tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5659099257153668035..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Iridda Keliya ee Gegida Dayaaradaha ee MuqdishoYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger27125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-27397904315847983512015-10-29T10:41:52.794+00:002015-10-29T10:41:52.794+00:00waa talo aad u wanaagsan oo ubaahan dhaqan gelin i...waa talo aad u wanaagsan oo ubaahan dhaqan gelin iyo aqli wanaagsan hasayeeshee waxaa moodaa inaad ka tagtay arin kale oo habooneyd in iyana wax la iska dhaho ama dib u habeyn lagu sameeyo oo ah Habdhaqanka lagula dhaqmo dadka muwaadiniinta ah ee aan heysan ID card dowladeed iyo mid Airporka una baahan in adeg ka helaan garooonka Hassan Mohamudhttps://www.blogger.com/profile/13771315025545930764noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6808437970203645722015-10-29T08:06:57.066+00:002015-10-29T08:06:57.066+00:00Yusuf Aad&Aad ayad u mahadsantahay,waxay ila t...Yusuf Aad&Aad ayad u mahadsantahay,waxay ila tahay aniga in hadalkadu yahay mid sax ah lona bahanyahay in lagu dhaqaqo fulintiisa oo ay ku dhaqaqan cidda ay quseyso.
lkn mudane madama ad tahay in cana oo bukshadu inta badan wada taqan raga dowlada ku jirana an u maleyna in ad qarkod sxbo dhow tihiin mala wadagtay arintan ayaga si wax loga qabto?
Mida kale waxad ahyd qurba jog waqti badan fahansana habka ay u shaqeyan madara calamiga ah ee dunida ku yala ma is tiri alley lahe hadii kan kagu dhiibo wax wad ka bedi laheyd?
ra'yigeyga aniga waxay ila tahay in garonka wajigas laga bedelo askarta madaxda wardiyeysa mel lo sameyo.
Albabo ka galid(Input) iyo kabixid(output) lo sameyo.
Mida kale garoonka waxa dadka bara ciidan shisheshe oo mararka qad ay dadka is af garan wayan.
wa in garoonka lo sameyaa ciidan gaar ah oo qalabeysan tabar ku filan leh,qata mushar ku filan,ka fog qabiil&nin jecleysi,qata dhar ayaga qas u ah oo an lala wadagin.
wa aniga ra'yigeyga.Kobciyehttps://www.blogger.com/profile/18024002589226821763noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-42290845100832657782015-10-28T21:08:07.300+00:002015-10-28T21:08:07.300+00:00Waa fikrad aad uwanagsan waankaga mahadcelinayaa t...Waa fikrad aad uwanagsan waankaga mahadcelinayaa talada wanagsan ee marwalba aad bulshada iyo dowlada siisid walow aysan dowladu waxba kasoo qaadin talooyinkan oo kale waxaana mooda in howlo kale oo gooniya lagu mashquulsanyahay ee aan masuuliyad laiska saaren.

Mudane yuusuf garad adoo mahadsan waxan rabaa inan kuweydiiyo adiga hadii ad madaxwene noqoto mustaqbalkan dhaw howlahaas maqaban laheed?Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03787179780516457232noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14344396810730401442015-10-28T20:42:41.939+00:002015-10-28T20:42:41.939+00:00Waa muhiim in wax laga badalo garoonka aadan cadde...Waa muhiim in wax laga badalo garoonka aadan cadde Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03833411851883402999noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73129820471650619352015-10-28T20:41:40.749+00:002015-10-28T20:41:40.749+00:00Sax saxSax saxAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03833411851883402999noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73385387901670505362015-10-28T17:41:23.173+00:002015-10-28T17:41:23.173+00:00
ASC dhamaan inta afsoomaliga aqrisa yusuf gara...

