://www.blogger.com/profile/01368420051385986705noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-75950528774269652852021-02-28T10:52:12.185+00:002021-02-28T10:52:12.185+00:00UST yusuf Garad waa Qormo Macnaweyn xambarsan
Wana...UST yusuf Garad waa Qormo Macnaweyn xambarsan
Wanan Kulaqaba hdlka Ah In latixgeliyo Mowqifkiisa Shakhsiga ah waa Rugcadaa An Laganban Hdlkisa
Waxanse Anan Fahmin Kaliya
Mafilayn In uu Idacwaynayo Oo Kadabaturka Bl ino Fasir? Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11757565200892792545noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-65111379200525682592015-06-21T03:42:19.873+01:002015-06-21T03:42:19.873+01:00SSC SOMALIA
SXB ARAGTIDAADA WAAN SOO DHAWAYNAYAA...SSC SOMALIA

SXB ARAGTIDAADA WAAN SOO DHAWAYNAYAA

ARINTA buuba Ku Saabsan Dhex Dhexaad Ayan ka AhayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/04803315405925878621noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12467732692557985532015-06-21T03:41:44.910+01:002015-06-21T03:41:44.910+01:00SSC SOMALIA
SXB ARAGTIDAADA WAAN SOO DHAWAYNAYAA...SSC SOMALIA

SXB ARAGTIDAADA WAAN SOO DHAWAYNAYAA

ARINTA buuba Ku Saabsan Dhex Dhexaad Ayan ka AhayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/04803315405925878621noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28474298279315884612015-06-20T23:23:48.967+01:002015-06-20T23:23:48.967+01:00Laba mid AMA nin da'yar AMA nin siyaasada ku c...Laba mid AMA nin da'yar AMA nin siyaasada ku cusub Tolow midkeed tahay?Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05684317451415656593noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-90055940619397453742015-06-20T11:29:36.801+01:002015-06-20T11:29:36.801+01:00halkii roon rabow halkii roon rabow Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09575541713284000753noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-88351744010186716812015-06-20T11:26:18.283+01:002015-06-20T11:26:18.283+01:001991 JABHADA: SPLM -----------2015 DOWL...1991 JABHADA: SPLM -----------2015 DOWLADA : JUBBALAND
1991 JABHADA: SNM --------------2015 DOWLADA: SOMALILAND
1991 JABHADA: USC ---------------- 2015 DOWLADA: PUNTLAND
1991 JABHADA: USE---------------- 2015 DOWLADA: GALMUDUG
1991 JABHADA: RRA -----------------2015 DOWLADA: KOONFUR GALBEED
Allah naga qabto kuwa diirkeena leh ee cadowgeenu noo soo adeegsaday
Thanks for your post yusuf garaad
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11540507571836032949noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-41521011059769394542015-06-20T10:27:27.095+01:002015-06-20T10:27:27.095+01:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11540507571836032949noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22826613999604216142015-06-20T10:18:03.048+01:002015-06-20T10:18:03.048+01:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11540507571836032949noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-63011398110771500232015-06-20T10:06:10.159+01:002015-06-20T10:06:10.159+01:00Mahadsanid Yusuf.
Buubaa cabsi kamuujay Burburka ...Mahadsanid Yusuf.

Buubaa cabsi kamuujay Burburka Somalia taasi taasi waa dhab. Dalkan waxaa u dhameyndoona federalism, mamula yaryar oo Adis laga xukumo.

waxaa daliil u ah Axmed Madoobe, Shariif Xasan iyo Cabdiweli Gaas, lagama xukumo Mudisho ee waxaa laga xukumaa taladana kaqaatasn Adis Ababa.

weli ma aragtay maamul goboleed afka ku ballaarinaya dowlada xiriirkii waan u jarnay ama calankii dowladda dhexe gubaya.

Somalia haddii eey sidaan kusii socoto waxaa lagaaridoonaa xilli la iskaba hilmaamo wax somaliya ladhaho.Abdulkarim Dahirhttps://www.blogger.com/profile/10243183882083062270noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-5634465793792233962015-06-20T03:53:57.587+01:002015-06-20T03:53:57.587+01:00Qabiil idinkaa Soomaali uga tegaya. Qabiil baad ra...Qabiil idinkaa Soomaali uga tegaya. Qabiil baad rabtaan inaad dad qaran uga dhigtaan.

