tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5635363063429562498..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Soomaaliya iyo USA - Warkii hore War soo DhaafYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger24125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-17255497177765089922014-06-22T17:27:41.193+01:002014-06-22T17:27:41.193+01:00Farmaajo hala keeno mesha waa masuulka siyaasiga k...Farmaajo hala keeno mesha waa masuulka siyaasiga kaliya ee qabiilka iyo qabyaalada ka fog intaan ka aragnay waana qofki ugu horeeyay 4.5 si toos ah uga soo horjeestay Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06212330218629670062noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85023173784178261752014-06-05T14:29:29.348+01:002014-06-05T14:29:29.348+01:00wallahi wa wax lasoo dhaweun karo waanadareemay in...wallahi wa wax lasoo dhaweun karo waanadareemay in mareykanka beryhihi danbe uu ahmiyad siinayay somalia Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17866667087426092166noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-44800957485973720362014-06-05T14:15:08.479+01:002014-06-05T14:15:08.479+01:00asc sxbayaal ayadoon rajada eebe laga quusan karin...asc sxbayaal ayadoon rajada eebe laga quusan karin ilamaha ahan in ay dhici karto xiligan in somalida isi saxdo. waqtiba waqtiga uu kadanbeyo waan kasii xumanayan kana kala foganayan xalka iyo xiriirka somalida. hadalka Marekanka ksoo yeray waa wax ay cilmi baris ku soo sameyeen inaysan somali isbadali karin. tusale qurbaa latagay intay qurba joogta midobilaheed umada iyo wadankana caqli ukeni laheed waxay casriyeyeen magacyadii qabilada ay u baxsheen community ama deganadii dowlad ugu yereen. walalayaal Somali aqoon iyo caqli iyo cilmi isku fahmi weysay maxay kaloo isku fahmi kartaa? nin jecleesi aan dan ku fadhin iyo dano gaara ayaa dantii guud kaadkaday.waxan kajecelnahay ayahena danahena harumarkeena inan kahormarino mide umadaha kale tusale ahan. qurba joogta waxay ku fanan wadanka uu ku nolyahay horumarka kajira iyo dhaqalihiisa intay sawiro ku galan ayan internetka soo galshan basaboradoodana ugu fanan somaida gudaha kunool. maxa loo heli wayay qof ku fikira in wadankeena saas iyo si kasii fiican loo hormarinkaro sasana sumcad iyo sharaf ugu jirta mu wadiniinta somaliyeed. yusufow inta lagu qanacsanyahay kunolanshaha guri islameed iyo dhaqalo umadeed haka sugin horumar midnimo iyo is jeclaan.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13221870472448735800noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81413946749314066812014-06-05T09:38:17.438+01:002014-06-05T09:38:17.438+01:00runtii waa maqaal fiican laakiin aan dad lahayn, k...runtii waa maqaal fiican laakiin aan dad lahayn, kan maqaalka qoray laftiisa ayaan ficil ku dari karin qoraalkiisa laakiin soomaalidu way ka siman tahay inay hadlaan oo weliba hadal dhadhan leh sheegaan haddana wax isdaba marinta taageeraan iyagoo eegaya dantooda shaqsi, markaan usoo laabto hadalka maraykanka aniga wax culus uma arko haddii dadka qaar maraykanka oo soomaaliya usoo jeestay ay u arkaan barwaaqo lagaaray, maraykan waxaa ku kallifaya inuu soomaaliya isbaaro dhigto wuxuu arkay China oo afrika gacanta ku dhintay, mashaariicda hadda ay ka wadaan itoobiya ilaa south Sudan isku xirka jidka tareenka iyo maal gashiga uu Kenya ka samaysanayo ayaa sababay inay maraykanku soomaaliya safiirna u magacaabaan taageerana sheegaan, laakiin ogaada maraykan dhaqan iyo dhalasho midna nagama dhexeeyo annagii dhaqan, dhalasho, af