tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post4362638336310053810..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Farriimo Mahadcelin ahYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger7125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14294808680292080802016-01-05T21:19:12.020+00:002016-01-05T21:19:12.020+00:00Joogto ayaan u aqristaa qoraalladaada oo xitaa inb...Joogto ayaan u aqristaa qoraalladaada oo xitaa inbox-ka emailka ayay toos iigu soo galaan anigoo adeegsanaya G+ imana seegaan. Inta aanan aqriska billaabin ayaan eegaa dhererka qoraal kasta waxaanna u bogaa mid ba midka uu ka dheer yahay. ALLAA i lehe, ma arag qoraal aan saluugay. Aqoonta saxaafadeed iyo farshaxannimada ka sokow waxaan la iska helin xog-ogaalnimada iyo waayeelnimada ku lammaanan faallooyinkaaga iyo warbixinnadaada.
Wax badan ayaan ka kororsaday waan na hubaa in dad badani taa igala mid yihiin.
Aad ayaad u mahadsan tahay, Yuusuf.Muxumed Indhageellehttps://www.blogger.com/profile/18396043812439054192noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-57478600567155376902016-01-05T19:28:56.593+00:002016-01-05T19:28:56.593+00:00Da,daada iyo taariikhda aad haysaa Yuusufow waa ka...Da,daada iyo taariikhda aad haysaa Yuusufow waa kala balaaran yihiin. Maqaaladaada waxaan ugu heclahay markaad taariikhdaas nala wadaagto iyo mar marka aad waxoogaa qoraaladaada aad falsafadayso.
Waxaa kaloo bogaadin mudan tusaalaynta waayo aragnimadaada saxaafadeed ee aad siiso saxafiyiinta da'da yar siiba marka shaqaaqooyinku jiraan iyo qaraxyadu. Aniga laftaydu saxafi baanan ahayne wax badan oo qayligaygu diido ayaan ku arkaa saxaafadda cusub, waanse isaga cudur daaraayoo waxaan is dhahaa war intanba dadaaal bay ku keeneene ma cidbaa ku tacabtay. Tusaale waxyaabaha il diidada leh: meel baa qarax ka dhacayaa, sawiro badan baa laga soo qaadayaa oo qaar meyd ahi ku jiraan, dhaawac googo'ay, gelen gel lagu hoobtay. Markaad goraalkii oo dhiig ka da'ayo soo akhrido ayuu qoraagii warbixintu intuu link meesha soi dhigo ayuu ku dul qorayaa: DAAWO SAWIRADA!!!.Dhega, oo ma wax la daawadaad meesha soo dhigtay waa goob baas lagu hoobtaye, sowtii waxa fiican la daawan jiray. Waxaa kaga fillaan lahay inuu soo qoro:Fiiri sawirada ama dhugo sawirada.
Waan dheereeyey, raalli ahaada.Abdurazak Alihttps://www.blogger.com/profile/04741780222883595681noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-15944083212809624732016-01-05T19:17:29.297+00:002016-01-05T19:17:29.297+00:00Da,daada iyo taariikhda aad haysaa Yuusufow waa ka...Da,daada iyo taariikhda aad haysaa Yuusufow waa kala balaaran yihiin. Maqaaladaada waxaan ugu heclahay markaad taariikhdaas nala wadaagto iyo mar marka aad waxoogaa qoraaladaada aad falsafadayso.
Waxaa kaloo bogaadin mudan tusaalaynta waayo aragnimadaada saxaafadeed ee aad siiso saxafiyiinta da'da yar siiba marka shaqaaqooyinku jiraan iyo qaraxyadu. Aniga laftaydu saxafi baanan ahayne wax badan oo qayligaygu diido ayaan ku arkaa saxaafadda cusub, waanse isaga cudur daaraayoo waxaan is dhahaa war intanba dadaaal bay ku keeneene ma cidbaa ku tacabtay. Tusaale waxyaabaha il diidada leh: meel baa qarax ka dhacayaa, sawiro badan baa laga soo qaadayaa oo qaar meyd ahi ku jiraan, dhaawac googo'ay, gelen gel lagu hoobtay. Markaad goraalkii oo dhiig ka da'ayo soo akhrido ayuu qoraagii warbixintu intuu link meesha soi dhigo ayuu ku dul qorayaa: DAAWO SAWIRADA!!!.Dhega, oo ma wax la daawadaad meesha soo dhigtay waa goob baas lagu hoobtaye, sowtii waxa fiican la daawan jiray. Waxaa kaga fillaan lahay inuu soo qoro:Fiiri sawirada ama dhugo sawirada.
Waan dheereeyey, raalli ahaada.Abdurazak Alihttps://www.blogger.com/profile/04741780222883595681noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14099428234644904592016-01-05T13:53:32.468+00:002016-01-05T13:53:32.468+00:00Intaan aqrinayay qoraaladaada halka summad oo ay k...Intaan aqrinayay qoraaladaada halka summad oo ay ka mideysnaayeen "waa ineysan waaqica ka boodsaneyn".
Waxaan u maleynayaa inaan wada aqriyay 100-kaaga maqaal, gacantaada allaha kuu barakeeyo yuusuf.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11709607926879470446noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-718587648723871612016-01-04T21:30:12.044+00:002016-01-04T21:30:12.044+00:00Yusufow intaan odhan lahaaba inantaasaa tidhi.
Wa...Yusufow intaan odhan lahaaba inantaasaa tidhi.
Waxaan kaloon filayaa in hadii uu alle idmo sanadkan 2016 ku uu xiisa gaara leeyahay maadaama aynu rajaynayno dhacdooyin taariikhiya in ay qabsoomidoonaan adna lagaaga fadhiyo qormooyinkaagii ahaa gorfaynta,tusmaynta,naqdinta wararka ama xalada markaa taagan.
Dabcan aniga iyo in ilamidina aanu Ku raaxaysanno akhriska blogan...Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12729775279670911308noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60762407043973075522016-01-04T21:29:37.407+00:002016-01-04T21:29:37.407+00:00Yusufow intaan odhan lahaaba inantaasaa tidhi.
Wa...Yusufow intaan odhan lahaaba inantaasaa tidhi.
Waxaan kaloon filayaa in hadii uu alle idmo sanadkan 2016 ku uu xiisa gaara leeyahay maadaama aynu rajaynayno dhacdooyin taariikhiya in ay qabsoomidoonaan adna lagaaga fadhiyo qormooyinkaagii ahaa gorfaynta,tusmaynta,naqdinta wararka ama xalada markaa taagan.
Dabcan aniga iyo in ilamidina aanu Ku raaxaysanno akhriska blogan...Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12729775279670911308noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-53041396187817522582016-01-04T20:37:40.126+00:002016-01-04T20:37:40.126+00:00YG waan kaaga mahadcelinayaa qoraallada xambaarsan...YG waan kaaga mahadcelinayaa qoraallada xambaarsan macluumaadka kala duwan ood mar walba nala wadaagto.Waxaan talo ahaan kuugu soo jeedin lahaa in, hadba sidey suurtogal u tahay,aad waayo'aragnimadaada warfidineed la wadaagto faca weriyeyaasha ee hadda nool oy khibraddu iyo aqoontuba ku yartahay.SH.M.C.https://www.blogger.com/profile/00198565830776719672noreply@blogger.com