tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post690162402502272122..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Kulan GeesinnimoYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger36125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-45389812802541226042015-06-29T02:28:12.413+01:002015-06-29T02:28:12.413+01:00Kani waa dal baaba'y
Waa qoom is duudsiyay
Ree...
Kani waa dal baaba'y
Waa qoom is duudsiyay
Reer reer u kala degay
Anaa dahaba anaa daran
Anaa daain abid
Ugu dooran baa badan
Ninwaliba dantiisuu
Degelkaa u joogaa
La iloow dantii guud
Dayartiyo caruurtii
Daadxoor kaxaysoo
Siday beri danbaabeen
Loo tuur dad qaladkii
Duli baa la jecelyahay
Dulmigaa la dhawraa
Daacadaa la cayrshaa
Xaaraantaa la doogtaa
Xalashaa la daahaaa
Qabiilkaa sidii dayax
La daawadaa habeenkii
Hogaankoodu waa doqon
Damiin waa ka daran yahay
Dadkii way xasuuqeen
Qaarna way dayoobeen
Darxumay ku noolyihiin
Qaarna Habar dugaagiyo
Loogu deeqyay cadawgii
Caruurtaa ka sii daran
Gaajo Iyo darxumo iyo
La daaleen aqoon li'i
Haweenkii bal daymood
Dayac bay la liitaan
Ragoodii wax qaad iyo
Mirqaan bay duljoogaan
Qaarna way dikriyayaan
Quraankay dudubiyaan
Deriskay qalaan duhur
Hadana farax duceeyaan
Waxa ay daninayaaan
Durduradii janada iyo
Farduus dacaladeedii
Xuural cayntii daahnayd
Duuduub in loo siin
Qaarna waa Diyaasbaro
Da'yartii hablaha wadhan
Midmid bay u dooxaan
Wixii dagan ma dhaafaan
Doktoor baan ka ahay yurub
Lacagtaydu deeqaay
Dalkeeneey badh goysaa
Isagoo daciifoo weliba
Hoogeveen ka dawarsada
Danyartii dhulka tubnayd
Dolar toban u tuur tuur
Denmark baan ka soo galay
Baasaboor dad leeyihiin
Oo ku duugoobay jeebkii
Hadba dacal ka soo Saar
Toban Dumara u dhamee
Wuxuu dago wuxuu dilo
Wuxuu dunida la afrogo
Gabdhihii dam kawada sii
Waxa Kaa ka sii daran
Damiirlaawe ganacsade
Faaiido doonka ah
Unaxayn dalkiisii
Cuduraada dilaaga ah
Dawadooda kala dhige
Kiimikada dilaaga ah
Wadamada duqoobiyo
Dal shisheeye soo diray
Ku daabule dalkiisii
Danyartiyo masaakiin
Duruuftooda kama naxe
Jumlo Iyo tafaariiq
Dawo Iyo faraajiin
Duuduub u wada liqe
Alaabtoodu waa duug
Tayo Iyo dux maleh
Waxa hadhay mid daalina
Danaystaha siyaasiga
Dal shisheeye laga hago
Dabadhilifka iibsaday
Dadkiisiyo Dalkiisii
Ee Doolar dhaafsaday
Calankeena dahabka ah
Dumarkii intaasay
Dhex dabaalanaayaan!
Dadyoow yaabay aniguye
Damjadiid ayay tahay
Maandeeq hasheenii
Dadku wada lahaayeen
Hadmay doogsadeen keli
Duulaan ku qaateen
Dawladiina yeesheen
Duul ka yimi Itoobiya
Sierallione jabuutiyo
Yugandhayskaa dumarkii
Dawarsada intuu yidhi
U dukhuulay Waaberi
Kolkay dunidu maqashee
Dayaxii ku soo baxay
Qaar cusub ku sii daray!
Dadyoow yaabay aniguye
Damiirkii xaguu tagay?