iyo diinba ay naga dhaxaysay ayaa kala cabanayna oo kala cararayna maraykanbaa sidaa yirina waad ku farxaysaan, dabka ilaa kulaylkiisa la arko oo lagu gubto lagama fogaado, soomaalida ilaa ay soo arkaan waxa maamul goboleedyo la yiraahdo iyo federaal aysan u bislaan cidina kama dhaadhicin karto soomaali weyn meel looga taliyo, sababtoo ah ma anaa reer hebel ii talinayaa ayaa mid waliba meel la taagan yahay, in maraykan u taliyana diyaar bay u yihiin kii ay is afgaranayeena ma ogola, ugu dambayn waxaan leeyahay soomaali oo isku duuban oo soomaalinimo rabta waxaa la heli karaa oo keliya markii inta laqabsado dhibaato adag loo geysto iyo gumaysi, markaasay dhihi doonaan "yaa maali jirayeey, maanta waa maalintii aan xornimada raadinaynay oo kale" inta aysan halkaas gaarin oo ay jaaniska haystaanna hoggaamiye reerkoodaa warkiisa ayay ka jecel yihiin wax walba oo loo sheego.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04616476883413327242noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6274963290400190662014-06-05T07:15:29.868+01:002014-06-05T07:15:29.868+01:00Fadlan shacabka Soomaaliyeed qabyaalad iyo xumaan ...Fadlan shacabka Soomaaliyeed qabyaalad iyo xumaan ma leh tusaale cidhif ka cidhif haddii aad martid dhulka Soomaalidu ay degto isku si baa laguu soo dhaweynayaa oo lagu soorayaa. lakin siyaasiyiinteena weeye cilladu oo danahooda qabiil ama kooxaysi ku kacsanaya dantii guudna ka door biday . yaa igu raacsan fekerkaas?Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02113119684577577304noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81608427899746786432014-06-05T05:38:09.567+01:002014-06-05T05:38:09.567+01:00balaayo car car badan yusuf garad wadanka idinka a...balaayo car car badan yusuf garad wadanka idinka ayaa bur buriyeyAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03455765910397724230noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-77784381904523458012014-06-04T21:28:25.406+01:002014-06-04T21:28:25.406+01:00https://www.youtube.com/watch?v=mP0yf6pEZ_whttps://www.youtube.com/watch?v=mP0yf6pEZ_wAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/18233678231982435357noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-82959530009438035852014-06-04T20:41:40.822+01:002014-06-04T20:41:40.822+01:00Marka haddan somali nahay midnimadena waxay ku xir...Marka haddan somali nahay midnimadena waxay ku xirantahay mareykanka sideey u dhaqmaan haddey laba wejiilanimadii sii wadaanna anagoo kala maqan ayaan la shaqeysan doonnaa haddey dowladda kaliya la macaamilayaanna waa isku qasbanaan doonnaa.
Ugu danbeyn Mr Garaad waxa faallo kale u baahan danaha mareykan waxa aay yihiin iyo danahisa iyo danahena sida aay isu waafaqayan.
ThanksAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17970130442102045689noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-80540910739382348512014-06-04T17:53:33.187+01:002014-06-04T17:53:33.187+01:00HOGAAN CAADIL AH OO QABYAALAD KA XOR AH WAA LA HEL...HOGAAN CAADIL AH OO QABYAALAD KA XOR AH WAA LA HELIKAARAA LKN LAMA HELIKARO SOMALI QABYAALAD XOR KA AH WAAYO NINKA WANAAGSAN XATAA WAXAAN KU NACEYNAA INUU REER HEBEL YAHAY ASIGANE GO,AANKEEDA MA LAHEEN INUU REER NOQDO!Mahmud Buteerihttps://www.blogger.com/profile/13122207314836195585noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-32966205278904831562014-06-04T17:47:29.541+01:002014-06-04T17:47:29.541+01:00Aniga waxaan qabaa in dhalinyarada howsha loo daay...Aniga waxaan qabaa in dhalinyarada howsha loo daayo laguna aamino. Dhalinyaro markaan leeyahay waa la garan karaa da'da aan ka wado. Waddankan intii uu waddan ahaa dhalinyaro ayaa howsha waday. Markii dhalinyaro laga faro-maroojiyayna waan aragnay halkay na geysay. Marka su'aasha Yuusuf haddaan si too ah uga jawaabo cidda aan isleeyahay Soomaali waa u istaagi kartaa waa dhalinyarada (the youth), ee dhalinyarada aynu gacan ku siino howshan.Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-39644883270170992882014-06-04T16:07:57.799+01:002014-06-04T16:07:57.799+01:00Iyadaa xilka madaxnimo ee soomaaliya ku fiican waa...Iyadaa xilka madaxnimo ee soomaaliya ku fiican waayo intay sheegtay majiro hogaamiye soomaaliyeed oo sheegi kara ama hankaas iyo dadnimadaas leh.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03784165119078399625noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-53452426968792333332014-06-04T15:36:19.708+01:002014-06-04T15:36:19.708+01:00Lama aamino karo si dhaqsiya, wadamo badan ayu sid...Lama aamino karo si dhaqsiya, wadamo badan ayu sidaa ku sameeyey, marka aan u sugno, bal caawinta iyo cidda uu ku aaminaayo, rag uu wax ku aamino majogaan, meesha, marka ma isbadal ayuu rabaa, xagga hugaanka, iyo wajiyo cusub,

Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11788017200590115646noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-19186161007254415722014-06-04T14:20:00.764+01:002014-06-04T14:20:00.764+01:00Waaa wax lagu farxo in dowladda Maraykanku ay xooj...Waaa wax lagu farxo in dowladda Maraykanku ay xoojiso cilaaqaadka ay la leedahay Soomaaliya. Waxa yididiilada leh ee isoo jiitay ayaa ah in Maraykanku uu ogyahay in Mustaqbalka Soomaaliya uu ahaan doono mid wanaagsan. Waxaa intaasi dheer, Sida uu Maraykanku uu u caddeeyey in uu taageerayo midnimada Soomaaliya, waxana meesha ka baxaya wixii lagu magcaabi jiray Dual Track Approach ama hannaankii dowladda dhexe iyo maamulada is magcaabay iyo kooxaha qabiilada lagula wada macaamili jiray.Taageerada Maraykanku waa mid lagama maarmaan ah, waxaan rajaynayaa in Maraykanku uu ku soo noqdo Soomaaliya oo uu qaato kaalintii uu lumiyey si loogu adeego danaha labada qaran.abdimusehttps://www.blogger.com/profile/06181412301747866789noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85028641380403825472014-06-04T13:31:44.577+01:002014-06-04T13:31:44.577+01:00aad ayan uga helay maqalkaga e shekadu waxay tahy ...aad ayan uga helay maqalkaga e shekadu waxay tahy car yaa isku daya
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05247211545458162269noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-40356525681194414962014-06-04T13:20:59.667+01:002014-06-04T13:20:59.667+01:00waad mahadsantahay talada aad soo jeedisay iyo in ...waad mahadsantahay talada aad soo jeedisay iyo in wax kasta miisaan lasaaro oo la fiiriya faa’iidada ku jirta iyo qasaaraha kujjirta.
Hadii aan anniga ra’yigeeyga kuu sheega, midnimada Somaliya waa muqadas, loo baahanyahay in loo dhowra sida diinteena. Sababtoo ah, cilmi saynis, iyo cilmi diinba waa eey noo sheegeen, in wax midnimo lagu gaari karin, aanan lagu gaareeynin tafaraaruq iyo kalataq. Qasaarada kujirta in Somaliya eey noqota maamulo beeleedyo luqunta iskula jira, amaba dowlada yaryar oo jilicsan waxeey tahay, in dadka Somaliyeed qabiil walba madaxa uga istaagaan Dowlada dariska, oo qofka Somaliga uu noqdo mid bahdilan, kana sii liita sida foosha xun oo aan hada nahay.
Bal fiiri, European Union, United States, iyo magacyo badan waxeey tilmaamayaan isku tag, oo waxaa la’ogaaday in isku duubni wax badan lagu gaari karo.
