tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post4219685434352603446..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Madaxweynaha PuntlandYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger61125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-65526911818017370262013-08-17T00:36:16.566+01:002013-08-17T00:36:16.566+01:00Waa Halyey Faroole waayo wali taariikhda Somalia i...Waa Halyey Faroole waayo wali taariikhda Somalia intii burburka ahayd ma soo marin hogaamiye hal mab,da leh sida Madaxweynaha Puntland oo isagu hadafkiisu yahay in dalka nidaam Federal ah Dowladnimo looga dhalin karo, anna waan ku raacayAbshir Dhiirranehttps://www.blogger.com/profile/13187108362675724389noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-56300805769806364902013-06-12T20:52:17.702+01:002013-06-12T20:52:17.702+01:00Yaab waaye wlhi ilahoow umadda ka qaboYaab waaye wlhi ilahoow umadda ka qaboAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/06746198335603808391noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14603154728941700322013-06-12T16:18:46.410+01:002013-06-12T16:18:46.410+01:00War Yuusuf Garaad, kaan naqaanayba maahanWar Yuusuf Garaad, kaan naqaanayba maahanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/07370008667287919487noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-90867423344978509332013-06-11T18:07:55.575+01:002013-06-11T18:07:55.575+01:00soomaali maxay nabad noqotaa kii balad joogay kii ...soomaali maxay nabad noqotaa kii balad joogay kii baadiye joogay waa wada siyaasi kkkkkkkkkkkkkk walee waan yaabayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/13124703828712525531noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78500750420933765902013-06-11T14:29:43.641+01:002013-06-11T14:29:43.641+01:00This comment has been removed by a blog administrator.Somalia land alliancehttps://www.blogger.com/profile/15864032775454372705noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-66438545261396356042013-06-11T10:47:00.589+01:002013-06-11T10:47:00.589+01:00Yusuf waxaad amaanta mayaad waysay ninka aad leeda...Yusuf waxaad amaanta mayaad waysay ninka aad leedahaynabad buu ka shaqaynaa soo ma aha ninka sanad xoog ku darsaday qabiil kuna uu googooyay give me a breakAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/07311032297692164226noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71810073283210031292013-06-10T23:14:04.272+01:002013-06-10T23:14:04.272+01:00Anigu waxaan u arkaa in c/raxmaan faroole uu istic... Anigu waxaan u arkaa in c/raxmaan faroole uu isticmaalo "my way or no way" taas oon xal u ahay umada soomaaliyeed.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07808783855652318987noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70148846143195249702013-06-10T01:54:58.898+01:002013-06-10T01:54:58.898+01:00froole ilaah baa iga yaqan lkn markasto oo uu hadl...froole ilaah baa iga yaqan lkn markasto oo uu hadlo hadlkiisa waxxaan kad reemaa.....
anaa qalaa anaa qeebinaa qeebta ubadana anaa qaadaanaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05106831567500128510noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59888319457284062682013-06-09T22:04:53.859+01:002013-06-09T22:04:53.859+01:00Yusufow waxii aad ku wada hadsheen faroole waad so...Yusufow waxii aad ku wada hadsheen faroole waad soo gudbisey, waana ku mahadsanytahay warka aad nala qaybsatey, bal soo daa wixii aad Madaxweyne xasan kala kulantey please si aan war buuxa u helno oo guud.