Hadaad leedahay dowladdii Soomaaliyeed qabiil bay ahayd SNM na qabiil ma ahayn, gartaad niqi lahayd alle nama hoos joojiyo. Caadifad wayn laakiinse aad is leedahay qari baad go la huwantahay.

SNM land waa qabiil. Qabiilna qabiil kale ma san dulayn karo. Haddii SNM inta maamul samaysteen ay rabaan inay dad sanduleeyaan waa loo joogaa.

Riyaalahan aad ku cel-celisaan sowdinkii u bixiyay "Wad & Calaf."

Haddii maamul wanaag SNM dhab ka yahay, hal reer baa idinla jooga ee maxaa sababay inay #2 wax ka sareeya ay u is taagi waayaan? Weligod ma waxay sugayaan in Alle #1 ka oofsado si ay #1 u noqdaan?

Tan kale, Siilaanyo ma ordayo oo waan ognahay, maxaa diiday in Saylici u tartamo oo labo nin oo Isaq ahi isugu haystaan kii ordi lahaa?

Been la daahay run ma noqoto. Soomaaliya ha noolaato!SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-57065904456820276852015-06-20T03:47:12.576+01:002015-06-20T03:47:12.576+01:00Beenta marka lagu cel-celiyo dadka inta laga caqli...Beenta marka lagu cel-celiyo dadka inta laga caqliga badan yahay baa run mooda. War xaggaad ku aragtay wax reer Waqooyi la yiraahdo oo ku midaysan fikirka SNM aabaha u tahay? Ma waxaad leedahay SNM reer Waqooyi bay meteshaa?

Shacabka keliya ee ku midaysan fikirka SNM aliftay waa reerkiina keliya. Been lagu cel-celiyay run ma noqoto.

Adigaaba sheegaya oo qiraya in shaqsiyaad idinla socdaan aad Xagla-Jebiye ka xustay. Nin naftiisa u shaqo tegay macno samayn maayo. Reer Khaatumo shaqsi iyo labo Is-xambaar meel ma gayn karaan.

Soomaali ama waa qabiil ama waa qaran. Wax Juquraafi ka kala tagayaa ma jirto!SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-15844412601622454802015-06-20T03:30:23.672+01:002015-06-20T03:30:23.672+01:00 Ismacil Buuba waa ninweyn oo Khabiir ah waxaanu k... Ismacil Buuba waa ninweyn oo Khabiir ah waxaanu kasoo qoostey midawgii Soomaaliweyn isagoo og in Hiigsiga 2016 ee dhismaha Dawladda Somalia oo loo qoondeeyey in looso dhiso Maamul goboleedyada Somalia. Somaliland kama tirsana Hiigsiga 2016. cid lasoo doortey oo u meteleysana ma jirto. Wada hadalka Somaliland iyo Somalia wuxuu furmaya Higsiga 2016 dawladda kasoo baxdaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05468031817039028697noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-31713178978244047102015-06-20T00:02:54.954+01:002015-06-20T00:02:54.954+01:00waxan kuu sheegayaa hadii aad caqli leedahay waad ...waxan kuu sheegayaa hadii aad caqli leedahay waad ka waantoobi lahayd qabiil iyo qaadqaadi diisa maxaa yeelay waxaa laga yaabaa inaad maanta
qaxooti ku tahay dal shisheeye oo kaa ash asha qofnimadaada iyo jiritaankaaga waxase muuqata inaad ku faraxsan tahay.....

hadii aanad ku faraxsanayna maad qaadaa dhigteen qabiil iyo qabiil waxaad tahay ma kore xaga maskaxda ah !!

dawladii hore ee ay riday SNM qabiil bay ahayd iyaduse qabiil ma ahayn oo waxaa kuu cadaynaya waxa ay saldhigyo ku lahayd meelo badan oo ku teedsanayd gobolo badan oo SOMALIA ah . ilaahy wuu ku guuleeyey halgankaas oo waa laga takhalusay taliskii maxaysatada ahaa ee nacaska ahaa.

Somaliland hadii aad qabiil ku la dagaalan aad is tidhaahdo adiga ayaa daali oo waxba ka qaadi maysid maxaa yeelay iyada ayaan qabiilba ahayn...!!
maxaa kuu cadaynaya DAAHIR RIYAALE oo ahaa madaxweynihii ugu wakhtiga dheeraa SOMALILAND waxa uu qabiil ka aad sheegayso mid aan ahayn oo wuu kaga lexejeclo badnaa qabiilka aad sheegayso.....!!

isaga ayaana dib loogu dooranayaa in uu sii daadihiyo dalka ilaa aqoonsiga laga haleelayo!!
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10402798211184710628noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89187984267398096732015-06-19T22:05:37.266+01:002015-06-19T22:05:37.266+01:00Maxaad ka subxaanalaysatay? Ma inaan qabiil magaci...Maxaad ka subxaanalaysatay? Ma inaan qabiil magacii sheego?

