tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post3526252127548475841..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: 12 - ka Oktoobar, K'naan, Xalane iyo MuuroYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger7125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-69488944063634701192015-10-17T16:29:41.541+01:002015-10-17T16:29:41.541+01:00Mahadsanid walaalMahadsanid walaalAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/02402508065921923015noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73606373615568157862015-10-13T20:11:52.957+01:002015-10-13T20:11:52.957+01:00yusuf garaad mano shegi karta Cawale wuxu qabteyusuf garaad mano shegi karta Cawale wuxu qabteAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03382144077027518639noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-35215668289028586932015-10-13T18:26:22.472+01:002015-10-13T18:26:22.472+01:00Yuusuf Garaadow maxaa kugu kalifay inta aad isku ...Yuusuf Garaadow maxaa kugu kalifay inta aad isku Reerka tihiin soo qaadato bes ? Mise Qabiil aan Qabiilkaaga ahayn halgamaa Somaliyeed maleh ? Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06094332264997460930noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73480087996725805792015-10-13T10:33:25.640+01:002015-10-13T10:33:25.640+01:00Aniga aya noqon doona geesiga xiga ee ka danbeeya ...Aniga aya noqon doona geesiga xiga ee ka danbeeya MUURI wayo mardhow ayan ka dul taagi doona calanka SOMALIA, JIG JIGA iyo WAJEER insha allh ilaah kuma adka taaas wana ku jiifta kama hadlaya SOMALILAND iyo gobalada Soomaaliya .Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11882526196968597739noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-58075805027346862812015-10-12T23:08:48.687+01:002015-10-12T23:08:48.687+01:00Somaliland iyo Somalia, halkaa aay sartu ka qudhun...Somaliland iyo Somalia, halkaa aay sartu ka qudhun taay waa Shantii somaliyeed haa la mideeyo.

Bal dadka wali is leeh somali waa mid, hal aan waydiiyo : Dawlada jaabuti, marki aay qadanaaysa xoriyada , barlamanka xamar miyaan laga ogalaan inaay jabuuti dal xoor ah noqoto ?

Haadi aay jawabtu tahay ha. Hadaba shan somaliyeed maa jirto ee waa 4 ayaa soo hadhaay. Markaa hadi shantii somaliyeed been noqotay oo jabuuti dal xoor ah loo ogal yahay, maxaad uu xaasidaysaan Somaliland, macaal Yusuf Garaadkiisan ku dheeh oo ???? Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04573645689027032020noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-87496295532987525612015-10-12T17:18:11.969+01:002015-10-12T17:18:11.969+01:00Doco iyo ammaan ayaan u dirayaa dhamaan intii u so...Doco iyo ammaan ayaan u dirayaa dhamaan intii u soo halgantay gobanimada Somaliya.

Haday maanta joogi lahaayeen, murugo iyo uur-ku-taalo ayay u dhiman lahaayeen.

Shantii Somaliya inay isku keenaan ayaa hamigoodu ahaa. Maantana, labadii nasiibka u yeelatay inay is raacaan ayaa lix iyo kabadan loo qaybinayaa.

Uma jeedo iftiin ka bidhaamaya dhamaadka godka aan ku socono.

Waxaa niyadayda sii dilaya: inaynaan wali garan wixii dhacay iyo sababta keentay midna.

Ahmed Hilowlehttps://www.blogger.com/profile/13041240618853769080noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-38574953183538200502015-10-12T17:17:35.092+01:002015-10-12T17:17:35.092+01:00Doco iyo ammaan ayaan u dirayaa dhamaan intii u so...Doco iyo ammaan ayaan u dirayaa dhamaan intii u soo halgantay gobanimada Somaliya.

Haday maanta joogi lahaayeen, murugo iyo uur-ku-taalo ayay u dhiman lahaayeen.

Shantii Somaliya inay isku keenaan ayaa hamigoodu ahaa. Maantana, labadii nasiibka u yeelatay inay is raacaan ayaa lix iyo kabadan loo qaybinayaa.

Uma jeedo iftiin ka bidhaamaya dhamaadka godka aan ku socono.

Waxaa niyadayda sii dilaya: inaynaan wali garan wixii dhacay iyo sababta keentay midna.

Ahmed Hilowlehttps://www.blogger.com/profile/13041240618853769080noreply@blogger.com