tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5374710564591099988..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Gar waa loo IslaamYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger13125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14406541664243392882015-11-05T15:51:33.014+00:002015-11-05T15:51:33.014+00:00Waxaa murugo iyo xanuun ah, in muwadinad Soomaaliy...Waxaa murugo iyo xanuun ah, in muwadinad Soomaaliyeed iyo Muwaadin Soomaaliyeed loo niyad xumeeyo. Ma jirto qof doortay ahaanshihiisa, mana jirto sabab loo noco abuurta Rabi inaka abuuray, waxaynan inagu dooranin.

Waxay ila tahay in shuruucda lagu daro qofkii lagu helo in sharciga lala tiigsado. Waxaana qabaa in maamulka Somaliland uu arintan baaritaan ka sameeyo.

Waxaan mahad usoo jeedinayaa Mudane Yuusuf Garaad oo marwalba dareen iyo hoga tusaale wanaagsan bulshada la wadaaga.

Mahadsanid Yusuf.Abdullahi Ali Hiradhttps://www.blogger.com/profile/07666458323696125645noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60990614366443489472015-10-20T08:55:53.004+01:002015-10-20T08:55:53.004+01:00Waa wax aad looga naxo anag oo sheeganayna Islaam ...Waa wax aad looga naxo anag oo sheeganayna Islaam in nin wasiir ah hadalad sidaa u foolxun lagu yidhaa Yusuf Wasiir Cali Cabdi waa sidaa aad ku taqanay waa nin hawl kar ah umadana ixtiraam ku dhex leh lakin nin af xumi meel walba wuu joogaa aadna wanu uga xunahay ninkaa khariban ee umadda ku dhex dhuuntay wanan ka xaal marinaynaa Wasiirkayaga Seerhttps://www.blogger.com/profile/05347030802492254366noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-62884948695914629122015-10-20T01:25:23.714+01:002015-10-20T01:25:23.714+01:00Waa qormo madhan.
-hebel waan aqaanaa...
-haye
-d...Waa qormo madhan.

-hebel waan aqaanaa...
-haye
-dee haye.

Waligayba Yuusuf Garaad Waxaan islahaa sidan wuu soo dhaami, laakiin habeen kasta wuu kasii darayaa uun.
Qof shax guuray lama sii waraysto.
dalkahooyohttps://www.blogger.com/profile/11733087140536573156noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-27880475671517250612015-10-20T01:22:38.019+01:002015-10-20T01:22:38.019+01:00Waa qormo badhan.
Hebel waan aqaanaa...
-haye
-dee...Waa qormo badhan.
Hebel waan aqaanaa...
-haye
-dee haye.

Waligayba Yuusuf Garaad Waxaan islahaa sidan wuu soo dhaami, laakiin habeen kasta wuu kasii darayaa uun.
Qof shax guuray lama sii waraysto.
dalkahooyohttps://www.blogger.com/profile/11733087140536573156noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-48616071572374392572015-10-19T08:57:57.047+01:002015-10-19T08:57:57.047+01:00Adigu goob joog madasha maad ka ahayd? Waxaan fil...Adigu goob joog madasha maad ka ahayd? Waxaan filayaa maya sida Aan hadalkaga ka arkayo! Haddaba aan ku tilmaamee waxaad daawataa haddalka Cabdicasiis Samaale Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09998714868102187382noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-17159466116022434922015-10-19T06:16:40.970+01:002015-10-19T06:16:40.970+01:00Waxay is hayaan oo caayay oo tumaal midgaan ah kus...Waxay is hayaan oo caayay oo tumaal midgaan ah kusheegay Biixi oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye markuu cabanayayna cid xaal iyo xumaan siisay goobta shirku kadhacayay kuma arag oo beesha Isaaq waayo aragoodu buuxa. Anagaa xaal siinay waana muwaadin dhab ah Soomaali xalaal ah wadani ah Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15650229975367951801noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-74714222596752877502015-10-19T06:16:31.833+01:002015-10-19T06:16:31.833+01:00Waxay is hayaan oo caayay oo tumaal midgaan ah kus...Waxay is hayaan oo caayay oo tumaal midgaan ah kusheegay Biixi oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye markuu cabanayayna cid xaal iyo xumaan siisay goobta shirku kadhacayay kuma arag oo beesha Isaaq waayo aragoodu buuxa. Anagaa xaal siinay waana muwaadin dhab ah Soomaali xalaal ah wadani ah Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15650229975367951801noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-25744642816107329212015-10-19T04:05:25.448+01:002015-10-19T04:05:25.448+01:00This comment has been removed by a blog administrator.dalkahooyohttps://www.blogger.com/profile/11733087140536573156noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81325556762762061342015-10-18T22:40:45.721+01:002015-10-18T22:40:45.721+01:00waa wax laga xumadaao runtii cunsuriyada intaas la...waa wax laga xumadaao runtii cunsuriyada intaas la'eg ee lagula kacay ninkaa odagaa ee qiimaha badan sorry wadaniyoozhttps://www.blogger.com/profile/00767324870059828332noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24681018629850904122015-10-18T22:01:57.190+01:002015-10-18T22:01:57.190+01:00Waa qormadi labad ee yusuf ka qoro Somaliland week...Waa qormadi labad ee yusuf ka qoro Somaliland week ugu dihii tolow maxa jira ?Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04573645689027032020noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-65758544689806362272015-10-18T21:39:23.432+01:002015-10-18T21:39:23.432+01:00Waa wax aad looga murgooda video gaasiWaa wax aad looga murgooda video gaasiAbdikeni Egehhttps://www.blogger.com/profile/01753013057123203673noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-65004168066570432612015-10-18T20:53:08.133+01:002015-10-18T20:53:08.133+01:00SC WR WB Yuusuf
Runtii waan daawaday videoga uu ca...SC WR WB Yuusuf
Runtii waan daawaday videoga uu cali ka hadlayo mana beenin karo hadalkii uu madashaas ka jeediyey jiritaankiisa, maxaa yeelay waxaan markhaati ka ahay in uu bulshadayda dhexdeeda ka jiro dhaqan aad u xun oo ah takoor hayb ku dhisan.
dadka walaalaha ah ee isku sinjiga iyo sawracaba ah ee soomaaliyeed ma kala sareeyaan mana kala mudna. waxaan aad uga xumahay oo aanu marnaba damiirkaygu qaadanaynin in qof soomaaliland ama umada soomaaliyeedba xil ka rabaa uu afkiisa waxaas oo kale ka yidhaahdo. kuna tilmaamo qof walaalkii ah mid aan waxba tarayn isagoo ku af lagaadoonaya qabiil dhan oo sheikh iyo shariifba leh... illaahay ha sharfo dhamaanba umada soomaaliyeed dhaqankaas xunna ha ka tirtiro
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14668652745254994030noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-30677069591875785982015-10-18T20:39:47.101+01:002015-10-18T20:39:47.101+01:00www.boramapress.com/2015/10/yuusuf-garaad-oo-si-ci...www.boramapress.com/2015/10/yuusuf-garaad-oo-si-cilmiyaysan-uga.htmlKadiye Mediahttps://www.blogger.com/profile/00803630645760734844noreply@blogger.com