tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5691743544810848234..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Shiikh XasanYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger8125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-63210671405872038142013-07-01T07:58:31.374+01:002013-07-01T07:58:31.374+01:00Waxaa Qabaa in Xasan Daahir uuyahay Al;shabaab uun...Waxaa Qabaa in Xasan Daahir uuyahay Al;shabaab uuna Laayay Dad Badan oo Nooc Walba LEh sidaas Daraadeed Waa in Maxkamad La Keenaa Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06002066960614372873noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-21460452070496881132013-06-30T17:40:31.053+01:002013-06-30T17:40:31.053+01:00aniga waxay ila tahay in dawlada somaliya aanay xa...aniga waxay ila tahay in dawlada somaliya aanay xasan daahir cid shesheeya ah aanay u gacan galin waayo wuxuu danbi ka galay umada somaliyeed xaqiisana lamarsiiyo
anigu wakaa fikirkaygu gobolada woqooyi ayaan kasoo jeeda Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09514727610493105841noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-11182484500832653282013-06-30T05:26:06.321+01:002013-06-30T05:26:06.321+01:00Sh hassan aways aragtidayda waa in ay dowlada mar...Sh hassan aways aragtidayda waa in ay dowlada marka hore ula dhaqmin sidii maxbuus dagaal lagu soo qabtay marka labaadna waa in ay howsha hasan dahir ay dowladu ku dadaashaa in aysan ajanabi faraha la soo galin sida ETHOIPIA REER YURUB IYO MARAYKAN mida sadaxaad waa in media yaha laga joojiyaa inta hadal hayntiisa ka dagayso iyo mida u danbaysa oo ah in ay dowladu taxadar wayn ka muujiso madaxda alshabaab ee isa soo dhiiba.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07597232827500057437noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-1556187284663045072013-06-30T01:00:59.916+01:002013-06-30T01:00:59.916+01:00Yuusuf waxey ahayd with my all respect to you in a...Yuusuf waxey ahayd with my all respect to you in aad ka shekeyso, Tariikhda mugdiga leh ee uu ku dhex leeyahay ninkaani Shacabka Soomaliyeed meysan ahayn in aad u muujiso in uu yahay valuable intelligently, kor iyo hoosba Ciidanka dowlada Federaalka mar haddii uu soo galay gacantooda interrogation waa jiri lahaa, lakiin waxaan kaa sugeynay in aad muujiso atrocities-kii uu geeysatay ninkaan, wallahi cadaalad mahan in arinta ninkaan looga hadlaa lightly isla markaana la halmaama dhibaatadii uu u geeystay hooyoyin fara badan oo caruurtooda ka dhigtay xaabo dabka lagu shido si loo gaaro ahdaaf siyaasadeed oo guracan iyada oo weliba lasii marayo been laga sheega diinta islaamka. Haddii Soomaliya laga doonayo Nabad iyo Cadaalad waa in ay dareemeen dadka eheladooda la laayay cadaalad mahan I think they are the last who need justice, Danbiilahaan waa in aan u aqoonsana danbiile dagaal haddi kale weli waxaan ku socona wadadii qaldaneyd ee 20 sano baylahda ina dhigtay.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12339782354311694763noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-42336247207925379262013-06-29T18:18:25.800+01:002013-06-29T18:18:25.800+01:00yuusofow arintaan dadbadan oo aan aaminsanahy in e...yuusofow arintaan dadbadan oo aan aaminsanahy in eey yihiin ku qatay fikirka ugu saxan oo aan ka mid ahay ayaa qabo halka dadbadan oo aan isleyahay xaga hoose sooma dhaafaana waxa eey ku miisami doonaan aragti qabiil lkn waxkasto danta iyo guusha uma da aya ka weyn hadii tas larabna waa in sida ugu haboon loo la macamilaa arintaan dilkisa iyo xukun lamarsiiyomaanta waxa igala qiima badan in lo adegsadomaqalin ahaan taas ooaan aaminsanhay in eey tahay mid mariid leh oo dili doonta fikirka xag jirnimada waxaan kusoogaba gaben alahaa manta oookale wa markii lahdhihi jiray JINI NINKI KEENAA BAXSHO. Xasan haloo ogolaado in uu baxsho jinigii uu keenay.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05106831567500128510noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-88609476766396977802013-06-29T18:08:10.652+01:002013-06-29T18:08:10.652+01:00Dear Yusuf
You ask very legitimate questions on co...Dear Yusuf
You ask very legitimate questions on concerning Hassan D. Away. However, the biggest question and legal that should be ask are

