tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post6549305454314353930..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Gaalkacyo ma tebi doontaa Mowtada? Yusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger30125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-18568028249433551622015-11-30T05:17:28.218+00:002015-11-30T05:17:28.218+00:00
Abdullahi Yusuf iyo Ceydiid Allaha u naxariisto!...
Abdullahi Yusuf iyo Ceydiid Allaha u naxariisto! heshiiskii ay gun dhigga u ahaayeen wax badan ayaa lagu moodey..... Manta oo ay joogaan dad iyagii ka aqoon badana meeshii HESHIISKII 1993 la sii horumarin lahaa ayaaba isagii la burburinayaa.

Colaado Galkayo waxay Sawir ka bixineysa Kala tagsanaanta Soomalida Guud ahaan iyo dadka BARIGA iyo KOONFURTA maahan Wax reer Galkacyood ku gooni ah...

DOWLADDA soomaliya Haddii ay rabto in REER ay REER KALE howsgeyso waa mid aan suurtagal noqoneyn...

SIdii ABDULLAHI YUSUF iyo CEYDIID ay u arkeen xalka xiligoodii; KALA DUWANAANSHAHEENA aan ixtiraamno aanan wada noolaano!.

Soomaliya hasoo noolaaato!.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15256807412214364551noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-432918148564120972015-11-29T06:16:04.895+00:002015-11-29T06:16:04.895+00:00dowlada dhexe miyeysan lahayn laan dambi baaris oo...dowlada dhexe miyeysan lahayn laan dambi baaris oo cadayn karta waxa sababay dagalka galkacyo waxan filayaa dambiilayaashi dhibkas abaabulay in ay xoriyad dadka ku dhex mushaxayay kaalinta dowlada ma aha waan waan kaliya maxa saabay in wasaradaha shaqadaas leh ay dayacan howshoda qaran Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13120668635153336173noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-72107049743957078352015-11-28T07:53:02.488+00:002015-11-28T07:53:02.488+00:00waxaa qurux badan in laga fikiro amniga iyo huruma...waxaa qurux badan in laga fikiro amniga iyo hurumarinta umada soomliyeed maantana daagal diyaar uma haya ee halaga daayo dhibtaKhalid Ibrahamihttps://www.blogger.com/profile/10649334150533314669noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-30239987156038221502015-11-25T07:06:25.461+00:002015-11-25T07:06:25.461+00:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04463698715380108269noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-1181143772117608942015-11-24T11:17:46.793+00:002015-11-24T11:17:46.793+00:00
Soomaali waa mid Meel ay joogtaba, In Dadka re...
Soomaali waa mid Meel ay joogtaba, In Dadka reer gaalkacyo lagu kala geeyo Xaafadaan waxay ka tirsan tahey Maamaaul Hehel Iyo Maya ee Maamul Hebel kale, Waa Caqli Xumo Soomaali Dib ugu laabatey, Arintaas Waxaan Ku Eedeynaa Aniga Dowladda Dhexe Ee Federal Gaar Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Awoodi weydey Ama ka gaab Satey in Dadka Reer Galmudug iyo Reer puntland ay Kala Saari weydo wax kala.

