tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post5834248886490753386..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Saaxiibbadeyda taageersan PuntlandYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger21125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28624753218512817462015-06-02T03:03:05.124+01:002015-06-02T03:03:05.124+01:00GARAADKU XAQ AYUU U LEEYAHAY INUU WAX HORAY U DHAC...GARAADKU XAQ AYUU U LEEYAHAY INUU WAX HORAY U DHACAY UU SHEEGO AMA UU FIKIRKIISA UU CABIRO, PUNTLAND IYO DADKEEDU WAXAY QABTEEN SHAY WAAJIB KU AHAA.
GARAAD YUUSUFNA ARAGTIDIISA AYNU U DAYNO XAGA WANAAGSANA AYNU KA EEGNO.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15619629730957787091noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-7370590371255182042015-06-02T03:01:00.966+01:002015-06-02T03:01:00.966+01:00GARAADKU XAQ AYUU U LEEYAHAY INUU WAX HORAY U DHAC...GARAADKU XAQ AYUU U LEEYAHAY INUU WAX HORAY U DHACAY UU SHEEGO AMA UU FIKIRKIISA UU CABIRO, PUNTLAND IYO DADKEEDU WAXAY QABTEEN SHAY WAAJIB KU AHAA.
GARAAD YUUSUFNA ARAGTIDIISA AYNU U DAYNO XAGA WANAAGSANA AYNU KA EEGNO.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15619629730957787091noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81402721665603007342015-06-01T02:17:08.259+01:002015-06-01T02:17:08.259+01:00Hi,
Inaad sheegto foolxumaddii Berbera ka dhacday...Hi,

Inaad sheegto foolxumaddii Berbera ka dhacday waa loo baahnaa. Haddiise aad foolxumadda ku dabakhday foolxumo PL ka dhacday 2007dii inaad ka tagto wanaaga maanta PL ka dhacay waa gar daro. Sababta aad akhristayaasha u xusuusisay 2007kii wixii dhacay waxay u muuqataa inaad reer SL ugu cudur daaraysid maanta wanaaga PL maanta samaysayna aad ku duraysid. Waxay u egtahay inaad reer SL wanaag ka badan ka PL inaad ka sugaysay oo aad iyaga is xejinaysid. Waa fikir Soomaali ku caan ah oo kugula yaabi maayo. Laakiin waa fikir aan ficil la socon!

Weriyayaashy beenta (sida badan) waa ka war wareegaan laakiin hadalka inay majaro kale u jeediyaan baa loo tababaraa. Xirfadaas ayaad isticmaashay!

Soomaali in fikir qabiil meel iska dhigto horaan uga quustay. Rag iyagoo fikirka qabiil aan ka madhnayan raggonimo wax ku doona ayaan weli raadinayaa!SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6717296835916211912015-05-31T19:09:02.700+01:002015-05-31T19:09:02.700+01:00yusuf garad qaladkada inad saxdo waa garowsho waca...yusuf garad qaladkada inad saxdo waa garowsho wacan runtii aad iyo aad ayay u xumayd dhacdo xun oo 2007 ahayd aad dadka xasuusiso adoo dawo u raadinaya mid hada taagan 2015
berbera wixii ka dhacay runtii aad ayay u fuul xumayd maamooyin iyo caruur silicsanaa oo badda saarnaa maalmo ay dad masulnimo sheeganayaan ay ku raaxaystaan dhibataytooda iyo celintoodacusaybehttps://www.blogger.com/profile/11578233210536310595noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-2145671850698723952015-05-31T11:44:09.350+01:002015-05-31T11:44:09.350+01:00Puntland wey ka xuntahay Soomaaliland dhinacyo bad...Puntland wey ka xuntahay Soomaaliland dhinacyo badan markaan fiirinay, 2007-dii waxay sameysay puntland Yuusuf Garaad ayaaba qormadiisa ku sheegay.

2011-kii Puntland ficilka ay sameysay ma jirto meel aduunka laga sameeyey.

Dad reer koonfureed miskiin ah oo iyagoo qaarkood gaari gacan riixaayo laga soo qabtay suuqa Boosaaso isla markaasna xoog lagu saaray gaari CANDHOMEYDLE ah si looga fogeeyo dhulka Puntland maamusho. Markii dadkaas masaakiinta ah la geeyey Gaalkacyo timaha ayaa laga xiiray, waxaana lagu daadiyey xaafadaha koonfureed ee Galkacyo oo ay maamulaan Galmudug. Dadkaas masaakiinta ah ee la soo raafay waxaa ku jiray nin gaari gacanle ahaa oo xaaskiisa UMUL ku jirtay, waxay rizqi ka sugeysay Allah ka sokow ninkeeda.

Musiibadaas miyaad inkireysaan ree Puntland?

Aniga ma jecli is tus-tus......... Puntland wey ka xuntahay Somaliland dhan walbo...

