tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post6166999628538632625..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Dadaal, Karti iyo SamirYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger5125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-54099072595390524152015-06-24T09:27:03.813+01:002015-06-24T09:27:03.813+01:00mahadsanid qormada tanmahadsanid qormada tanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11540507571836032949noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22892048826412105612015-06-23T17:24:36.865+01:002015-06-23T17:24:36.865+01:00Waan kugu raacsanahay Yuusuf qoluu toosh ku ifinay...Waan kugu raacsanahay Yuusuf qoluu toosh ku ifinayaa. Waase lagama maarmaan in lagu ifiyo.

Soomaalida dhibka haysta waxaa weeye, caddaalad xumo iyo xeer xumo.

Haddii caddaalad jiri lahayd waxaa masuuliyiinta lagu xulan lahaa kartidooda (meritocracy.) Masuuliyiintuna cadaalad bay fali lahaayeen oo waxay shaqaalaha ku xulan lahaayeen sidii iyaga lagu soo xushay. Maanta taas ayaa Soomaali ka maqan meel fog bayna ku jirtaa.

Maanta qabiil baa masuulka lagu xushaa isna qabiil buu wax ku xushaa. Soomaalidu ma is waydiisay, war 60 sanno baan qalad wax ku wadnay waxaynu hagaajino daaye wixii yaraa ee aan haysanay baan kala tuurnay ee sida ma isu dhaanaa?

Dhibku waxaa weeye, sida kaliya ee aan naqaan waa taa jaan-gowracan ciddii badali lahayd ama sixi lahaydna cidi fursad ma siin ama waa tiro fara ku tiris ah.

Qabiil, federlaism, 4.5 gobolaysi, Xariijiintii Engriis ka tagay qiimee dhamaan kuwaas oo dhan wax bedeli maayaan ilaa cadaalad wax lagu doorto caddaalad wax lagu shaqaalaysiiyo kii masuul qaadayna cadaalad wax ku maamulo ama ku shaqeeyo sharci cadaalad ah oo ilaaliyana la helo. SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-640853083076945762015-06-22T15:24:10.997+01:002015-06-22T15:24:10.997+01:00biya dhaca sheekhada inta aan lagaarin ereyada ma...biya dhaca sheekhada inta aan lagaarin ereyada maldahan iyo ku duur-xulka ah ayaaba cajiib ahAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/04856529990374219204noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-38992131288829440682015-06-22T11:51:47.209+01:002015-06-22T11:51:47.209+01:00Xukuumada uu soo dhisay Xasan sheekh iyo raga la s...Xukuumada uu soo dhisay Xasan sheekh iyo raga la shaqeeya mid qudha oo leh waayo aragnimo iyo aqoon uu ku hanan karo shaqada uu hayaa ma jirto ,dhamaan waxa lagu wada keenay is garabsi iyo reer hebel ,madaxwaynaha laftiisu khibrad iyo aqoon uma laha maamulka uu hayo thanksAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/13604110622098136813noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12622491424249526972015-06-22T11:01:41.952+01:002015-06-22T11:01:41.952+01:00arrinkaan waa arrinka maanta wadankeenna haadanta ...arrinkaan waa arrinka maanta wadankeenna haadanta kasiiridaya arrimaha dibla maasiyadda ayaaba ugudaran waliba mana aha inaan dadaan qirad laheeyn wadankeena god kusiiridaan waayo dad waxa ugudaran qofka naftiisa beenta usheega asigoo doonaya inoow kunoolaado dhalanteed doonayana inoow dadna kuhago amaba kuhogaamiyo soow hadaan katuuri maayo waxasa kasiidaran ninka madaxda ah ee nuucaas nagu caddibayaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05688030765916719080noreply@blogger.com