tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post6555393650201260002..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Somaliland Jawaab ayaa ku WaajibtayYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger51125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-51477567232857894312015-06-03T11:42:52.504+01:002015-06-03T11:42:52.504+01:00Yusuf Garaad Maqaal Xaqiiqada ku dhisan ayaa ku wa...Yusuf Garaad Maqaal Xaqiiqada ku dhisan ayaa ku waajibay
Assalaamu Calaykum,
Waxa aan si hufan u akhriyay maqaalka uu Yusuf Garaad ka diyaariyay dhacdadii la buunbuuniyay ee qaxooti la sheegay in Berbera laga celiyay. Si qurux badan oo farshaxnimo ka muuqato ayuu Yusuf u qoray maqaalkaas.
Haddii dhacdadu ay tahay sida uu Yusuf u sheegayo ama ujeeddada madaxda Somaliland tahay in ay qaxootiga ku celinayeen Soomaali nacayb, maqaalku waxa uu noqonayaa arrin gar ah.
Laakiin waxa muuqata in maqaalku yahay mid caadifadaysan, Yusuf waa suxufi ruug caddaa ah, xeerarka saxaafadana waxa assal u ah DHEXDHEXAADNIMO iyo aragtida ama cabashada darafka kale in aad soo xigato, nasiib-daro, maqaalka kama muuqato meel uu Yusuf Garaad kaga hadlay doodda iyo ula-jeeddada madaxda Somaliland.
Yusuf Garaad waxa aan u soo jeedin lahaa - horaa loo yidhi 'nin habari-dhashay dal ma seegi waydee' - in uu dhacdadan baadhitaan ku sameeyo dhacdadan, dabadeedna, xaqiiqada dib u baahiyo, haddii kale, maqaalku waxa uu u muuqanayaa mid calool xumo iyo cadaawad ka dhex abuuraya Soomaalida, sidoo kalena weerar ku ah qadiyadda Somaliland.
Waxa aan qirayaa in dhacdadaasi ay ahayd mid xanuun leh oo aan loo baahnayn, xataa haddii Somaliland la xumeeyay, laakiin aqoonyahanka iyo indheer-garadka uu Yusuf ka mid yahay waxa la gudboon in aanay horseed ka noqon isku-dirka Soomaalida. Haddii kale, qoomiyadda Soomaalida oo ah - dad wadaaga, diin, xidid iyo xigaaleba - waxa ay ku abuuri kartaa cadaawad iyo is fogeyn, waayo Soomaali meel kasta oo ay joogto ma kala maarmi karto xattaa haddii Somaliland la aqoonsado.
Mustafe Adamhttps://www.blogger.com/profile/16436915043647060820noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-3303016517266146862015-06-03T10:07:25.814+01:002015-06-03T10:07:25.814+01:00waxaan lahadlayaa kuwa somaliland sheeganaya ee is...waxaan lahadlayaa kuwa somaliland sheeganaya ee iska dhigaya dad reer somaliland ah ha sheeganina dad aydaan ahayn ceebtiin maahoo somali oo dhan ayaa somaliland sheegata mar mar ka qaar markaan bbc da dhagaysto waxan maqlaa qoraalo aan aad ugu qoslo oo samays ah waxaad moodaa inay ciyaal u sheekaynayaan hebel hebel oo hargaysa jooga fikir kiisu waa sidaa hebel hebel kale oo burco jooga fikir kiisu waa somalia ha noolaato waxaas iyo khiyaaliga aad naftiina ugu sheekaynaysaan intaad ka baxdaan ha ku mashquuline waxaan dantiina ahayn ee waxaad ku mashquushaan sidaad dhibkan idin haysta ee aad gacmihiina ku iskugu gaysateen illaahay idiin muu keenine illaahay wax xun looma nisbeeyo idinkaa sidaa isku galay is dulmay is dhacay is kufsaday is dilay illaahay intaad u noqotaan somaliland iyo bunt land waxaa wakhtiga ha iskaga qaadinee isutaga isa saamaxa sulmiga iska daaya illaahayna barya illaahay wuu idiin dhisi dawlade Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07374621614097166392noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81894190445638953932015-06-03T07:36:36.699+01:002015-06-03T07:36:36.699+01:00waxaan doonayaa inan u jawaabo wiilkan yar ee yuus...waxaan doonayaa inan u jawaabo wiilkan yar ee yuusuf iyo wax layidhaa anigu ma aqaanee adeer waxa maqaal aad wakhti badan kaa qaata u