MahadsanidSomalia land alliancehttps://www.blogger.com/profile/15864032775454372705noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-79995981968689033802013-06-09T01:30:17.419+01:002013-06-09T01:30:17.419+01:00yaab qofba shaar xiray manta waa caddan shalay mad...yaab qofba shaar xiray manta waa caddan shalay madow ayuu ahaa dorraadna cassaan ayuu ahaa,,,,,,,yuusuf manta shaarkiisa inuu caddaan ka dhigo ayuu rabaa cml,,,kkkkkkkkkkk,,,,mara cad oo wasakhowday sideedi ma noqoto ama hee somalidu waxay tiraahda laf jabtay sideeedi ma noqoto,,,,,siyaasiga cusub ee yuusuf garad xilligan maahan xilligaa sumcad iyo taagero shacab raadin lahyd lkn xilligasi wuu ku dhaafay waa xilligii aad 2o-ka malyan ee geeska afrika ku nool aad dhagahooda haysatay,,,,xilligasna waa la ogyahay waxaa kasbatay,,,,
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01715107029230416046noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-5519612274888958462013-06-08T23:42:03.952+01:002013-06-08T23:42:03.952+01:00This comment has been removed by the author.www.Somali.comhttps://www.blogger.com/profile/09926265568296856322noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28202500867256438212013-06-08T23:37:30.168+01:002013-06-08T23:37:30.168+01:00This comment has been removed by the author.www.Somali.comhttps://www.blogger.com/profile/09926265568296856322noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-87245098566707615682013-06-08T17:07:24.776+01:002013-06-08T17:07:24.776+01:00Aniga rayi ahaan waxaan qabaa inta madaxweyne faro...Aniga rayi ahaan waxaan qabaa inta madaxweyne faroole uu taageerayo maamulada sharci daradda eey dowlada somaliya ku tilmaamtay, isla markaana uu ku dadaalayo in uu kismaayo qabsadaan dad aan wax faa'iido ah aan u keeni karin gobolada jubooyinka iyo gedo in uusan noqon karin noqona doonin nabad doon soomaliyeed, marka hadii uu doonayo inuu noqdo nin eey taariikhda baal wanaagsan eey ku xusto waa in uu arintaan jubooyinka iyo gedo uu dhexdhexaadka noqdaa, maxaa yeelay hadda waxaan xaqiiq ku heynaa in uu faroole dhexdhexaad ka aheyn waxa ka taagan goboladaas...waad mahadsantahayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/04091880394912503707noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-61834077848390755812013-06-08T07:08:35.148+01:002013-06-08T07:08:35.148+01:00Sxb waan ku salamy salaan kadib waxaad aad ugu mah...Sxb waan ku salamy salaan kadib waxaad aad ugu mahadsnath faalooyiniagan lkn waxaan rabaa inaad madaxwayne xasan sheikh kula teliso inuu iska ilaaliyo xasaradaha qabiilka aduna aad talo wacn siisidAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03059274177690938973noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-80432040504608853422013-06-07T23:13:36.976+01:002013-06-07T23:13:36.976+01:00Yusuf Garad wad ku mahadsan tahay wareysiga Farool...Yusuf Garad wad ku mahadsan tahay wareysiga Faroole marka xigta Faroole ee siyasi somaliyed xaqna wu u leyahay in uu ka hadlo arimaha Somalia lkn aniga fikir ahantayda waxan oranlaha urur goboleedka igad watey goamiyen in loga danbeyo wixi mamaul ah dawlada hada wadanka ka jirto isagana waxaan kula dardarmi laha in uu arimaha mamulka dawlada uu u dayo islamar ahantasana kala shaqeyo arimaha mamulada gedo iyo juboyinka wa hadi uu donayo nabad iyo xalka Somalia ma ahan manta in lagu noqdo waxyabihi la so marey lagana faideysto fursadaha hada la haysto madama ay calamka o dhan garab tagan yihin dawlada hada ka jirta wadanka Somalia Madaxweynaha Puntlanad waxan dhihi laha hadi uu rabo in uu sharaf ku yesho wadanka iyo dadka dhexdodaba haka shaqeyo nabad iyo sidii dadka somalida laysugu so dhoweyn laha. thnks so much.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09569927351894248339noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-64625473772585619742013-06-07T17:47:52.946+01:002013-06-07T17:47:52.946+01:00Waa arin wanaagsan in laga fikiro , wixii soomali ...Waa arin wanaagsan in laga fikiro , wixii soomali u dan ah oo la iska ilaawo qabyaalada aan meel ay gaadhsiinaysaa soomaliya aan la garanyn, waxaan rajaynayaa in dadku mar uun ku eegi doonaana indho ka madax banana qabiil markay wax cabirayaan. sidaan shaqsiyan u arkana waxad moodaa in qabiil u dagaalan uu faroole muujiyo marka uu ka hadlayo arimaha soomaliya , sidii khayr leh ayaan alle ka baryaynaa,,,,Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01676169438419482449noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85295776612162424182013-06-07T17:47:11.136+01:002013-06-07T17:47:11.136+01:00Runtii wadahadalka idin dhexmaray waa mid wanaagsa...Runtii wadahadalka idin dhexmaray waa mid wanaagsan oo laga dheehan karo halka uu marayo xaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, wayna wanaagsan tahay in la helo siyaasi ama qof kasta mawqifkiisa siyaasadeed si xal waara loo helo. Mahadsanid Yusuf, waxaa intaas ii dheer in la xushmeeyo fikirka qofka iyo xilliga uu Yusuf galiyay in uu qoraalkan ku soo diyaaro iyo in laga foggaado aflagaaddo.