Laakiin, shaqsiyaad tuugo ah, oo daanyeero ah, ayaa waxeey is tuseen in hadii nijaas kasta meel calan kataago, in uu sheegan karo Madaxweeyne, iyaga oo og hadii dadka iyo maamulka uu hal mid oo Somali oo dhan ka dhaxeeya noqda, eeysan tuugtaan ilaa iyo Hargeeysa, Garoowe, Kaalgacyo, iyo Kismaayo iyo Baydhabo joogta ee kuli madaxweeynayaal sheeganaya eeysan Madaxweeyne wada noqon karin. Taas oo tilmaameeysa in nimankaas faashiliinta ah eey dantooda iyo arrimo shaqsi eey dalka ku qaribayaan. Waana in Dowlada dhexe iyada oo kaashaneeysa dadka wadaniyiinta ah in “qaswadayaasha maamul beeleedyada Somali kala qeeybinaya dalka iyo dadka laga qabtaa.
Hadii aan u soo noqda, sheekada mowduuca, oo aan u maleeynaya mid eey shaqsiyaad daanyeero qaswadayaal ah eey buun buuninayaan in eey tahay, oo khilaaf aan jriin eey leeyahiin waa jiraa. Hadii eey dhacdo in qaswadayaasha sida eey sheegayaan eey Mas’uuliyiinta Dowlada markale is qabqabsadaan, waa wax aan la aqbali karin, oo daanyeernimo ah, in maalin walba lagu qaldamo shaqsi inta uu Madaxweeynaha Somaliya magacaabo eey misana is qabsadaan.
Mida kale, waxaaba qasab ah, oo loo baahanyahay in dastuurka Somaliya eey qabyada ah la badalo, lagana dhigaa nidaamma hogaanka Somaliya mid ah Madaxweeyne iyo Madaxweeyne kuxigeen, hoos taga Madaxweeynaha, sida eey Kenyaba sameeysay oo eey u badashay nidaamka Madaxweeyen iyo Ra’iisalwasaare. Waa very important arrinkaan iyo arrimo badan in dastuurka qabyada ah lagu qeexa. Lagana dhigaa dastuurkaas mid kooban, oo si cad cad oo la fahmi karo ugu sharaxaya xildhibaanda iyo shacabka Somaliyeed oo ah kuwa aqoontooda hooseeysa mid eey fahmi karaaan, oo tactac dheer iyo 200 bog aan aheeyn.
God bless Somalia.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/16869312108292006774noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-54582941894161918342014-06-04T13:05:10.894+01:002014-06-04T13:05:10.894+01:00Yuusuf Garaad waad .... Soomaaliya waxaa XOOG bad...Yuusuf Garaad waad .... Soomaaliya waxaa XOOG badan ku leh 'qabiilka' oo maamulladeenna dhan ay ku dhisanyihiin. Hoggaamiye fiican oo karti leh hadduu maamulladaas maanta bannaanka ka joogo siduu heykalka nidaamka usoo galayaa? Waa XUJO. Kuwa hadda talada ay ka go'dana in ay miyirsadaan baa qasab ah oo ay isku laabtaan, dib u fakaraan, isla fariistaan,.... dabadeed isa saxaan oo wax saxaan. Labadaas si haddaan la helin 'dayowga' xoogaa waan kusii jiri doonnaa malahaygaSH.M.C.https://www.blogger.com/profile/00198565830776719672noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81041392048484093282014-06-04T12:53:14.023+01:002014-06-04T12:53:14.023+01:00in midnimo guul lagu gaarayo wax cusub oo aan mara...in midnimo guul lagu gaarayo wax cusub oo aan marakeyn kamaqalney ma'aha ee waa wax kitaab quraanka iyo sunada kucad midakalena mareykan somaliya inuu caawiye diyaar uma'aha inuu baabi'iyo muuye waa cadow aan biyo ismariin waa wadanka horkacaaya dagaal islaamka looga horjeed waa dolda burburisey inkabadan 5 dowladood o islaam aha malaayin muslimiina laysey marka ikhwaani inti aqoonyahan lashiigto umadan masaakiinta ah yaa lamaran habaabinin
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15589519818418395430noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-76979793696739485832014-06-04T12:41:31.031+01:002014-06-04T12:41:31.031+01:00Waa su aal aad udanqineysa qof kasta oo damiir leh...Waa su aal aad udanqineysa qof kasta oo damiir leh, waxaan qabaa Soomaali hadaan nahay in aan nahay dad xamaasad ku shaqeeya kadibna meesheedii dib ugu noqda, hayeeshee waxaan hubaa in laheli karo hada naga mid ah oo nadiif ah una istaaga arintaas ka jawaabideeda, waxaan leeyahay qof walbaahi madaxa meerax haku xirto