baahan hadiiba aad wax ka qorayso kan qolka maamula ee hantidii umadan lahayd account nada yurub ku shubtay ee aad cid iskugu xigtaan mee sowta hadalka aan cidi kaga badin aaway maaxaa aamusiiyay sowkii somalia maamulayay maxaa helay ma waxaad naga dhaadhicinaysaa muqdisho dekedeeda cidi kama dagi karto mise muqdisho cidi ma dagi karto 7 million dadka badan ayaa maanta muqdisho dagan kuwaas ayuun bay ku biiri lahaayeen ee waxay diidayaan hantida umada loogu dhiibay ee hayadaha calamku ugu dhiibay inay siiyaan waa kuwa dubia isaga raaxaysanay hantidii umada aaway wasiirka arimaha dibada sheegayana ee hadalka nacas nimada ah ku hadlayay xaguu ka keenay lacagta uu dubia ku raaxaysanayo waa hantidii dadkan qaxoontiga ah kaas iyo madaxwayna qolka maamula ayaa u baahan inad maqaalo ka qorto waliba maxkamad lasaaro Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/07374621614097166392noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22077746081216114872015-06-03T06:42:49.653+01:002015-06-03T06:42:49.653+01:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04458517867476774672noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24934831720448221282015-06-02T22:28:27.314+01:002015-06-02T22:28:27.314+01:00Somaliland Somaliland Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14075515406401717860noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-58180039654238187602015-06-02T22:17:59.900+01:002015-06-02T22:17:59.900+01:00Somaliland Somaliland Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14075515406401717860noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-33403540592434669232015-06-02T17:40:12.423+01:002015-06-02T17:40:12.423+01:00waan ku salaamay yuusuf garaad marka hore somalila...waan ku salaamay yuusuf garaad marka hore somaliland way ku khaldantahay inay hor istaagto qoxoonti soomaaliyeed oo aynu wada ognahay dhibka haysta intuu leegyahay.
somaliland lagama filayn inay falkaas oo kale ku kacdo balse hadda way dhacday waxaanu ka codsanaynaa inaanay mar dambe waxani dhicin.
yuusuf adna waad mahadsantahay waxaad na xusuusisay taariikh hore aanaan ogayn soomaaliya Alle dhibaatada ha ka dul qaado.

AAMIIN AAMIIN AAMIINAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/16696886580452550189noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-1789956892750406622015-06-02T11:38:42.855+01:002015-06-02T11:38:42.855+01:00This comment has been removed by the author.Minhttps://www.blogger.com/profile/11646269106046524048noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-10853928630666362632015-05-31T23:15:37.268+01:002015-05-31T23:15:37.268+01:00Sedex eray ayaan ka oranayaa oo dag daga
1 . Somal...Sedex eray ayaan ka oranayaa oo dag daga
1 . Somaliland wax qurxoon ma sameyn
2. Dadkan soo qaxay iyaga oo intaan ka miskiisan ayay boosaaso ka tahriibeen bal dhibta iyo silaca ku qabsaday doomaha iyo raga hubeysan ee wata oo lawada yaqaan ka wareysta
3. Tahriibka waxaa u lahaa qixii laga soo qaxshay koknfur si dadban iyo si toosaba

Raad arooryo dib looma raaco gacma geel jirana hoos ayaa loo dhaqaa
soomaali waa mid mana kala maaranto ee ninow ninna ha eedin doonta wan wada dajinayay aan is wada badbaadino o sharafkeenii iyo dad nimadeena dib u soo ceshanno habeenna makala maaranee

Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03521427679336302898noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-72834294800682846382015-05-31T16:05:36.101+01:002015-05-31T16:05:36.101+01:00HANALOO DUL QAATO MAANTA WEYNAGA CIIRTAYE SOOMAALI...HANALOO DUL QAATO MAANTA WEYNAGA CIIRTAYE SOOMAALIYEEY.