ASC dhamaan inta afsoomaliga aqrisa yusuf garaad waxad kahadashay wax wanagsan tusale ficana wad bixisay hayeshe waxa dhibatatu katagantahay mahan airporka oo kaliya ee waa wadanko idil , dadka aragtida wanagsan adiga iyo inta kula midkana marwaliba wayshegan dhibka jira iyo waxa xalka noqonkara misana dhibki sanadabadan kadib wasidisi marka arintu waa dibiga doolod dhegahiisu waxsan waa maqlan lkn indhihisu waxsan ma,arkan waxana kugu boorinaya in aad waqti kubixisid bal inad wax ka,ogaato sababta hugaamiya yaasha soomalida marwalba hadalkoda iyo ficilkodu isuqilaafo , mahadsanid yusuf garaad. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13640309286145232037noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-56526084356623888252015-10-28T16:18:01.136+00:002015-10-28T16:18:01.136+00:00Roooboooow meesha lagaaga baahanyahay ku da'a ...Roooboooow meesha lagaaga baahanyahay ku da'a buu dhahay odaygiii...
Si aad u gaarto meeshaan lagaaga baahneyn...
Waxaan kaga gol leyahay..
Qormadaan waa mid mudan in dadka ay ka go'ado talada dalka lala wadaaago waaaba hadii ay dalku ayaga maamulaan...
Inagana markaas mira dhalkeeda aan aragnoo..
Mahadsanid yusuf garaadAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/07414151840394133715noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78401905074570452702015-10-28T12:53:58.757+00:002015-10-28T12:53:58.757+00:00Yusufow ku mahadsanid arrintan aad bidhaamisay. Ha...Yusufow ku mahadsanid arrintan aad bidhaamisay. Haddey suuroggal tahay fakarkan waad la wadaagi kartaa madaxda ay ka go'do talada. Soomaalidu waxay tiraa 'aqool xumo ka daran irmaan guray.'SH.M.C.https://www.blogger.com/profile/00198565830776719672noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-47618524180090432202015-10-28T12:53:49.238+00:002015-10-28T12:53:49.238+00:00Yusufow ku mahadsanid arrintan aad bidhaamisay. Ha...Yusufow ku mahadsanid arrintan aad bidhaamisay. Haddey suuroggal tahay fakarkan waad la wadaagi kartaa madaxda ay ka go'do talada. Soomaalidu waxay tiraa 'aqool xumo ka daran irmaan guray.'SH.M.C.https://www.blogger.com/profile/00198565830776719672noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78576228644264054682015-10-28T12:26:31.841+00:002015-10-28T12:26:31.841+00:00axmed cali maxamed
waa dhab arintan aad ka hadasha...axmed cali maxamed
waa dhab arintan aad ka hadashay lkn waxaa moodaa inaanan hada waqtigeedii lagaarin lkn taas oo dhan waxaa iiga sii darayd aniga 16/09/2015 ayaan rabay inaan ka duulo adan cade airport markii aan jeekinka koowaad soo dhaafay ayaan aqoo waayay meel aan sii aado sababtoo ah wax calaamad ah ama ishaaro meesha aad u socoto ah malahan meel ciidan ayaan galay kadib ayay itoosiyeen.
waxaa kasii daran dadka maamulaa ama waxbaaraa somaliba maahan ugu yaraan waxay ahayd inay lashaqeeyaan ileen shacabku luqadaha mawada yaqaaniineAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17071571769498291468noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-37104116557626363192015-10-28T12:25:32.364+00:002015-10-28T12:25:32.364+00:00Waa la gaari doonaa dhamaan quruxda iyo qaabka aad...Waa la gaari doonaa dhamaan quruxda iyo qaabka aad ku taamauso, Yuusufow.

"Rooma maalin qura lama dhisin".

Guud ahaan Muqdisha way ka duwantahay 2006-dii
sidii ay ahayd.

Soo jeedinta ra'yiga qurxoon waad ku mahadsantahay, hana ka daalin, Yuusufow.

