tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post6152379996124809562..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Suleymaan iyo Walaalkiis - Taxanaha Maxaabiistii 77 - Qaybta SaddexaadYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger20125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-41996577613395149212021-03-26T21:00:17.820+00:002021-03-26T21:00:17.820+00:00Titanium Backup Apk is one of the most potent back...Titanium Backup Apk is one of the most potent backup tools that restores the files of Android devices. Titanium Backup Alternative is the rooted Android.Hi Every Onehttps://www.blogger.com/profile/14323930455022941327noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-69674819785620570492020-05-06T18:18:08.479+01:002020-05-06T18:18:08.479+01:00jah inta dalkaan dad saas ugu shaqeeya oo miiran l...jah inta dalkaan dad saas ugu shaqeeya oo miiran lahelayo waxaan ku jiraynaa baahiabdulkadir hanuniyehttps://www.blogger.com/profile/06958998656824888397noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-27206596686049182342020-04-16T08:27:17.408+01:002020-04-16T08:27:17.408+01:00Wax bdn iga baxay dad laga quustay xata laga yaabo...Wax bdn iga baxay dad laga quustay xata laga yaabo in dadkoda tacsi u dhigteen in aad so rajo celiso oo aad baadi goob u gasho dadkaas sidaad ugu hekin laheed dadkooda arintu ma ahan arin yar lknse dadaallaga isku geysay waxad aheyd geesi somaliyeed kaaso leh maanus in ka bdn dadka kaleAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03918441208799859931noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-47082029288225293892020-04-16T08:25:22.781+01:002020-04-16T08:25:22.781+01:00Wax bdn iga baxay dad laga quustay xata laga yaabo...Wax bdn iga baxay dad laga quustay xata laga yaabo in dadkoda tacsi u dhigteen in aad so rajo celiso oo aad baadi goob u gasho dadkaas sidaad ugu hekin laheed dadkooda arintu ma ahan arin yar lknse dadaallaga isku geysay waxad aheyd geesi somaliyeed kaaso leh maanus in ka bdn dadka kaleAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/03918441208799859931noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60068121176580399172020-04-15T07:41:53.588+01:002020-04-15T07:41:53.588+01:00Marka laga tago inaad haysay shaqo adag oo dadkaag...Marka laga tago inaad haysay shaqo adag oo dadkaaga ugu adeegaysay,waxaa iga baxay sidaa aad aa ilaalinaysay dareemaasha qofka oo aad u dhaqmasay sidii dhakhaatiirta cilmi nafsiga ,waxaad samaysay wax qof bila aadama qof u sameeyo wuxuu ugu fiicnaa ee qof loo samayn lahaa.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07961231799852264024noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67139511787991159192020-04-15T07:41:35.660+01:002020-04-15T07:41:35.660+01:00Marka laga tago inaad haysay shaqo adag oo dadkaag...Marka laga tago inaad haysay shaqo adag oo dadkaaga ugu adeegaysay,waxaa iga baxay sidaa aad aa ilaalinaysay dareemaasha qofka oo aad u dhaqmasay sidii dhakhaatiirta cilmi nafsiga ,waxaad samaysay wax qof bila aadama qof u sameeyo wuxuu ugu fiicnaa ee qof loo samayn lahaa.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07961231799852264024noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-44464860799790174172020-04-15T06:57:36.997+01:002020-04-15T06:57:36.997+01:00Mutadawacnimo. Matihid ruux isla wayn. Hawl adag a...Mutadawacnimo. Matihid ruux isla wayn. Hawl adag ayaad qabatay.waan qiiroday runtii. Eagle Eyehttps://www.blogger.com/profile/08960135582575051549noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-87835868896197329002020-04-15T06:44:49.001+01:002020-04-15T06:44:49.001+01:00Waxan aad iyo uga helay woraaljaan wada naxariista...Waxan aad iyo uga helay woraaljaan wada naxariista ah runti waxaan jeclaan lahaa in aad buug yar ka qorto isla sheekadaan bilow ilaa dhamaad sifo uu dhaxal u nowdo waa hadii aadan qorin hada ka hor mudaneAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17404405797945817550noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-83761742417676899812020-04-14T22:29:50.519+01:002020-04-14T22:29:50.519+01:00Qof garanaya xuduudaha ay shaqadiisu leedahay, iyo...Qof garanaya xuduudaha ay shaqadiisu leedahay, iyo hannaanka loo maamulayo masuuliyadda ku saaran ayaad u muuqatay yuusfow, keliya hal qodob oo ka baxsan taxanaha ayaan talo kaa siin lahaa; waa in shaqo walba aad joogto, gaar ahaan mansabka siyaasiga ah aanuu kuu jiidin dhinaca shaqadaada suxufinnimo, oo aad yareyso tafaasiisha aan loo baahneyn, iyo siinta cid aan loogu talo gelin ama hawl kale ka dhalan karto, wakhtigeediina aan taagneyn.