Mahad weyn haka gaarto odayaasha Deegaanka oo Ku guuleystey in Damiyaan Colaadi Qaraxdey.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/08241740806426054367noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81088955602265566522015-11-24T11:12:27.987+00:002015-11-24T11:12:27.987+00:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/08241740806426054367noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81619321213406481242015-11-24T06:22:03.229+00:002015-11-24T06:22:03.229+00:00waa mahadsan tahay Garaad. Gaalkacyo hurinta colaa...waa mahadsan tahay Garaad. Gaalkacyo hurinta colaadeeda waxaa masuuliyadeeda qaadaya dhalinta hadda jirta ee waxyaalaha fawaaxishka ah barta bulshada ku kulanta oo aflagaado iyo qabyaalad isugu jawaabaya. dhalinyarada maanta waa ay gabeen doorkoodii waxa ayna ugu abaal gudeen wadankoodii qabyaalad iyo caadifad qabiileed. gunaanadkayga waxaan oran lahaa magaalo sideedaba ma xumaato mana amni la aato ee hadba waxaa sidaa ka dhiga dadka iyo bulshada ku hoos nool.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03015010430891963207noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22391689842411790222015-11-24T04:10:34.658+00:002015-11-24T04:10:34.658+00:00Reer gaalkackyo nabada iyo isfahanka iyo in lais j...Reer gaalkackyo nabada iyo isfahanka iyo in lais jeclaado hasoo dhaweeyan Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03787179780516457232noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-54957039136155247032015-11-23T16:57:51.972+00:002015-11-23T16:57:51.972+00:00Mahadsanid mudane yousuf garaad talada fican oo a...Mahadsanid mudane yousuf garaad talada fican oo aad siisay dadka somaliyeed .
mida galkacayo iyo ma naxayaasha masuuliyeenta sheegta oo jooga Somalia gar ahaan potand iyo galmudug waa ineey fiiriyaan shacabka somaliyeed dantoodazafulahhttps://www.blogger.com/profile/06705192559267748117noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-47522894025865595962015-11-23T16:13:52.424+00:002015-11-23T16:13:52.424+00:00Waxaa iigula qaab daran oo iigu tala xun inta ilaa...Waxaa iigula qaab daran oo iigu tala xun inta ilaah abuuray 25 sano ka bacdi ninka dhalin yara ah ee inta qori qaata qabqable magac madax weyne wata u dhimanaa😫Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07107522402760190395noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-80306620897964152572015-11-23T14:50:08.749+00:002015-11-23T14:50:08.749+00:00Waxaa moodaa hadba baal cusub oo dagaalka qabaa...Waxaa moodaa hadba baal cusub oo dagaalka qabaa'ilka ah in ay Soomaalidu sii furayaan.Waagaas waa sagaashanaadkiiye Dagaalkeena waxaa wxaa saldhig u ahaa Jabhado qabiilo ku salaysan, maantana maamul goboleedo.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12433554359946357381noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-37081925475731061112015-11-23T14:29:43.235+00:002015-11-23T14:29:43.235+00:00Mr Garaad Tanks sida wanaagsan aad u cabirtay , An...Mr Garaad Tanks sida wanaagsan aad u cabirtay , Ani waxaa dhihi lahaa Dagaal Wiil Kuma dhashto ee wiil ayaa ku dhinta Caqligana ha shaqeeyoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00661000326635531738noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13449098540493907772015-11-23T13:43:35.044+00:002015-11-23T13:43:35.044+00:00Mr Garaad Tanks sida wanaagsan aad u cabirtay , An...Mr Garaad Tanks sida wanaagsan aad u cabirtay , Ani waxaa dhihi lahaa Dagaal Wiil Kuma dhashto ee wiil ayaa ku dhinta Caqligana ha shaqeeyoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00661000326635531738noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-74751924885624346642015-11-23T13:43:34.121+00:002015-11-23T13:43:34.121+00:00Mr Garaad Tanks sida wanaagsan aad u cabirtay , An...Mr Garaad Tanks sida wanaagsan aad u cabirtay , Ani waxaa dhihi lahaa Dagaal Wiil Kuma dhashto ee wiil ayaa ku dhinta Caqligana ha shaqeeyoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00661000326635531738noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-82435464164141458452015-11-23T13:08:13.132+00:002015-11-23T13:08:13.132+00:00Aqoonyahano Ma jiraan ee dalka hada waxaa ka taliy...Aqoonyahano Ma jiraan ee dalka hada waxaa ka taliya niman qabqablayaal ah oo danahooda waxay ka arki waayaan burburinaya Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11494565574516650470noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-33682483054164940212015-11-23T10:42:20.860+00:002015-11-23T10:42:20.860+00:00Ilaahay wuxu yiri "" wa idaa qultum facd...Ilaahay wuxu yiri "" wa idaa qultum facdiluu....." Nebigu scw wuxu dhahay " qulil xaqa wa low kana muran"" hadan runta la shegin cadaaladana lagu dhawaaqin guul iyo gobonimo la gaari maayo.
# yusuf garaad wa raga baraxley Ama Gamudug u dhashay ee weliba fara kutiriis ka wax u bartay ah haduu xaqa ugu hiilin lahaa ee uusan gardaro garab ku siiyeen maanta guulo la taaban karay kaari lahaayeen.
Glkcyo over 75% wa pland ma wax laysu bar bar dhigi karaa? Dhalin yaro aan dowlad jiheysa school, shaqo iyo mustaqbal qurux badan uga muuqan galkacayo una haysta inay temporary ku joogan rajona ka qabin quruxda iyo aayaha magaalada haday caadeystaan Xabad iyo bililiqo ma in kan qabiil u xiga waxna soo bartay uu garab ku siiya mise wa inu qabtoo sida u dhaamo? Shekadu yeysan noqon fiqi bahdeed kama jana tagto. 2015 wa xiligi aynu runta iyo xaqiiqada ku dhaqmi lahaynn wa iga talo.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14279013578970642533noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-21844770654818901012015-11-23T09:11:00.131+00:002015-11-23T09:11:00.131+00:00Absolutely . Nabad galayo ayaa loo baahanyaahay . ...Absolutely . Nabad galayo ayaa loo baahanyaahay . Waa.inaan wax kabaramaa.xanuunadi badna.ee.in.soo.maray. dadka alla ha walaaleeyo.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15938011315078137034noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-35448419734105303772015-11-23T08:50:14.132+00:002015-11-23T08:50:14.132+00:00Waxaan ba la yaabanahay anagoo haysana dhul saas u...Waxaan ba la yaabanahay anagoo haysana dhul saas u wayn oo la yiraahdo qofkasta oo somaali ah hadii dhulka laynoo qaybin lahaa waxaa ku soo aadi lahayd 12km square, hadana maalinkasta dhul isku dilaynaa caqli liitee dadkaygu.
Nabada halaga wada shaqeeyo hadii kale Gunimo iyo Gumaysi ayaa laga dhaxli doonaa.Hassanhttps://www.blogger.com/profile/17619732968108885997noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-74418982342826672582015-11-23T08:37:55.332+00:002015-11-23T08:37:55.332+00:00Dowladuhu waligoodba waa ilaalin jireen heshiisyad...Dowladuhu waligoodba waa ilaalin jireen heshiisyada aan wax u dhimeynin isbadala siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale, illaa waagii Islaamka ka horreeyay.