Ahmed Hilowlehttps://www.blogger.com/profile/13041240618853769080noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-52722500937029221882015-10-28T12:21:12.218+00:002015-10-28T12:21:12.218+00:00Osman ali
Runtii aniga wax badan ayaa, ka faa, ii...Osman ali

Runtii aniga wax badan ayaa, ka faa, iidey war bixintada inkasto wadanka aanan joogin hadana waxa leeyahey madax fiyoow oo wadaniin ah allaha nasiiyo ka fikira mustaqbal dal iyo mid dadeed hadan usoo laabto hadalkada aniga lama yabani cariiriga ama saxmada inta la, eg waxad arkeysa sida qoralkada kucad Garoon diyaaraded misna Internetnational hadana aan laheyn parking babuurta ladhigto mid VIP & mid kale shacab ah intaba nasiiy darada heesato uma waxa kaso gali lahaa dakhli aad u badan sida aad sheegtey dhulka banan hadii looga faa, iideyo allaha xaqa nawafajiyo insha allah wad ku mahadsan tahey mas, uulAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11781661961328680981noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71053840897403363432015-10-28T12:07:41.271+00:002015-10-28T12:07:41.271+00:00Yusuf.. taladaada wa qurxoon tahay waan tala curin...Yusuf.. taladaada wa qurxoon tahay waan tala curin cusub ah hadii erayga sax yahay-creative thinking... waxaase u baahan inaan ogaano cida maamusha garoonka cida ay tahay inaan ogaano iyo inay jiraan ciidan soomaaliyeed oo shaqada soomaalida laga rabo qaban karta.. markaad maamul soomaali ah oo haysta ciidan tayo leh ayaan talo soomaaliyeed oo hormar leh ku fakari karnaa sida aragtida fog ee Yusuf.

Abdinorhttps://www.blogger.com/profile/10701506908409448327noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-3725886209522262322015-10-28T11:43:53.875+00:002015-10-28T11:43:53.875+00:00su,aashu waxay tahay Yusuf yaa laga doonayaa inu...su,aashu waxay tahay Yusuf yaa laga doonayaa inuu shaqadaas qabto adigoo og gacmaha badan ee garoonku ku milqan .hadiise ay naga go,an tahey inaan wax inaga qaldan tilmaameyno sow kuma haboona inaad karbuuno ku ifido cidda wax qaldeysa iyo cidda iney wax saxdo laga doonayo.MahadsanidAbu Majidhttps://www.blogger.com/profile/12888577899010158276noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6699056858210776732015-10-28T11:37:47.580+00:002015-10-28T11:37:47.580+00:00Xaqiiqadu waxay tahay in xoogaa horumar lataabanka...Xaqiiqadu waxay tahay in xoogaa horumar lataabankaro ah laga sameyey AIRPORTKA ADEN-CADE. Waxa la dhameystiray Terminalkii cusbaa oo Turky iney dhiseen aan filaayo (mahubo).

Waxaa lakala saarey qeybtii Dhoofitanka (depertures) iyo midii Soo degista (arrivals). Waxaana si sahlan loo ogaankaraa Diyaarsda aad raaceyso waqtigeeda iyo goobta aad dhiganeyso alaabtada (lagages). Nadaafadu ma xuma inkasto meelaha qaar ay si kordhin uga bahantahay.

Goob cabistaanka, coffe, shaah, ama quraac fudud (take away food) aad ka helikarto ayaa jira. Amniga gudaha Airporka waa mid xassiloon, inkasta oo aan 100% la damaanad qaadikarin dhacdooyinka halista leh ee amaanka la xirira.

Waxan intaas oo idil u xusaayo maahan inaan leeyahay looma baahma inta Yussuf sheegay ee waxaan u jeedaa waa inaan muujiyo dhabaka fiicana iney dowladu wax kaqabatey, kuwa lq tilmaamey ee harsanna ay ku dadaasho sidii loo ebyi lahaaa.

MAHDSANID YUSUF XUSUUSTADA WANAGSAN IYO VARAARUGGA AAD UGUGTEY...... Som-educationhttps://www.blogger.com/profile/14118736443483319451noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-77131815381761843402015-10-28T11:36:05.376+00:002015-10-28T11:36:05.376+00:00Xaqiiqadu waxay tahay in xoogaa horumar lataabanka...Xaqiiqadu waxay tahay in xoogaa horumar lataabankaro ah laga sameyey AIRPORTKA ADEN-CADE. Waxa la dhameystiray Terminalkii cusbaa oo Turky iney dhiseen aan filaayo (mahubo).

