tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post682948829221222820..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Kulan DhallinyaroYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger6125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-9327494227733699332015-12-25T07:06:23.014+00:002015-12-25T07:06:23.014+00:00MAHADNAQ
Waxan aad ugu mahadnaqayaa intii ku lug ...MAHADNAQ

Waxan aad ugu mahadnaqayaa intii ku lug laheed kulankii qiimaha lahaa ee shalay galinkii dambe ka dhacay POOSH TREAT.
Si gaar ah.
Manar Moalin walasheen waad ku mahadsantahay gogoshii aad u fidisay dhalinyarada soomaaliyeed.
Si ay isku dhaafsadaan afgaarahooda kala duwan.
Yusuf Garaad masuul sare. Ilaa xad waad ku mahadsantahay Sidii Cadaaladda aheed oo aad u kala hageysay afgaarihii kala duwanaa ee dhalinyarada. Iyo Maqaalka quruxda badan ee aad ka diyaarisay.
Mar walba waxaa diyaar u nahay Ka shaqeynta iyo Horumarka dhalinyarada dal iyo dibad. Ee soo dhaweenayaaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09241503456829697346noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-88447534307863514162015-12-25T07:05:15.774+00:002015-12-25T07:05:15.774+00:00MAHADNAQ
Waxan aad ugu mahadnaqayaa intii ku lug ...MAHADNAQ

Waxan aad ugu mahadnaqayaa intii ku lug laheed kulankii qiimaha lahaa ee shalay galinkii dambe ka dhacay POOSH TREAT.
Si gaar ah.
Manar Moalin walasheen waad ku mahadsantahay gogoshii aad u fidisay dhalinyarada soomaaliyeed.
Si ay isku dhaafsadaan afgaarahooda kala duwan.
Yusuf Garaad masuul sare. Ilaa xad waad ku mahadsantahay Sidii Cadaaladda aheed oo aad u kala hageysay afgaarihii kala duwanaa ee dhalinyarada. Iyo Maqaalka quruxda badan ee aad ka diyaarisay.
Mar walba waxaa diyaar u nahay Ka shaqeynta iyo Horumarka dhalinyarada dal iyo dibad. Ee soo dhaweenayaaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09241503456829697346noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-11122674548422538002015-12-25T00:57:12.026+00:002015-12-25T00:57:12.026+00:00Abdul Hassan USA
Aad iyo aad baan ugu faraxsanaha...Abdul Hassan USA
Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay runtii anigoo goobjoog ahayn hadana inta joogtay yaa igafilan inan istasgeerno madax kartilehna aanu samysano waa qabaa in wadankenu yahay 100/75 dhalinyaro hadii lahelo hufnan iyo karti anu mustqbalka dhow kabixidono dhibkan nagu raagay wana idiin soo duceeynaa anigoo ah imaam masjidna howsha halkiina kasiiwada Yusuf Garaad iyo inta jacel samaha dhalinyaradana halagusoodaro hogaanka sare ee dhalinta berito si aad uheshan hiigsiga dhaliyarada dalka oodhan meelkasto ayjogana haloodiro infitation kaga sooqyb galan shirarka muhiimka ah intas waa igatalo aswkakahttps://www.blogger.com/profile/06739653202539717922noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-29220635467026070952015-12-24T19:18:38.025+00:002015-12-24T19:18:38.025+00:00waad ku mahadsantahay sida hufan eed marwalba noo...waad ku mahadsantahay sida hufan eed marwalba noolaysiiyey wadaagto waxyaabaha mudan in laga hadlo ama lagu baraarujiyo dadka qaar oo aanan la Socon waxaan ku leeyahy hore usoco waadna mahadsantahaymohamedkhttps://www.blogger.com/profile/01396745446400503248noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-31890940419325304162015-12-24T17:24:23.033+00:002015-12-24T17:24:23.033+00:00yusuf thnks, dhan ka kale sorry wn ka maqnaa kulan...yusuf thnks, dhan ka kale sorry wn ka maqnaa kulan kaas, waxaan ahay Imaamka Dhalin yarada Soomaaliyeed, waxaan markasta uduceeyaa dhalinta Soomaaliyeed, is araggiina galabtay iyo ku lankii ka horeeyay waxaan leeyay Alle habarakeeyo.
Dhalin yarada oo lays ka indhatiro waxay sababi kartaa wax aanan hadda inta ku soo koobi karin waxaanan isku dayaynaa sidii Bulshadu kaalinteena u garawsan laheed taasoo ah waxa aan Dhalka ku soo kordhin karnoAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/16528470717808625296noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-59015756012444255632015-12-24T17:22:07.121+00:002015-12-24T17:22:07.121+00:00Dowladu waa markii ugu horaysay ay talada dalka ka...Dowladu waa markii ugu horaysay ay talada dalka ka qayb galiso dhalinyarada waxaana ugu wacan in ay ka baqday kacdoon dhalinyaro oo soo afjara faragalinta shisheeyaha iyo gacmaha loo adeegsanayo ee siyaasiga somaliga ah hadaba waxay ila tahay in aysan ku dhicin dhalinyaradu dabinkaasi oo ay yeeshaan aragti ka madax banaan waxa socda.

Waxaa ila haboon in dhalinyaradu la timaado habka kabadalan sida ay hada wax usocdaan hadeysa ku milmaan ma jiri doonto fursad lagu badbaadiyo dalkan

Mahadsanid YGAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/04803315405925878621noreply@blogger.com