• Is Hassan Dahir Awayes a prisoner of war
• Can a prisoner surrender to state, but not to the federal
• Who is responsible for surrender prisoners
• What are agree terms of his surrender and conditional he maybe asked. Somali is free nation with legitimate government and to turn its prison(ers) to another nation, it would go against the law of a free nation.
However, from my understanding, you are asking on how the government can make use of HDA in order to destroy Alshabab.
The way I see it, this is new a occurrence, and as it seems, the government was never prepared for high official to surrender. Yet, I doubt that this would be the last. Therefore, the government needs to form a committee from different branch of the government and others
• 3 parliament
• 3 commander of the police office
• 3 intelligence Dept
• 3 Prime Minister’s office
• 3 judicial office
• 2 elders
• 1 Amsom
• 1 human right

In the future, 19 people who should determine the faith of any prisoners who surrenders to the government. Other things I would advise the government is that in the future, no one should be allow see prisoners who surrender. As you are aware recently people flight to see HDA, I believe those people did not fallowed the protocol of the government, and by visiting him it dangers the nation.
HDA can be useful to the government; however, it can also be harmful because of the tribal problem our nation is facing. Therefore, I would say no more media release and everything should be treat as highly classified, and NSA should question anyone who sees or visits him. There can be people in MP and government officials who are Alshababa, and he might know, or business people who supports Alshababa both in the country and out of the country; and this people might be plotting to assassinate him, and if this happens the government will continue staying in darkness.
Trust me there will be people who wants to kill him, the government needs to act quick, put him in secure location with only limited people knowing where about and start collecting information.

Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09365623517858356166noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-79017014424938996192013-06-29T17:06:48.324+01:002013-06-29T17:06:48.324+01:00As-salaama caleykum, Xassan Daahir Aweys waaxaa a...As-salaama caleykum, Xassan Daahir Aweys waaxaa aniga ila tahay in la dal-dalo oo tiirka la taago sidi Saddam Xusseen oo kale. waayo xassan waa uu Qalmaa. Nabsigii baa ka soo baxey Ummadii uu Gumadey Ilahey baa Umadda ka qabtet. Cadaaladuu waa ka qalisan tahay wax walba aduunka. Tiirka ha la taago Xassan Su,aal la,aan.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07280976641645417341noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-30691625573555397532013-06-29T14:32:23.820+01:002013-06-29T14:32:23.820+01:00Saxiixa cusub ee Real Madrid Isco ayaa sharaxaad k...Saxiixa cusub ee Real Madrid Isco ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta uu eeygiisa ugu bixiyay Lionel Messi, isagoo ku tilmaamay inay tahay jaceyl uu u qabo xiddiga Barcelona.

Kubadsameeyahan ayaan kaliya dareensaneyn in xiddiga Argentina uu yahay xiddig kaligiis taagan, laakiin waxa uu sidoo kale ugu magacdaray eeygiisa xiddiga afarta jeer ku guuleystay Ballon d’Or.

“Eeygeyga waxaan ugu magacdaray ‘Messi’ sababtoo ah Messi waa ciyaaryahanka adduunka uguu fiican, eeygeygana waa kan adduunka ugu fiican” ayuu Isco kaga jawaabay markii la weydiiyay sababta ka danbeysa magacaan qariibka ah.

21 jirkaan ayaa hada ka hor bogaga hore soo koray ka dib markii wareysi hore uu bixiyay uu isku tilmaamay inuu yahay anti-Madridista markaasoo uu joogay Valencia, isagoo ku sababeeyay in Madrid ay tahay koox isla weyn.

Isco ayaa heshiis shan sanno ah u saxiixaya Real Madrid marka uu dhameysto tijaabada caafimaadka 3da bisha July markaasoo saxaafada loo soo bandhigi doono, markaasoo uu su’aalo la xiriira hadalkiisii hore ee ku aadanaa anti-Madrista wax badan laga weydiin doono.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11441957882971366054noreply@blogger.com