tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5661371443262876139..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Xiddigaha Geeska: Taliye Caadi Iska DhigYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger33125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13763963969203035212015-09-30T08:00:11.859+01:002015-09-30T08:00:11.859+01:00wAAAW waaa layaaab
wAAAW waaa layaaab
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/08118374483774605261noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70718979846681624172015-09-29T22:16:05.190+01:002015-09-29T22:16:05.190+01:00Aniga waxan u arkaa Yusuf Garaad qormadani in ay t...Aniga waxan u arkaa Yusuf Garaad qormadani in ay taabaneyso ninka Taliyaha wax baraya in uu liito dhanka aqoonisya Sharciga
FIKIRAT
Reer Mogadishu waad hormarteen nin walba oo shaqaala ah waxa uu u soo xamaali doonanaya sanadahani wa dhankena ee idinkana balaayo iska dhiga jileeca dhaafa reer xamarnimada iska dhaafa kii imaaado fanaan oo ka imaado hargeysa Caasimada labaad ee Somaliya ha la tarxiilo sida KSA wayo Hogaamiyaha Xidigaha Geeska xalay waxa uu dhahyay anaga ma awoodno in aan qaadano calanka Somaliya waxa ay aheed wa photoshop ee Reer Hargeysa ciyaarta ka daaya facebooka Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11882526196968597739noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-45288603441289650302015-09-29T22:09:11.452+01:002015-09-29T22:09:11.452+01:00Hassan Barow ka carar mesha wyo somaliland baad is...Hassan Barow ka carar mesha wyo somaliland baad is mooday jareer haduu ka dharko qaxwo ama shaax kulul waxa uu is mooda bilis aniga somaliland baan ahy Yusuf Garad nin saxafad ku garana ma qabno odayashi BBC ka cararayna waraaqado ama shahaado la an ayee u kala yaaceenAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11882526196968597739noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-75491635867582892052015-09-29T20:03:23.418+01:002015-09-29T20:03:23.418+01:00Waa salaaman tihiin
Waxaa ku darsanayaa hal taaso...Waa salaaman tihiin
Waxaa ku darsanayaa hal taasoo ah in aay dhamaaneeyso arintaan qaadan doontana waqti noqona doonto mid aan loo laban hadii kalena dhasha in aay saxaafada oo idil ka wada haajiraan somaliland Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17653627139799250150noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73867332626869247082015-09-29T20:02:46.467+01:002015-09-29T20:02:46.467+01:00Waa salaaman tihiin
Waxaa ku darsanayaa hal taaso...Waa salaaman tihiin
Waxaa ku darsanayaa hal taasoo ah in aay dhamaaneeyso arintaan qaadan doontana waqti noqona doonto mid aan loo laban hadii kalena dhasha in aay saxaafada oo idil ka wada haajiraan somaliland Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17653627139799250150noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-32007191593184593422015-09-29T17:11:52.850+01:002015-09-29T17:11:52.850+01:00Wan Ku salaamay Yuusuf Garaad arrimahaan Waa xasaa...Wan Ku salaamay Yuusuf Garaad arrimahaan Waa xasaasi dadka qaar xamaasada ayaa meel xun ka tuurta anigase fikirkeyga Waa Soomaaliland Saxaafadeeda iyo Fanaaniinteeda xoriyad ha siiso marna ma u maleynayo waxa ay sameeyeen fanaaniinta in ay qadiyadooda wax u dhibeyso.

Mahadsanid.Abubakar Yasinhttps://www.blogger.com/profile/13820933626515038981noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-36244936835507068072015-09-29T16:40:37.664+01:002015-09-29T16:40:37.664+01:00af aa igu yaalo aa u hadleesaaa,
xidagaha geesk...af aa igu yaalo aa u hadleesaaa,
xidagaha geeska waxaaa soo saaray,
mursal muuse
qadra sineemo
axmad wali furunle
asma love
iyo laabsaalax oo aas aasay, 4ta hore ethiopia ayee ka wada yimaadeen,
tan ah maamul ayee ka qaadaan mushaar waxaaa beeniyay gudoomiyaha kooxda, adigu maxaa ku cadeen kartaa