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06297318739209804638noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-33232432958726805772013-06-07T17:10:07.400+01:002013-06-07T17:10:07.400+01:00sida ku cad maqaa;adai ugu damyey ee siyaasada soo...sida ku cad maqaa;adai ugu damyey ee siyaasada soomaliya gaar ahaan kuwa jubbland iyo guud ahaan dalka somaaliya ama mudnaanta turxaan bixinta dastuurka soomaliya ee wali qabyad ah mudane Faroole waa shakhsiga weliya ee muujiyey mudnaan siinta nabad gelyada iyo wada jirka dalka samaliya isla markaasna u dhaqdhaqaaya ilaalinta dastuurka taasi oo tarikhta somaliya ay misaan wayn siindoon

intaasi kadib waxaan dadka somaliyeed gar ahaan dhalinta somaliya kula talin lahaam in aysan ku milmin qabyaalda ay ku wayey aayohooda balse ay ka fekeraan in kuwa ka damyey ay ku samayaan lahaayeen muqtabal wanaagsan taasi oo lagu dhidbay badbaadinta dalkooda hooyo ee codaado la degtay Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/16274780186862193475noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-46229076808213450992013-06-07T14:54:52.782+01:002013-06-07T14:54:52.782+01:00maanshaa allaah faroole waa aqoonyahayan dr ah waa...maanshaa allaah faroole waa aqoonyahayan dr ah waana shiikh diinta wax ka yaqaan waa na ninkii iska lahaa figrada dastuurka federaalka ah waxana uu doonayaa somalia oo wada dhisan oo aan gobol gobol kale wax uga baahnayn gobal walbaa dadkiisu ay amni iyo hormar iyo kala danbayn dhamaanba adeegyadii dawladu ay u dhamaystiran yihiin, waxaan filayaa ninka intaas diidan oo somali qoonsada isla markaana dalka ku celinaya sidii xilioyadii hore ee laga soo gudbay ee ahaa in umada somaliyeed ay u kala dabqaadaan dalal shisheeye sida hadaba xassan uu durba ugu tafa xayday in arimaha jubooyinka loo kala dabqaado oo uu igad ugu cararayo taasi macna wayn inoo samayso nina meeshiisa lagama qaadi karo igadna dadka ma xasuuqaysao ee caqliga fiican ha shaqeeyo oo wadoon yinkii hore ee lagu fashilmay yuuusan madaxwaynuhu hada sii raacin waayo khasaaro iyo hantti burburin iyo colaaad waxaaan ahayn laga faa iidi maayo ee halaga tashado madaxwaynuhuna ha iska daayo anaa iri iyo aniga wax walba ha la iiiga danbeeyo wax saas u fakarana aduunka laguma arkin ee talada hala wada yeesho dalkuna ha wada dhismo yaan xamar oo qura dalka laga dhigin oo aan wax walba loo sad burin hadii kale cuqubo ayaana ka dhacaysa ee dadaw taa hala ogaado
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12646518568229954068noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-77053992775182552442013-06-07T14:31:35.926+01:002013-06-07T14:31:35.926+01:00yuusuf garaad waad mahadsan tahay aad baan kuugu h...yuusuf garaad waad mahadsan tahay aad baan kuugu hanbalyaynayaa yuusuf waa nabadoon ku caan baxay hufnaan dhex dhexaadnimo aad baan u jeclahay qoraaladaada iyo kaalinta wanaagsan ee aad ka qaadatid arimaha somaliya iyo mawaaqiftaada dhexdhexaadka ah allaah yacizak horay u soco weli dhalin yaro ayaa tahay mustaqbal wanaagsan ayaad leedahay insha allah waan arki doonaa maalin uun adigoo hogaamiyaha somaliya ah. ahmed abdirizak warsame somaliya puntland garowe Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01320161504575145017noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89732194470225472332013-06-07T14:03:25.701+01:002013-06-07T14:03:25.701+01:00Waxaan filayaa in Yusuf ujeedadiisu tahay in uu qi...Waxaan filayaa in Yusuf ujeedadiisu tahay in uu qiimeeyn ku sameeyo dadkii la oran jiaray Somaliya kadib markii ay qabiilo noqdeen sida ay fekerayaan kadib 22 sano oo jahawareer lagu soo jiray. Aniga waxaan u arkaa Yusufoow weli in bislaasho jirin oo gurbaankii qabiilka dhawaaqiisa dhaga dad qaar ku sii raxeeysanayaan.