Waxaa lakala saarey qeybtii Dhoofitanka (depertures) iyo midii Soo degista (arrivals). Waxaana si sahlan loo ogaankaraa Diyaarsda aad raaceyso waqtigeeda iyo goobta aad dhiganeyso alaabtada (lagages). Nadaafadu ma xuma inkasto meelaha qaar ay si kordhin uga bahantahay.

Goob cabistaanka, coffe, shaah, ama quraac fudud (take away food) aad ka helikarto ayaa jira. Amniga gudaha Airporka waa mid xassiloon, inkasta oo aan 100% la damaanad qaadikarin dhacdooyinka halista leh ee amaanka la xirira.

Waxan intaas oo idil u xusaayo maahan inaan leeyahay looma baahma inta Yussuf sheegay ee waxaan u jeedaa waa inaan muujiyo dhabaka fiicana iney dowladu wax kaqabatey, kuwa lq tilmaamey ee harsanna ay ku dadaasho sidii loo ebyi lahaaa.

MAHDSANID YUSUF XUSUUSTADA WANAGSAN IYO VARAARUGGA AAD UGUGTEY...... Som-educationhttps://www.blogger.com/profile/14118736443483319451noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14926762445654095842015-10-28T11:24:32.972+00:002015-10-28T11:24:32.972+00:00Mudane Yuusuf Garaad marka hore waad ku mahadsanta...Mudane Yuusuf Garaad marka hore waad ku mahadsantahay warbixintan kooban iyo aragtidaada ama talada aad ku dartay. Ma awoodaa in aad taladaas aad soo jeedisay u gudbisid dawlada, gaar ahaan laamaha ay khusayso?

Waxaan qabaa anigu, hadii dadka ku nool magaalo kasta ay dhibkooda u iftiimin lahaayeen sida aad adigu dhibkaan u iftiimisay, kadibna ay dadka maamula ula tagaan lahaayeen (ama si toos ah ha ula kulmeen ama ha mudaharaadeen) in wax badan ay iska badali lahayd xaalada soomaaliya oo dhan.