Waxaan aad u salaamaya wallaalkay YUSUF GARAAD oo arkey khaladkan dekedda Berbera ka dhacay, Aad baanu uga xanahay hadaanu nahay shicibka Somaliland wixii dadkaa shicibka ah ee Qaxootiga ah ee kasoo cararay dagaalka kasocda Yemen, may ahayn in laysku hor taago albaabka Markabka, Manay ahayn in laga lagu yidhaahdo dib ugu noqda manay ahayn in xitaa la tuso hadal ama ficil waxyeeli kara waxna u dhimi kara damiirkooda, WALLAALAYAAL WAA MARKII U HOREYSEYE EE AANU SIDAN OO KALE NALAGU ARKEE HANALOO DUL QAATO. Waxa jira buuq siyaasadaysan oo ah gudahaga. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05468031817039028697noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-66790798468931980162015-05-31T13:27:53.279+01:002015-05-31T13:27:53.279+01:00This comment has been removed by a blog administrator.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01730266587228682241noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-82174848991064833832015-05-31T13:03:18.406+01:002015-05-31T13:03:18.406+01:00waa wax lala yaabo hadii somali is naceysa aaway i...waa wax lala yaabo hadii somali is naceysa aaway islaamnimadii aaway dhaqankii quxoonaa waxaana sabab u ah waa madaxda ka taliso Omar Ali Ahmedhttps://www.blogger.com/profile/17959597411529278882noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89413650778348522352015-05-31T11:47:01.729+01:002015-05-31T11:47:01.729+01:00waan ka xumahay in somalida la kala faquuqowaan ka xumahay in somalida la kala faquuqoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/12175477595210700020noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-38151185280493713382015-05-31T07:52:41.638+01:002015-05-31T07:52:41.638+01:00asc Yusuf Garad Omar iyo asxabta kale,
aniga oo xu...asc Yusuf Garad Omar iyo asxabta kale,
aniga oo xuman udhaheyn hadalka aan uwado somaliland ugana jawabayo somaliland hadalka ay dhahday oo ahaay in qaxootiga somaliyeed looga diday inay kasoo degan dekada berbera waxa ugu wacan labo arin.
1. in somaliland aay gacan saar laledahay xuutiyinta ka dagalameyso yeman kuna dhaheen dadkan qaxooya oo an ku dhax gamban laheeyn waxay ka degayaan dekada aad mamushan taasne waa balankii an galnay inad nooga baxdeen.
2.in somaliland aaysan aheeyn dowlad umadeeda wax uqabata lkn ah na jecel inay is tutusto wadamanka aay madax bananida ka radinee taas kuu cadeyneyso malintii kowad wey isku sawireen ayagoo soodajinaa lkn kadib aay arinku ka calway
aadban uga xumahay arinkaas aay ku dhaqantay
ayadoo somalinima sheganee luqadeena sheganee lkn waa mid meel kutala.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04767649004467472300noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-47404441492442331542015-05-31T07:44:48.219+01:002015-05-31T07:44:48.219+01:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04767649004467472300noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-4910691106417364082015-05-31T05:16:31.703+01:002015-05-31T05:16:31.703+01:00This comment has been removed by the author.cusaybehttps://www.blogger.com/profile/11578233210536310595noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12222891922652367502015-05-31T01:05:18.086+01:002015-05-31T01:05:18.086+01:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17387065132979824563noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-81356614033681975092015-05-31T00:50:40.622+01:002015-05-31T00:50:40.622+01:00Waa wax laga xumaado wa dhacdo xanuun leh in dad s...Waa wax laga xumaado wa dhacdo xanuun leh in dad soomaaliyeed oo hadana cax ah loodiido in ay wadan soomaali leedahay gudaha u galaan . waxaana cad in soomaaliland mugdi usoohoyday taariikhdana ay meel kagalidoonto lagu xasuusto.