Hadaan u soo noqdo hadalka Madaxweyne Faroole, hadii qoraalka uu kuu soo bandhigay ee lagu xadfay dastuurkii dhoobdhoobka aha sax yahay dowladda Madaxweyne Culusoow wakhtigeeda waa koobanyahay hadii uusan sax aheyna jiitanka waa sii socon doonaa inta laga heleyo ciidamo qaran oo u adeega danta dalka iyo dadka. Ciddii qabiil ku riyoona wakhtigeeda waa iska koobnaan doonaa.

Wadanka weli ma helin Nelsen Mandela, oo xornimada siiyey kii isaga xabsiga ku hayey, waad u jeedaa qoraalada halkan sida qabiilka saftiisu un afeeysantahay.

Waxaan adiga gaar ahaan kaa codsan lahaa in fekerada noocan aad inoo daadihisid laga yabee in shacab wax fahma oo is uruursada la helo kadibna sidii ka dhacday wadamadii carbeed ee kaligii taliska dhulka la galay.M. Yusufhttps://www.blogger.com/profile/10328578089013266691noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-62743549122732577342013-06-07T13:30:49.887+01:002013-06-07T13:30:49.887+01:00Asc runtii wey iska cadahay faroole bunt land ayoo...Asc runtii wey iska cadahay faroole bunt land ayoo nabaden la yahay maxeey tahay kismayo nabada oo la rabo adeer faroole wa jeraar waxaan wato dad gaar ah eey ka mid yihiin Ethiopia & Kenya iyo kuwa ka badan ruux gadtay dhulkiisa uma dahayo juboyinka Allah ayaan xala ka sugeen Rabi talo ku filan
Abdulkadir Mohamed Halanehttps://www.blogger.com/profile/11741655397285189550noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-36570205673429280552013-06-07T12:17:08.887+01:002013-06-07T12:17:08.887+01:00Faroole ma ahan nin nabadeed waa nin qabiil tankal...Faroole ma ahan nin nabadeed waa nin qabiil tankale ninka yiri kitaabka Alle soo dejiyay ma dhamaystirna oo sida baabuurta loo kala celiyo kuma jirto allana quraanka ku sheegay in loo garsoori doono tan geeska leh iyo mida garooman marka duulka sugayo inuu hogaamiyo iyagaa is og soomaali xaal haqadato isagaa dhaqan celis u baahanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/06076306969592268944noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-48707292732008331502013-06-07T11:52:00.956+01:002013-06-07T11:52:00.956+01:00somalidu waxba islama dii dana ay dawladu waxay ka...somalidu waxba islama dii dana ay dawladu waxay kadiday gobol somalia kamida oo hadana kenya ay uga faro dhuu dhuubantahay siyaasad ahaan iyo amaan ahaanba markaa anigu waxaan qabaa in kenya inta ay meesha kujirto ee siyaasiyiinta jubaland u ololeeyana garabsanayaa aanay waxba hagaa geen KENYA GET OUT OF SOMALIAAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09852286652943876631noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-88797137489485138722013-06-07T10:15:40.773+01:002013-06-07T10:15:40.773+01:00yusuf garaad aad ayaan kuu salamayah kolay waxaa k...yusuf garaad aad ayaan kuu salamayah kolay waxaa kaa muqatah inaa tahay nin damqasho somalinimo ay wadoh wana waajib saran qof kastah oo soomali ah ama ha garowsado xilka saaran ama waxaan natiijo lahayn iyo qabyaalad haku wareegeeh, waxay aniga ila tahay hadalka madax weyne faroole sidaas aad u dhigtay waa ila qumanyahay oo wax sixitaan ayuu u egyahay sidoo kale waxaan labada mas'uul u rijaynayaah waa president taha somaliya hassan sheikh mohamud and president taha puntlend mr faroole is afgarad iyo isku aragti inay ka noqdaan hannanka hididiilaha leh ee somalia kasoo iftiimayah waad mahadsantihiin Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05252523048649518480noreply@blogger.com