Waad mahadsantahay.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12018490369752292170noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-90484298523999490582015-10-28T11:19:33.280+00:002015-10-28T11:19:33.280+00:00Waa talo aad uqiimo badan. Mahadsanid Mudane Yusuf...Waa talo aad uqiimo badan. Mahadsanid Mudane Yusuf Garaad. Lkn waxan ka codsanaya in aaadan social media taladaaa qimaha badan ku gaabsan e fadlan cidda eey quseyso isku day inaad si formal ah ugu gudbiso waayo waxan qabaa inaad heli karto access kaa. owdinihttps://www.blogger.com/profile/15538671540246180364noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-42112522282806470122015-10-28T10:58:42.732+00:002015-10-28T10:58:42.732+00:00Runtii taladu waa fiicantahay sidaan oo kale uugu ...Runtii taladu waa fiicantahay sidaan oo kale uugu dir maamulka garoonka iyaguna ha arkaaneAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/15906376669833886761noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-53050897924908520492015-10-28T10:47:10.381+00:002015-10-28T10:47:10.381+00:00Waad ku mahadsantahay yuusuf sida indheer garadnim...Waad ku mahadsantahay yuusuf sida indheer garadnimada iyo xusuusinta leh ee aad noogusoo bandhigtay halka boogtu nagaga taalo waxan qiyaasayaa in dhibaatada dhan ay aqoon xumo masuul ka tahay waayo hadii maareynta aad ka dhawaajisay iyo kuwa kaleba la sameyn lahaa wax badan ayaa hagaagi lahaa
Aniga ahaan waxan ku tali lahaa:
1.in aslanba laga qaado dhagxaanta hay'adaha qaar ay difaaca u dhigteen ayadoo loo marayo cida aya khuseydo ama awooda sharci u leh sida duqa magaalada muqdisho amaba gudoomiyaha degmada garoonku ku yaalo
2.in irdaha la kala bedelo yuusuf ayan la qabaaaa
3.inaad yuusuf ahaan uwajahdo arintaan adoo la kaashanaya cida wax kaala qaban karta shir qabatayaa am xariir shaqsi la sameysayaa cida awooda sharci u leh wax ka qabashadeeda
Mahadsanid
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13569411508370398276noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12878967285678068972015-10-28T10:40:03.797+00:002015-10-28T10:40:03.797+00:00Mudane:Yusuf waa arrin aad looga xumaado maanka iy...Mudane:Yusuf waa arrin aad looga xumaado maanka iyo maskaxda dadka dalka jooga iyo kuwa ka maqanaa ee hadda yimid midna aan u rooneyn, hase ahaatee marka laga tago doorka meesha ka maqan ee Soomaali-weyn,Cidhiidhiga, Cad-ceedda kuleylka badan, Khatarta ammaan,iyo Wakhtiga meesha kaaga dhumaya,
1. Yaa iska leh shaqadaan?
2.Agaasimah gagidda meesha ma maro miyaa?
2.Maareeyaha Airport-ka culays ma saarna miyaa?
3. dadka dibadda ka yimid ee Airporradda addunka arkey Ra'yi ma hayaan miyaa?
waxaas oo dhib ah waxaa noo leh oo noogu wacan waa Hogaan la'aan,iyo shacabka oo aan dhibkaba dareemeyn.
REER BA'OOW YAA KU LEH..
ABDISHAKURhttps://www.blogger.com/profile/01983456435790502939noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6479337930892383452015-10-28T10:39:01.122+00:002015-10-28T10:39:01.122+00:00Yusuf Waxaad si dhab ah uga hadashay marxalada uu ...Yusuf Waxaad si dhab ah uga hadashay marxalada uu ku sugan yahay Gegida Diyaaradaha Ee Mogadishu.
Waa muhiim in loo sameeyo Labo irid oo midna laga baco midna laga galo.
Waxaad kaloo sheegtay Parking la aan. Waa runtaa ma jiro Wax Parking ah. Dhul balaarana wuu leeyahay airport. Ee waxaa muhiim ahaan laheed in dhulkaas laga kireeyo ganacsato oo aay ka sameeyaan parking la waardiyeey. Qidmad yarna laga qaado Gaadiidleyda. Waa fiki3 ahaan eeysa. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09241503456829697346noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-74847394762356842862015-10-28T10:37:26.810+00:002015-10-28T10:37:26.810+00:00Yusuf Waxaad si dhab ah uga hadashay marxalada uu ...Yusuf Waxaad si dhab ah uga hadashay marxalada uu ku sugan yahay Gegida Diyaaradaha Ee Mogadishu.
Waa muhiim in loo sameeyo Labo irid oo midna laga baco midna laga galo.
Waxaad kaloo sheegtay Parking la aan. Waa runtaa ma jiro Wax Parking ah. Dhul balaarana wuu leeyahay airport. Ee waxaa muhiim ahaan laheed in dhulkaas laga kireeyo ganacsato oo aay ka sameeyaan parking la waardiyeey. Qidmad yarna laga qaado Gaadiidleyda. Waa fiki3 ahaan eeysa. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09241503456829697346noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-52578249111907190692015-10-28T10:33:07.588+00:002015-10-28T10:33:07.588+00:00waa tala wanaagsan mahadsanid Yusuf Omarwaa tala wanaagsan mahadsanid Yusuf OmarBashir Suleyhttps://www.blogger.com/profile/00356905867477173607noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-66356643220724147402015-10-28T10:32:51.856+00:002015-10-28T10:32:51.856+00:00Yusuf Waan Kugu Raacsanahay Dhibaatada Ka Taagan ...Yusuf Waan Kugu Raacsanahay Dhibaatada Ka Taagan Garonka Adan Cadde Waxaana Ila Qurux badan In Dhibatadas Dowlada ay Xaliso Ileen mar hadii 5 Irdood Laga soo galo Uu Leedahay Garoonka Maxeey tahay Sababta Loo isticmaali waayay
Mida kale in Jid Gooyo Dhaxaan la Dhigto Wadadkii Gali laheed Garoonka Misana Dhibaato La gala Kulmo Wax ay Sumcad Daro waliba Horimar Xumo U tahay Garoonka oo hada Bulshada Somaliyeed ay Indhaha ku Hayaan Ileen Waa Ishii Dalka Marka La Yimaado Lagu Qaban Lahaaa .
Mahadsanid
MOHA FILMS
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/00204568514180709116noreply@blogger.com