Gaalkacyo waxaa in badan lagu cawryay ineey aad u ilaaliyeen heshiiski 20 sano kabadan odayadoodu gaareen. Waxaanse dareen sanahay in Cabdiwali Gaas oo qurbo joog ah iyo Cabdikariin Guuleed oo bulsho rayid ahaa ay fahansaneyna qiimaha ay reer gaaljacyo ugu fadhiso nabada ay soo haysteen xilli aan beelaha halkaa wada daga beelaha ay ka tirsanaayeen aysan isa salaami jirin, salaad isku xiran jirin oo magna kala qaadan jirin saa dhiihoodaa isku banaanaay. Waxaan leeyahay ilaalibta nabadda Gaalkacyo haloo daayo raggii maali jiray.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11950019136560969219noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-77014771528534163292015-11-23T07:57:22.461+00:002015-11-23T07:57:22.461+00:00ALLAHA unaxiisto dhammaan intii ku dhimatay dagaal...ALLAHA unaxiisto dhammaan intii ku dhimatay dagaalka hore aya waxaa lo yiri federaal hormar ma keeno marka halmagaalo oo labo madax leh walee waa yabAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-34888288540494110452015-11-23T07:30:58.112+00:002015-11-23T07:30:58.112+00:00Aniga waxey ila tahay in nabad la qaadan doono idi...Aniga waxey ila tahay in nabad la qaadan doono idin Alle, sababtoo ah waxaan ku kalsoonahay labada hogaamiye Mr.Guleed iyo Mr. Gaas oo runtii ah labo masuul oo leh khalfiyad cilmiyeed oo aan is lee yahay waxey uga faa'iideyn doonaan shacabka labada dhinac ee Magaalada Gaalkacyo.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01597102992436334216noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-31929897527681090562015-11-23T07:04:49.895+00:002015-11-23T07:04:49.895+00:00Waa Cajiib, Waa dagaal Fool Xun, https://www.youtu...Waa Cajiib, Waa dagaal Fool Xun, https://www.youtube.com/watch?v=hskv_0LCUJkAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/13723235947517937563noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-52783268880796435502015-11-23T06:17:25.577+00:002015-11-23T06:17:25.577+00:00Waqtiyo kala duwan ayey ahaayen Yusuf Garaadow! Wa...Waqtiyo kala duwan ayey ahaayen Yusuf Garaadow! Waagas caydiid iyo cabdillahi yusuf waxay hogaaminayen laba kooxod oo isku tabar ah! Lkn imika sidii ma ahan. Baraxley waa minority xaafad galkacyo kadagan. Puntland na wa state within a state.
Baraxley na Dhagax tuurkoodi ayaa batey, marka sidii dowlad in looladhaqmo ma ahan ee waa OUTLAWZ ubaahan in tabartooda latuso. Aniga galkacyo joogey iweydii. Habeyn walba intey magaalada soo galaan ayey dad ku xasuuqan gabdho na ku kufsadaan baabur iyo xoolo na ka kaxeystaan. Luuqad xabad mooyaane idaa iyo nabad mayaqaanan. Marka yuusuf Garad you are ignorant about the current affairs of Galkacyo now. 1996 ayaa kugu dambeysey marka waaqica soo arag ama jaahilnimadaada dadka kala tag. As for puntland, they have the right to protect their citizens at all costs. Enough is enough!Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15533380797730678022noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-69857556041442015342015-11-23T06:13:25.027+00:002015-11-23T06:13:25.027+00:00Runtii waa su'aal wanaagsan, waana arin laga n...Runtii waa su'aal wanaagsan, waana arin laga noxo in maanta dadka shacabka ahaa dhaxdiisa laysku laayo.
Waxaan rajaynaynaa in Alle intii dhimatayna u naxariisto, Galkacyana aysan Tabin Mowtadeedii oo kuwa iminka jooga ay noqdaan kuwa caqligoodu shaqeeyoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/06601288359226317614noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-55105828923432396922015-11-23T05:44:46.790+00:002015-11-23T05:44:46.790+00:00Galkacyo waxay masuuliyad kasaarantahay laba madax...Galkacyo waxay masuuliyad kasaarantahay laba madaxwayne Gass iyo guuleed, waxaan leeyahay dabka gaaska kadaaya , maantay labada shacab waxaa kahaysataan ama idiin hayaan taageero wanaagsan , marka dhagta midig wax ugu sheegay , waan ku rajo waynahay inay idinka qaadanayaaneAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/07372788636570452821noreply@blogger.com