intaas ka dib somaliland hadaaa dowlad u taqaan, anigu waxaa u aqaaanaaa urur aan go'aan iyo mooqif cad midna laheen,

somalida aad maanta ka carareesan, adinkaa lugihiina ku doontay majirto cid ama dowlad idin qasabtay, ma jirto cid idiin baaqday ee anaga nagu soo biira idin dhahday,
isla sal fudeedki iyo mooqif xumadi ayaa maanta anaga noo xag xaganeesaan adinkana isku caburineesaan,

walina mooqif xumadi iyo sal fudeedka ayaa caruurtaas u xirteen,
qaxootigii yamen ee masaakiinta ahaa i ciqaabteen hadana mooqif xumo waa ku adkeesan weeseen go'aankiini xumaa oo wasii deeseen,

siyaasiinta ayaaa muqdisho to hargeysa
hargeysa to muqdisho iskaga kala goosha muqdisho waa kasoo dhamaaday leh iyo mid muqdisho waa usocdaa leh
aan kuusoo qabto fardowsa yuusuf xaaji aadan iyo hurre buubaaa
marka muuqif cad yeesha anagana hana xag xaganina eee goosta adinkoo carruurta iska xirin
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09710628624704506418noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-56607342261395687692015-09-29T12:13:46.012+01:002015-09-29T12:13:46.012+01:00This comment has been removed by a blog administrator.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10470892038816105863noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-41454799547755361322015-09-29T10:20:53.672+01:002015-09-29T10:20:53.672+01:00aniga waxeey illtahy in eey qalad tahy in laxaro ...aniga waxeey illtahy in eey qalad tahy in laxaro fanaan oo sabab looga dhigaayo yaa kufasaxay taasne waxeey ceeb kutahy dhamaan maamulka somaaliland
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11161844632912003293noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-25911799630264119162015-09-29T09:28:35.241+01:002015-09-29T09:28:35.241+01:00Waa Hal abuur wacan Yuusufoow. Anigu waxaa dhihi l...Waa Hal abuur wacan Yuusufoow. Anigu waxaa dhihi lahaa dhalin yaradaa ha la iska sidayo waa bilaa dambi.
Jigjiga soo tii la tagey???Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11142826275892816372noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-1898632709674715752015-09-29T09:28:02.259+01:002015-09-29T09:28:02.259+01:00Somaliland wax kasta oo xun way sameeyeen 24 kii s...Somaliland wax kasta oo xun way sameeyeen 24 kii sano eey jireen,Mar aay gabar ayr xirtaan, mar aay dadka suuqa ku dhex boobaan sababtoo ah waa somali kale, iyagoo iska caytamaya mar walba, nacayb fara badan ooy somali oo dhan u hayaan. waxaa oo dhana maaha dhibaato somali kasoo gaadhaye waa arinkaan gooni ugaasadkaa waxa cuqdadaa dhan abuuray,,,, REE SOMALILAND HAL SUAAL BAAN WAYDEENAYAA,,,,,,HARTA AQOONSIGA MARNA MA ISKU DAYDEEN SOMALI IYO ADUUNKABA IN AAD SI DAGAN OO IQYAAR NIMAA UGA DHEXRAADISAAN??????Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10411977619538204437noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-29984066728640785162015-09-29T09:24:15.755+01:002015-09-29T09:24:15.755+01:00yusuf mahadsanid walaal waa abuur aad u wanaagsanyusuf mahadsanid walaal waa abuur aad u wanaagsanBashir Suleyhttps://www.blogger.com/profile/00356905867477173607noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-64512847716854889942015-09-29T07:12:30.681+01:002015-09-29T07:12:30.681+01:00aad bn uga xumahay xariga dhalinta da'yarta ah...aad bn uga xumahay xariga dhalinta da'yarta ah oo aan siyaasad ku lug lahay

taasna waxy dhaawicikartaa walaalnimada dadka afka soomaaliga ku hadla iyo fankaba

mahadsanid yuusuf garaadAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17495895838853009177noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13709068568206053882015-09-29T06:08:19.995+01:002015-09-29T06:08:19.995+01:00Bal ka waramaa Yusuf Garaad iyo inti tageersan, ha...Bal ka waramaa Yusuf Garaad iyo inti tageersan, haadi uu wiil yare intuu Alshabaab la soo caweeyo,oo waliba uu calaankooga isku xardhoo oo uu isku soo taswiiro.
Hadana dib uu aad yar o dhalatay ugu soo nooqdo Xamar.