Haddii aad aragto qof Soomaali ah oo diidaya inuu si cad u sheego magac qabiil waa beenaale.

Anigu maba soo qaadin dowladdii hore iyo dembigay gashay. Waxaan sheegay in SNM dhashay waxaad ugu yeertaan "Soomaalinad"

Taasna qpofkii caqli lihi wuu arkaa

Qabiil waa la wada yahay. Si xun u isticmaalka ayaa xun.

Haddii aad leedahay SNM land maaha fikir Isaaq iyadana been uun baad ku sheegtay.SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12298631940197494132015-06-19T21:57:33.531+01:002015-06-19T21:57:33.531+01:00SSC SOMALIA
Subxaanalaah!! tusaale fiican baad u t...SSC SOMALIA
Subxaanalaah!! tusaale fiican baad u tahay cudurka ku habsadey umada SOMALIYEED mar hadii qof adiga oo kale uu af labadii kula badheedhayo qabiil oo qudhun abaalkiisu yahay.

SNM may ahayn garabka kaliya ee eryaday MANAXIHII SIYAAD BARE ee moofeeyey shacbi badan oo soomaaliyeed hadii adigu aad ku hoos naaxday dhiiga shacbiga Soomaaliyeed waa abaalkaa inaad maanta u oydaa qabiil maxaa yeelay waxaad wax ku ahayd qaraabo kiil !!Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10402798211184710628noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-518189896335463192015-06-19T21:44:51.904+01:002015-06-19T21:44:51.904+01:00caqli fayow hadii uu kugu jiro amase aad aqoonteed...caqli fayow hadii uu kugu jiro amase aad aqoonteeda leedahay dib u akhri taariikhda ma guurtada ah iyada ayaa ku bari doonta xaalada maanta taagan iyo mustaqbalka intaba eh !! .

Qodobka kale ee aad ka hadashay ee kud ka guur oo qanjo u guur waxaad uga jeedaa sal ma leh oo meeshaba ma qabto, maxaa yeelay waa lawa ogsoon yahay horumarka xawliga ah ee lugta la hayo ee ay Dawlada iyo Shacbiga Somaliland ku talaabsanayaan iyaga oo wada jira.

inta caqliga badan ee calool adayga badan baa nalaga joogta laascaanood waana ku dhabta ah ee wax u soo dhicin kara waxna ka dhimi kara......tuslaale fiican waxa ku ah " xaglo toosiye".

shacbiga reer Somaliland waa midaysan yahay ....maxaa yeelay dhismahooda cadaalad baa u sees ah.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10402798211184710628noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-50066871933984903252015-06-19T20:34:47.606+01:002015-06-19T20:34:47.606+01:00Aniga waxaan ka fahmay in Buubaa arkay in meesha m...Aniga waxaan ka fahmay in Buubaa arkay in meesha midnimo iska daayee lagu kala tagi rabo. Tan kale barnaamijkan Hiigsiga 2016 wuxuu meel mara soo istaajin doonaa siyaasiinta reer Waqooyiga ee K/Soomaaliya jooga, waayo dowladda la dhisayo sanadka dambe waxaa ku mideysnaan doona Puntland, Jubbaland, Galmudug, K/Galbeed, iyo wixii ka soo baxa Banaadir, Shabeellah iyo Hiiraan.
Marka dowladdaasi waxa ay meel mara soo istaajin doontaa reer Waqooyiga Xamar ku sugan oo ay qasab noqon doonto in ay laabtaan sida Buubaa oo kale.
Nabad gelyoAragti Xor Ka Ah Ibleyshttps://www.blogger.com/profile/14184463955419984527noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-23962926436852005072015-06-19T18:14:53.642+01:002015-06-19T18:14:53.642+01:00Waa falanqayn siyaasadeed oo aad u muhiima si fiic...Waa falanqayn siyaasadeed oo aad u muhiima si fiicana aad u lafa gurtay. Mahadsanid Hassan Abdi. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04436350269212794789noreply@blogger.com