Waxaase jira shacabka reer soomaaliland in ay arinkaan kaxumaadeen falxuna ay kutilmaameen . Su'aashu waxaytahay maxaa sababay in dad masuliyiin ah falkaan kufakaraan? Hada se maxaa wax lagu xalinkaraa ? Oo maanta soomaaliland uhaboon in aysamayso .
Yuusuf garaad waad kumahadsantahay maqaalka dheer ee aad kabixisay dhacdadaan xanuunka leh Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17387065132979824563noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-54430085160479794312015-05-30T23:07:22.780+01:002015-05-30T23:07:22.780+01:00Yuusufow ma mid mise mid maamulka soomaaliland.xaq...Yuusufow ma mid mise mid maamulka soomaaliland.xaq umalahayn inay bahdood iyo beeshood, dhal iyo dhalaan sadex ku hor istaagan, Bad, baahi iyo bugto colaadeed. wayna ku khaladanyihiin middaas waxaanuna leenahay haka bixiyeen raali gelin iyo wax raasumaal gelaaya.
Allahow sidii roon. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12053351022307547799noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68154113785498586282015-05-30T20:08:19.576+01:002015-05-30T20:08:19.576+01:00SC, sida cad dhamaan dadka somaliland badidoodu wa...SC, sida cad dhamaan dadka somaliland badidoodu waxay ahayd talaabo ay cambaareeyeen, lkn waxa xusid mudan oo ah inaan la iloobin in dadka dekeda berbera laga hor istaagay ay socotay muddo kooban iyadoo markii danbe la ogolaaday, mushkiladiina halkaas lagu xaliyay, yaan dadka looga dhigin in maalmo iyo bilo ay halkaas ku xayirnaayeen, mawduuca yaan la dhaafin xadkiisa buunbuunintana halaga daayo; tacadiyo intaas ka badan ayaa dhaca oo hadana aynaan ka hadal sida dhibka haysta muslimiinta qaxoontiga reer burma kuwaasoo mudo dhowr bilood ah bada dul heehaabaya oo la' cid magangelyo siisa
Eng Xamse Ibraahimhttps://www.blogger.com/profile/07206258110755359554noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59639649269375781052015-05-30T19:49:08.913+01:002015-05-30T19:49:08.913+01:00#YusufGarad Somalidu Ninka Wanajiya Ayay ku Xaraan...#YusufGarad Somalidu Ninka Wanajiya Ayay ku Xaraan Oo xumeyaan Somaliland Qoxonti Badan aya Kunool oo Somaliya Ka sobarakacay Somalidu Asxaan malaha Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14305822063114109783noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-5471830203742877422015-05-30T18:57:46.346+01:002015-05-30T18:57:46.346+01:00maamulka somaliland ceebtii ugu xumayd ayey ku kac...maamulka somaliland ceebtii ugu xumayd ayey ku kaceen dad qaxooti ah oo walaalihiin ah oo dagaal ka soo cararay oo sadex habayn badda ku jiray in markabka dhexdiisa lagu haybsado oo dadka lagu kala sooco dhaqan soomaaliyeed ma aha wax horay u dhacayna ma aha arin fudud mahaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05936942894940479816noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6705965423512750502015-05-30T17:17:59.124+01:002015-05-30T17:17:59.124+01:00Laakiin Hussein taariikhdu waa ay qorantahay oo la...Laakiin Hussein taariikhdu waa ay qorantahay oo lama dafiri karo ee ogow, haddii ay noqon lahayd 2007 iyo 2011.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/08091769854315392811noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-86832278598100937042015-05-30T17:12:31.486+01:002015-05-30T17:12:31.486+01:00xaqiirnimo baan u arkaa xumaanta puntland inaad s...xaqiirnimo baan u arkaa xumaanta puntland inaad sheegtid wanaaga hada ay sameenaysona aad ka gaabsatidAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17101385445443712646noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-56114265528143766322015-05-30T16:36:25.083+01:002015-05-30T16:36:25.083+01:00http://gabiley.net/2015/05/yaa-siyaasadeeyey-qaxoo...http://gabiley.net/2015/05/yaa-siyaasadeeyey-qaxootiga-fariin-ku-socota-qof-kasta-oo-ka-faallooday/Anonymousnoreply@blogger.com