Side baad ka yeelaysaan ?

Soow ninka fiikirkaa alshabaab aminsaan ama iskii iska taga meesha ay ka taaliyan. Waliba laa soo qakhweeya oo hadaan calaankooda madow isku taswiira, soow lama toogto mise lama xiidho ? Ama dawlad xaamar ha noqoto ama UK ama USA.

Markas hadal iyo dhamaanti, xooriyatul qawlka qof waxaay lee dahay xaad iyo xayndab. Somalilandna waa dal iyo dad xoor ah, dawladodu waa mid ku tiimid one man one vote iyo rabitaan shacbi. Amisom maa keeni.
Maarkasi Xamar waxaan uga xoroownay sii aayna xeer ka hargeisa lagu maamulo, xamar iyo meel kale la inoga yeedhin.

Hadab Yusuf Garaadow adigu caadi iska dhiig

Abdourahim IBRAHIM
Lyon - France
Facebook
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04573645689027032020noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68922281939947368382015-09-29T06:01:37.706+01:002015-09-29T06:01:37.706+01:00Calanka itoobiya hadduu xiran lahaa
Cidu lama had...Calanka itoobiya hadduu xiran lahaa
Cidu lama hadasheen.
Waa horu-mar aaynu gaarnay
Haddii eeynu nahay soomaali.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09257032682702726558noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-35951119535364421662015-09-29T05:13:36.785+01:002015-09-29T05:13:36.785+01:00Mhdsanid y garaad hadi aan fikir ka dhiibto arinta...Mhdsanid y garaad hadi aan fikir ka dhiibto arinta somalind waxay ila tahay in ceeb tii ugu darneyd thy in fanaan afka somali ku heesaa loo diido dadka maxaad somali ugu heestay waxan somalind ay luqd gooni ah sameysato hadii ay saas unecebtahay somaali Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10825757153398192335noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70877792229566676992015-09-29T04:52:45.549+01:002015-09-29T04:52:45.549+01:00Anigu waxan u arkaa in maamulka Hargaysa uu qalddh...Anigu waxan u arkaa in maamulka Hargaysa uu qalddhabaayo. Hadda wuxu meel kaga dhacay qodobka 13aad ee Xuquuqda Aadamaha oo odhanaaya, " Socdaal in la sameeyaa waa xor." Markaa yaynaan la yaabin maamulkan indho la'aanta gudcurka gudaaya.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15021214182585045898noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68196137448605806132015-09-29T04:37:24.303+01:002015-09-29T04:37:24.303+01:00aad bn uga xumahay xariga dhalinta da'yarta ah...aad bn uga xumahay xariga dhalinta da'yarta ah oo aan siyaasad ku lug lahay

taasna waxy dhaawicikartaa walaalnimada dadka afka soomaaliga ku hadla iyo fankaba