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10301883204686642645noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-30063746933552302062014-06-04T12:23:08.816+01:002014-06-04T12:23:08.816+01:00Xaqiiqada somalia ka jirta hadii sida ay tahay loo...Xaqiiqada somalia ka jirta hadii sida ay tahay looga hadlo waxaa soo baxaya in run la isu sheego mooyee been danbe socon mayso, Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17319605544522332691noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-72249348223111875712014-06-04T12:18:02.219+01:002014-06-04T12:18:02.219+01:00waa hadal wanaagsan wasee hadii Somalida kago'...waa hadal wanaagsan wasee hadii Somalida kago'antahay Inaay aduunkaan cirkaas maraya wax laqeebsadaaan???? mida kale Somalia Manta waxaay ubaahantahay oo kali ah Hogaamiye taariiqda baaldahab ah kagalo tiisa gaar ah iyo mida qabiilkiisa dhagta ugu meerinayaan ee aan waxba soo kordhin 25 sano MAYA iska dhaha, danta Guudna kashaqeeya. Allahow Talada Nawaafaji. Amiin.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06537455844434680939noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24393733995714628122014-06-04T12:11:48.693+01:002014-06-04T12:11:48.693+01:00Runti waa maqaal aad noo qiiro galiyay oo qiimo ba...Runti waa maqaal aad noo qiiro galiyay oo qiimo badan ku fadhiya, sida muuqata Dowlada Maraykanka waa u soo jeesatay in ay wax la qabato Dowladda Somalia, hadaba sida aan ognahay waxay naga taageeraan dhinaca nabad sugidda oo ay ku bixiyaan lacago badan iyo dhinaca military ga oo ay mushaarkooda bixiyaan...

lkn muhiimada waa ka jaawabistay su'aasha ay soo jeedisay Sherman!!! aniga waxaa ii muuqdo rajo aad u wanaagsan iyo barwaaqo nagu soo fool leh.. dad badan oo Yusuf Garad kuj iro aqoonyahanno ah ayaa jira ayagaan ka sugeyna jawaabta su'aashaas.Moha Tahlil Ahmedhttps://www.blogger.com/profile/12341682012241422816noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12078553596166970802014-06-04T12:09:37.351+01:002014-06-04T12:09:37.351+01:00taasi waa la heli karaa yuusuf midda ad ku tiri (...taasi waa la heli karaa yuusuf midda ad ku tiri (car) oo ad ku dharatay macnahedu wa dhaar ,waxa ay ila muqataa in la heli karo dad dacad ah oo muwadinin ah lkn an janis u helin fursadaas ,lkn way soo socotaaa in ay dhacdo in la helo dad fiyow kan cafimad qaba qabil iyo wax la gu shego cadifad dimed oo macnahedu yahay in an din lagu ganban si dadka loo lab kacsabdo ,mahadsanidAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00625024515074444448noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-51588192985890204452014-06-04T11:56:57.928+01:002014-06-04T11:56:57.928+01:00Hogaan Soomaaliyeed oo xor ka'ah qabiil walige...Hogaan Soomaaliyeed oo xor ka'ah qabiil waligeed lama helaayo laakin waa suuragal in kuwo xoogaa xishooda la hello. Soomaaliya in la qabsado oo dowladnimo dib loo baro kama fursaneyso inta dhaqankeenu sidan yahay.

Heshiis dhexdeeda ah waa suuragal marka ay dhintaan inti lug kulahayd wixi dambi dalka ka dhacay af iyo addin.

Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14298043068897674201noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-48200940631075784972014-06-04T11:39:13.383+01:002014-06-04T11:39:13.383+01:00Fadlan jawaabtaada ama taladaada halkan ku reeb. M...Fadlan jawaabtaada ama taladaada halkan ku reeb. Mahadsanid
.Yusuf Garaadhttps://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.com