Ma maqasheen dad reer Koonfureed ah oo Shabaabnimo loogu tooganaayo Somaliland? Imisaa qof oo reer Bay/Bakool ah ayey Puntland toogatay iyadoo wax cadeymo aan ku haaynin?Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17416691476666346926noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70026891948803023632015-05-31T11:20:08.795+01:002015-05-31T11:20:08.795+01:00MAHAD CELIN
waxan kaga mahad celinayaa inaad wax n...MAHAD CELIN
waxan kaga mahad celinayaa inaad wax nagu fahansiiso qormadaada mahadsanid Mr. GaraadAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/07287121182237339979noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59865735144506224302015-05-31T10:54:49.830+01:002015-05-31T10:54:49.830+01:00YUSUF GARAAD
aad baad ugu mahadsan tahay jawaabah...YUSUF GARAAD
aad baad ugu mahadsan tahay jawaabaha degdegga ah ee aad ka bixisey comment geygii
waxaanse filayaa inaad isu aragto sidaan kuu qiimayn karo,waayo waxaan kuu aqaan weriye ruug caddaa ah,siyaasi weliba siyaassada meel sare ka bilaabay aqoonyahan dadka iyo dalkaba aad u kala yaqaan.
markaa ay intaasi jirto waxaan qoraalkaaga u arkayaa inuu ka turjumayo aragtidaa.
waxaan kugu raacsanahay inaad cidkasta qof ama qoys ama maamul hadduu ku kaco wax somalinimada ku xun,islaanimada ku xun,insaaniyadda ku xun.inaad inaad tusto sida ka wanaagsanayd ee kaga haboonayd falka uu sameeyey,weliba cannaana ugu dartid
laakiin markaan ka hadlo arrinta ka dhacdayBERBERA,iyo tay sameeyeen reer puntland ee aanay u kala harin maamul iyo shacab ee somalinimo dhab ah iyo weliba deeqsinimo iyo gobanimo la socotey,waxay ku habboonayd GARAAD inaadan kala reebin si ay iyagana tusaale ugu noqoto somalida kalena ku daydaan puntlan ee aysan ku dayan reer berbera iyo hargeysa.waxaase si wanaagsan u tarjumey sxbkeen AMINARTS waana ku mahadsan yahay
ogowna Y GARAAD aniga taageerenimo igama ahayn sidaad ii durtay waxay iga ahayd inaad labada is dhinic dhigto,thanksAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05552639499496688954noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85509552158137837822015-05-31T09:05:46.638+01:002015-05-31T09:05:46.638+01:00Yuusuf dadkaa ogow in ay koonfur mooryaantii kasoo...Yuusuf dadkaa ogow in ay koonfur mooryaantii kasoo qaxisay hadana villa Somalia uga sii dartay marka puntland iyo Somaliland ba waaa inaad dhahdid thank you because anagaa soo qaxinay hadana anagaa gargaarkii villa Somalia kuqaybsanaynasxbkinhttps://www.blogger.com/profile/02510645078523276441noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24139680685443489442015-05-31T08:58:31.120+01:002015-05-31T08:58:31.120+01:00Yuusuf dadkuna waa reeer koonfureed dhibkna waxaa ...Yuusuf dadkuna waa reeer koonfureed dhibkna waxaa lagawadaa villa Somalia ogow puntland dadkaan waxay u qabatay cid qabatay majirto taariikhdu na waa qorminsxbkinhttps://www.blogger.com/profile/02510645078523276441noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-26068951378317709592015-05-31T08:29:25.407+01:002015-05-31T08:29:25.407+01:00Yuusuf Garaad waxaad ka mid tahay shakhsiyaadka aa...Yuusuf Garaad waxaad ka mid tahay shakhsiyaadka aan wax badan ku kala aragti duwanahay laakiin aan aadka iyo aadka u ixtiraamo. Anigu waxaan ahay Puntlander, qormadaadana aniga iyo kumanaan kale oo akhridayba waxay u qaateen gef weyn oo aad naftaada iyo Soomaali iyo gaar ahaan Puntlandba ka gashay...Naftaada gef baad ka gashay oo Aqoonyahan Yusuf Garaad wuxuu noogu jiraa aqoonyahanka ay suurta gal tahay inay waddanka hoggaamiyaan, Soomaali iyo Puntland gaar ahaanna gef baad ka gashay oo walaalkayoow soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Weedha iyo maxaa kulmiyey Saca Naaso adag! Haddii aadan labada dhacdo oo aad sheegtay isu barbardhigeyn maxaa sheegiddeeda keenay? Haddaadse isu barbardhig tayba allaan kugu dhaariyaye ma isu dhigmaan? Labo case oo isu dhigma shakhsi daacad ah xogogaal ahina isu eego ma ahan, marka Yuusufoow inta iska deysid ararta iyo geedo ku gabbashada, walaalkayoow raalli gelin sii ehelkaaga iyo bulshadaada soomaaliyeed ee Reer Puntland.. Mahadsanid.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15561428283316139322noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-50491328256868657602015-05-31T06:37:47.571+01:002015-05-31T06:37:47.571+01:00PUNTLAND CIDNA AMMAAN UGAMA BAAHNA
Puntland Ixsa...PUNTLAND CIDNA AMMAAN UGAMA BAAHNA

Puntland Ixsaanka ay samaysay maalqabeenta ila danyartooda oo ay ku caawiyeen walalahood ma ahyn mid ay cid kala tashanayaan ama wax kaga doonayaan oo waxa cadayn u ah in dawladda soomaliya aysanba dan weyn ka lahyn arintaaas kuna gacan qaban xitaa so gudbintooda.