mahadsanid yuusuf garaad
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13320444193722377382noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-90849240708709198602015-09-29T03:40:24.548+01:002015-09-29T03:40:24.548+01:00Dhallintaa fannaaniinta ah xariggoodu waa awood-sh...Dhallintaa fannaaniinta ah xariggoodu waa awood-sheegasho. Soomaaliya waa mid dal ah dadkeeduna waa walaalo aan kala maarmin. Ruuxii siyaasi aan han lahayn u jiibunayaa se isagaa khiyaaliya ku daali. Muxumed Indhageellehttps://www.blogger.com/profile/18396043812439054192noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67670676277644773152015-09-29T02:25:27.478+01:002015-09-29T02:25:27.478+01:00SC. Yusuf Xidigaha geesku waa shaqaale dawladeed o...SC. Yusuf Xidigaha geesku waa shaqaale dawladeed oo mushahar ka qaata Dawlada sida lagu soo eedeeyay, maaha dad caadi ah sida aniga iyo malaa adiga oo aan xil hayn ama dawlad u shaqayn. laakiin dadka siyaasiyiinta ah ee Somaliland u dhashay ilaa ay u shaqaynayaan Somalia waa ka mamnuuc somaliland, Suldaanku sidoo kale oo xilbuu hayaa oo qarankan u hayaa. XORIYADA laga hadlo halkan USA ba kuma haysano , waaba Somalia. Ciyartowgii Dennis Rodman waatii N Korea lagu qabsaday maxaad u tagtay, Cuba dadka maraykanka ahi mamnuuc bay ka ahaayeen. Tani way ka duwan tahay oo sidaa Korea iyo Cuba shacabka laysuma diidin laakiin dadka xilalka haya sharciga Somaliland ayaan ogolayn laba canlayska. mida kale Xidigaha dawladaa soo saartay waxaanay ahaayeen role model dhalinta ah, waxaa ka danbaysa siyaasad inaan dhalinta somaliland u hanqal taagin SOMALIA ilaa ay dawlad gaara noqdaan.
BIDHAANhttps://www.blogger.com/profile/03699278712805945245noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78899719827693782272015-09-29T02:14:04.013+01:002015-09-29T02:14:04.013+01:00Abdi Mohamed Fahan ciyaarta. Somaliland waxaa joog...Abdi Mohamed Fahan ciyaarta. Somaliland waxaa jooga SOOMAALI OO DHAN looma diido cidna OROMO iyo CARAB ayaa xitaa ka buuxa, Tii markabku wuxuu ahaa mid dawlada xamar masuul ka tahay intay markab soo kiraysay oo UN la soo heshiishay oo shir jaraaid qabatay ayay tidhi xeebaha soomaalia oo dhan waa laga soo degi karaa markabkiina tidhi dadka berbera gee Siday xukunto. Ogow dadka soomaliyeed markii Puntland diyaarada diiday inay ka soo degaan berbera ee ay tidhi ka baxa puntland somaliland waxay tidhi welcome. markaa waxaa la diidayey in dawlada xamar ka talisaa isu muujin inay xukunto xamar. laakiin sida kale gaadhiga xamar ka baxa iyo diyaaraduba way sii maraan Hargeysa kuna degaan fiisana loogama baahna. marka se dawlada somaliya amaro socdaalka ah soo rogto waa la diidaa taasina waa siyaasad. ee la qabso sxb
BIDHAANhttps://www.blogger.com/profile/03699278712805945245noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13164795766341212242015-09-29T01:23:53.814+01:002015-09-29T01:23:53.814+01:00Waa qoraal fiican oo macquul oo qadarintisa leh. M...Waa qoraal fiican oo macquul oo qadarintisa leh. Mahadsanid Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04585080415943371926noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-37454441690583232622015-09-29T01:19:33.900+01:002015-09-29T01:19:33.900+01:00Yusuf Garaad Waad Mahadsantay Marka Hore Marka Lab...Yusuf Garaad Waad Mahadsantay Marka Hore Marka Labaad Dhinac Dawlada Somalia Ayaad U Xaglinaysaa Kama Aha Maqaal Ee Waxay Kaa Tahay Weerar Jiritaanka Somaliland ah Waxan Ku Sheegaya Laakin In Jiritaanka Somaliland Aan Fanan Iyo Cidkale Toona Loo Daba Fadhisan Karin Sharciga ayaana La Marinayaa Xidigaha Geeska Haduu Sharcigu Qabto Waa La Xumaya Hadii Kale Waa Lasii Daynayaa wabilaahi tawfiiiq
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09327528341078074282noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-37453484431471675862015-09-29T01:00:54.562+01:002015-09-29T01:00:54.562+01:00Xariga fanaaninta iyo diidmadii qaxootigii yamennl...Xariga fanaaninta iyo diidmadii qaxootigii yamennloo diday iney kadagan markabka waa colaad hada iyo kow larabo in dadka laga dhex abuuro Somali land cagaha dhulka dhiga yaa dhahoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/10687157438789071762noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-17817642087956438972015-09-29T00:32:37.330+01:002015-09-29T00:32:37.330+01:00Caadi is kadeg somaliland Caadi is kadeg somaliland Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14439687658972020947noreply@blogger.com