Mahadsanid.SIDIhttps://www.blogger.com/profile/04686459641930493460noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-5124553807811779162020-04-14T22:17:49.761+01:002020-04-14T22:17:49.761+01:00Waxaa ka sheekadaan iiga soo haday 100 tilmaamood ...Waxaa ka sheekadaan iiga soo haday 100 tilmaamood oo aad u wanaagsan oo aad leedahay

Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10043904969626195926noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73709599430808173352020-04-14T21:14:40.776+01:002020-04-14T21:14:40.776+01:00Waxaa iiga baxay naxariista iyo xil gudasha allah ...Waxaa iiga baxay naxariista iyo xil gudasha allah kugu maneystay
Qaamuuus ayaad tahay fadlan xogahaas buugaag ka dhiga mudane

Mahadsanid mudane Tima caddehttps://www.blogger.com/profile/13232157977989542356noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-49307633692795673232020-04-14T21:12:08.656+01:002020-04-14T21:12:08.656+01:00Wax badan baa iiga baxay mas'uul waxaa fiicnaa...Wax badan baa iiga baxay mas'uul waxaa fiicnaan lahayd qormooynkan inaad buug ku qorto

Balse waxan is yar waydiiyay laba qodob oo yar yar
waxayna yihiin faantada iyo korontada laydhku waagaas 1987 aha may jireen Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/16990813868936553964noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-16255218204879654862020-04-14T19:38:48.606+01:002020-04-14T19:38:48.606+01:00Waxaa iga baxay sida hufan ee aad u gudatay xilkii...Waxaa iga baxay sida hufan ee aad u gudatay xilkii balse waxaan la qiirooday sida aad ugu dadaashay wiilkaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/12405592663567806349noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24970541207752406542020-04-14T18:53:35.345+01:002020-04-14T18:53:35.345+01:00Maasha allah alle haku barakeeyoMaasha allah alle haku barakeeyoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/02952262615193102713noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71848537330577739712020-04-14T18:35:59.534+01:002020-04-14T18:35:59.534+01:00Masha allah aad io aad ayaan u qiiroday waxana i m...Masha allah aad io aad ayaan u qiiroday waxana i muqda in aad hogamiye daacad ah oo shaqadise ka soo bixi kara si cdaalad ah suleyman sida aad ula tacamushay waxa ay aheed si dareen bini adanimo ku jirta lkn sual ku weydiye walakki ma ukeentay oo ma 8s arkeen tas aya ka farxad badan mudane waziir Apaaz Haajihttps://www.blogger.com/profile/05404005608987265648noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60510230026883355862020-04-14T18:05:33.397+01:002020-04-14T18:05:33.397+01:00Nin yaraantiisi xil kas ahay yusuf garaad, allah h...Nin yaraantiisi xil kas ahay yusuf garaad, allah haku dhowro.somalia adiga oo kale ay u baahantahay in aw hogaamiyo xiliyadan adag, lkn nasiibkaas wali ma helinAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/15836983810603238963noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-16409391359314625292020-04-14T17:38:44.337+01:002020-04-14T17:38:44.337+01:00Runtii halkaa waxaa iiga muuqata inaad tahay masuu...Runtii halkaa waxaa iiga muuqata inaad tahay masuuL garanaya Shaqada uu BuLshada uhayo waxay tahay
Sidoo kale Ay kugu dheehanthy bisayl iyo Niyad sami

Runtii waxaa iqancisay sida kaliya eee aad wiilka Yar ula Tacaamushay🤙Mohamed tawakalhttps://www.blogger.com/profile/11277302699784573149noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-741969187536222982020-04-14T17:35:49.544+01:002020-04-14T17:35:49.544+01:00Mhdsanid mundane Yuusuf GaraaadMhdsanid mundane Yuusuf GaraaadMohamed tawakalhttps://www.blogger.com/profile/11277302699784573149noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-44677430324207219762020-04-14T17:17:32.692+01:002020-04-14T17:17:32.692+01:00Maxaa kaaga baxay?Maxaa kaaga baxay?Yusuf Garaadhttps://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-5114983002035428292019-04-06T14:56:01.464+01:002019-04-06T14:56:01.464+01:00Mahadsanid GaraadMahadsanid GaraadMogehttps://www.blogger.com/profile/14637304355055822691noreply@blogger.com