tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5781766572219882639..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Danjiraha USA ee London oo Muslimiin MartiqaadayYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger4125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68099329093067310432015-07-26T11:49:48.745+01:002015-07-26T11:49:48.745+01:00Garaad, waad ku mahadsantahay warbixinta aad nala ...Garaad, waad ku mahadsantahay warbixinta aad nala wadaagtay kulanka oo u eg mid xiiso badan, lkn aan naan hadda ka hor(kolley anigu) maqal.

Wxn filayaa in lagu soo qaaday kulan kaas xidhiidhka muslimiinta iyo Reer-Galbeedka + midka dunida Islaamka oo ahmiyad wayn u leh labada dhinacba, ha noqoto siyaasad, dhaqan, dhaqaale iyo amniba.

Qarniyadii tagay saamaynta R.Galbeed ku waxay ahayd mid toos saamaysa nolosha muslimiinta, waayo siyaasad, dhaqaale iyo xitaa ciidan ahaan ayay xaadir ku ahaayeen dunida muslimka.

Haddana sidoo kale ayaa shucuubta R.Galbeed ku u dareemayaan saamaynta dunida muslimiinta. Waxaa qasab ah in qaab garaadsan(xaqiiqi) loo wada tacaamulo.

Carruurtaada ku dhalatay Galbeedka, Soomaaliyadooda dhabta ah waa"halkan".
Iyo dabcan kuwayguba.

Ugu danbayn wxn kaa codsanayaa, waliba aan aaminsanahay na inay ila wadaagaan xiisaha mowduucaas in badan oo ka mid ah akhyaarta raacata qoraalladaada xiisaha badan.

Mowduucaas oo ballaadhan, haddaadan hal qoraal ku koobi karinna aad qaybqayb u soo tabin kartaa, 1, 2, 3.

Mowduucu waa safaaradihii ay Soomaaliya ku lahayd dalalka Galbeed: maxay ku danbeeyeen? Ma waxay ahaayeen kiro mise hanti qaran? Immisaa hadda shaqeeya/xidhan? Iyo wixii macluumaad ah eed ka heli kartid ee kale.

Wxn rajaynayaa inaad adna xiisaynaysid.

Ugu danbaynna su'aal shakhsi ah:

Wxd tahay suxufi caan ah, afaf badanna yaqaan; ma ka fikirtay inaad ugu adeegto khibraddaada/aqoontaada fagaarayaasha caalamiga ah, sida UN ta, J.Carabta iwm.

Siyaadda gudaha waxaa loo ciyaara kooxaysi(qabiilaysi) adigana -aragtidayda- mustawahaas kuuma qalmo. Waxaa ku soo ag fadhiisanaya kuraasta baarlamnka, qof ku yimid 4.5, oo hadduu doono aan ka soo bixin dugsi hoose ama danbiile, in badan oo tolkiis ahna kaga helay kursiga xoog: lacag ama laandheerenimo.

Mar kale, Mahadsanid wll.

Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03861642456738459512noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-83019548533238104872015-07-26T11:21:06.193+01:002015-07-26T11:21:06.193+01:00Waa fahmay waana ku farxay aragtida masjidka waase...Waa fahmay waana ku farxay aragtida masjidka waase ka xumaaday in aanay joogin dad dawladnimada somaliya ma talayay waa rajaynayaa in taladaada la wajaho oo ayan sii banaanan safaaradeena aad ayaana ugu mahadasntahay Yusuf wargalinta muhiim ka ahahmedifcc@gmail.comhttps://www.blogger.com/profile/07367416015641572163noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-25229939146482764682015-07-26T01:42:05.455+01:002015-07-26T01:42:05.455+01:00Laba arrimoodba waan ku faani karaa oo ah, tan man...Laba arrimoodba waan ku faani karaa oo ah, tan manaarada Masjidka Baker Street iyo tan ay nagu mataleen ka magac soomaali ahaan dhinacyadeey doonaan bulshada ha uga muuqdaanee, dad aad adigu ka mid tahay oo sumcad leh. Si gaara waan kuugu hambalyeeynaa inaad nagu matasho kulamada umadaha aduunku iskugu yimaadaan mid kuu qaasa iyo mid caam ahba. Aniga ahaana waxaad ka mid tahay dadka aan ku faano. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11950019136560969219noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-34665655954901795952015-07-26T01:13:30.934+01:002015-07-26T01:13:30.934+01:00Fadlan ra'yigaaga halkan ku reeb. Mahadsanid.Fadlan ra'yigaaga halkan ku reeb. Mahadsanid.
Yusuf Garaadhttps://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.com