Midda kala yuusuf dadkii Galkacyo loo diiday Sababta keentay waad Garanaysaa waana laga tashtay waagii danbe oo imminkaba dad wada hdal soomalinimo ku Deggan ayaa jooga aya deggan Galkacyo.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05783923938713861453noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81128069261678265292015-05-31T06:36:50.521+01:002015-05-31T06:36:50.521+01:00PUNTLAND CIDNA AMMAAN UGAMA BAAHNA
Puntland Ixsa...PUNTLAND CIDNA AMMAAN UGAMA BAAHNA

Puntland Ixsaanka ay samaysay maalqabeenta ila danyartooda oo ay ku caawiyeen walalahood ma ahyn mid ay cid kala tashanayaan ama wax kaga doonayaan oo waxa cadayn u ah in dawladda soomaliya aysanba dan weyn ka lahyn arintaaas kuna gacan qaban xitaa so gudbintooda.

Midda kala yuusuf dadkii Galkacyo loo diiday Sababta keentay waad Garanaysaa waana laga tashtay waagii danbe oo imminkaba dad wada hdal soomalinimo ku Deggan ayaa jooga aya deggan Galkacyo.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05783923938713861453noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59571701834743545412015-05-31T05:59:00.693+01:002015-05-31T05:59:00.693+01:00Masuul Qal damay Ayuu ahaa Xaal Qaata Somaliyey Ma...Masuul Qal damay Ayuu ahaa Xaal Qaata Somaliyey Markii Danbe Waa saxay Xaalada wanan soo Dejiyey Qoxootugii aanu Walaaha ahayn ee yemen ka soo Bara kacay ,Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11352136634395352405noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-86483214003363633022015-05-31T02:32:01.628+01:002015-05-31T02:32:01.628+01:00Xaal qaado Xaal qaado Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04803315405925878621noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78119442405531118162015-05-31T02:31:46.745+01:002015-05-31T02:31:46.745+01:00Xaal qaado Xaal qaado Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04803315405925878621noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-82778916189956909712015-05-30T19:50:44.738+01:002015-05-30T19:50:44.738+01:00Ma jeclaysan amaan jacayl saxiibadayda reer Puntla...Ma jeclaysan amaan jacayl saxiibadayda reer Puntland ,dhadhanka qabyaaladaysan ee qormooyinka qaar, nin dad somali ah dhibaataysan kaalmeeyay,muxuu uga jeedaa siintiisa magaca leh, dadka waa somali marinkii ay somaliya kaga tahriibeen markii ayaman tagayeen intooda badan meesha hadana ka soo galayaan waa ayadii, wuxii aadnan awoodin cidana idinku ceebaymayso, lakiin idinka siisanmayno siin magac leh dhaqanka somalida la isgu gabyi jiray, hadal dheer maxaa idinku wada martaa habeeno hoyseene,,,,,, waana mahadsantihiinahmedifcc@gmail.comhttps://www.blogger.com/profile/07367416015641572163noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-43819357896501424602015-05-30T19:42:05.669+01:002015-05-30T19:42:05.669+01:00kkkkkkkkkkkkkkAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-9782736387286682722015-05-30T19:02:52.419+01:002015-05-30T19:02:52.419+01:00Asc walal iska dulqado ayan ku dhihi laha waxan u ...Asc walal iska dulqado ayan ku dhihi laha waxan u arkaa dadka in ey qabyaladii wax walbo kala weynaatay oo ey iloben ISLAAMNIMO Somalinimo ama bani'aadanimo Yurub ama mareykan marka ey afrikan ka ama asianka soo dhaweynayaan ma shurud ayey ku xiraan waa maya???ee somalitey iska iloba qabyalada fadlanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03861836370897354716noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24949324510349396482015-05-30T17:53:42.651+01:002015-05-30T17:53:42.651+01:00Yuusufoow Yuusufoow Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11761869059909766811noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-88142121899796330812015-05-30T17:53:22.195+01:002015-05-30T17:53:22.195+01:00Yuusufoow Yuusufoow Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11761869059909766811noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24667137562221547102015-05-30T17:37:51.710+01:002015-05-30T17:37:51.710+01:00puntland waxay qabatay waa waxay soomaali qabatay ...puntland waxay qabatay waa waxay soomaali qabatay somaliland sido kale djbouti na sido kale waxaan aad ula yaabay puntland wax qabadkeeda inay dadka qaar kadhigayaan kenya oo somalia wax uqabatay oo kale mahadsanid yusuf garaadAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11540507571836032949noreply@blogger.com