Soomaalaay daboolaay
Xaqa daadafeeyaay
Soomaalaay qabiil Iyo
Xumaan daadaheeyaay
Soomaalaay damiirlaay
Caruurteda dubataay
Soomaalaay daweeyaay
Meel aan damqanahayn
Soomaalaay dastuurlaay
Diinteeda xoortaaay
Dhamaanteed is dooxdaayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05684317451415656593noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-27092279705811921202015-03-04T14:40:55.465+00:002015-03-04T14:40:55.465+00:00Khaatumo dad baa samaystay? Ma dadkaad tirtir ilee...Khaatumo dad baa samaystay? Ma dadkaad tirtir ileen inkiraad meel ku geyn mayso'e?SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-72312698017446730762015-03-04T14:39:51.243+00:002015-03-04T14:39:51.243+00:00Cali Khaliif wuxuu ka soo hor jeedaa reerkan raba ...Cali Khaliif wuxuu ka soo hor jeedaa reerkan raba inay dowlad qabiil samaystaan ee SNM & reerkan kale ee raba inay Soomaali qolo-qolo u kala geeyaan ee SSDF. Adiguna labadaa mid ka mid ah caqligoodii baad ku hadashay.SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-20533465139912909512015-03-04T14:38:25.631+00:002015-03-04T14:38:25.631+00:00Yaan geed isku caleema saarin? Muhiimaddu waxaa we...Yaan geed isku caleema saarin? Muhiimaddu waxaa weeye, dadkiisa ma metelaa? Taas baa wax lagu xukmiyaa.SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71032299228810071452015-03-04T14:37:37.886+00:002015-03-04T14:37:37.886+00:00Colaadda Buuhoodle & Qorulugud Siilaanyaa ka w...Colaadda Buuhoodle & Qorulugud Siilaanyaa ka wada ee Cali Khaliif kama wado. Cali Khaliff iyo dadkiisuba waxay diideen in 100+ sanno ka hor waxay ku baaba'een in maanta dib loogu celiyo. Wadan Soomaaliland la yiraahdaa ma jirto. Colaadda aad ka hadlaysaa waxay joogsanayaa markaad riyadda beenta ah iska daysaan.SSC SOMALIAhttps://www.blogger.com/profile/01671073031244158119noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28227568609123919592015-02-25T11:36:37.989+00:002015-02-25T11:36:37.989+00:00Kulankan waxaan odhankaraa waa talaabo dhanka horu...Kulankan waxaan odhankaraa waa talaabo dhanka horumarka loo qaaday. Waa talaabo uu soo dhaweynayo qof kasta oo damiir fiyow oo Somalinimo ku jiro. Cida dhibsanaysa ama ku sasaysa kulamada caynkan oo kale ah waxaan qabaa waa cadawga umada Somaliyed.Ustaadhttps://www.blogger.com/profile/06281294671126394409noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-56166018113212110222015-02-24T19:36:24.160+00:002015-02-24T19:36:24.160+00:00Wax khaatumo la yiraahdaa horta ma jirtaa, halkays...Wax khaatumo la yiraahdaa horta ma jirtaa, halkayse ku taalaa amase ka talisaa? Xasan Sheekh ma wuxuu qaabilay Cali Khaliif Galayr oo aan wada naqaano wuxuu yahay run ahaantii sharaftuu iska qaaaday xasan sheekhAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09445260332535745372noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60745156869060313072015-02-24T18:15:37.895+00:002015-02-24T18:15:37.895+00:00s/c,qofkii buka ama nacayb hadalkiisa ka muuqdo wa...s/c,qofkii buka ama nacayb hadalkiisa ka muuqdo warkiisu wax ka soo qaad ma leh sidaan arko anigu,dadka degaanadaas dega Taariikh iyo dadnimo intaba cid qarin kareaa ma jirto,degaankana ,dhulka ay degaan ee asalka u leeyihiin wuxuu ka badan yahay laba gobol iyo dheeraad ,

Tan kulanka Mudame Galayr iyo Mudane Hassan Sh waa taariikhi waana isu soo dhopwaansho buuxa waana soo dhoweynayaa ,wixii caadifads iyo cuqdad ah inta ku hawlan baan u dhaafayaaAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67209103480341220702015-02-24T17:26:02.682+00:002015-02-24T17:26:02.682+00:00aadbaan uso dhawaynaya wadahadalada labada madaxwa...aadbaan uso dhawaynaya wadahadalada labada madaxwayne...mana lakala maarmo waa la isku baahan yahay...ilaah hakadhigo mid wax ku ool ahAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17330533439373869861noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-26923988462199667792015-02-24T17:16:45.974+00:002015-02-24T17:16:45.974+00:00Ali waa mudanyahay xilka loo doortay, inuu Madaxwe...Ali waa mudanyahay xilka loo doortay, inuu Madaxweyne Xasan Sheekh wada hadlaana waa guul Soomaali Weyn usoo hoyatay.
Si wanaagsan ayan usoo dhaweynayaa, shaqo wacan madaxda dalka.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03412483339598617070noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70690625224531885842015-02-24T16:53:51.031+00:002015-02-24T16:53:51.031+00:00waxaan u arkaa kulamadii aan waxba soo kordhin jir...waxaan u arkaa kulamadii aan waxba soo kordhin jirin waayo xubin iyo xeeb iyo galmudug oo deegaan ka taliya ayaa la aqoonsan wayay waaba khaatumo oo aan hal degmo ka talinAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00852769719359104033noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-65388016205099521072015-02-24T16:52:59.846+00:002015-02-24T16:52:59.846+00:00Aan mid ogaanno haddii aan nahay Soomaali; Kulan k...Aan mid ogaanno haddii aan nahay Soomaali; Kulan kasta oo dhex mara dad masu'uuliyiin ah danteenna ayaa ku jirta waana inaan bogaadinno oon u ducayno. Muxumed Indhageellehttps://www.blogger.com/profile/18396043812439054192noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-57212516950626196162015-02-24T16:30:53.989+00:002015-02-24T16:30:53.989+00:00ahmed husse soomaalidu waxay tidhaahdaa maroodigu ...ahmed husse soomaalidu waxay tidhaahdaa maroodigu takarta u taagan ma arko ee wuxuu arkaa takarta maroodiga kale ku taagan waxaan odhan karaa fikirkaaga ayaa taas la mid ah waayo colaada maamulka siilaanyo wado ma aragtid ee waxaad aragtaa wanaagga cali wado ee ah mid nimada soomaaliya oo adiga si khaldan kuula muuqta beelaha aad leedahay colaad baa dhextaala ninka coladaa bilaabay waa siillaanyo ilaa hadana sii wadaa waa isaga ee cali shaqaba kuma lahay oo dalkaba ma joojin markii colaadaasi bilaabatay Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05936942894940479816noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13731525575351129392015-02-24T16:00:36.902+00:002015-02-24T16:00:36.902+00:00Cali baryo kuma noqon . Waana Libaax rug cadaa ah...Cali baryo kuma noqon . Waana Libaax rug cadaa ah. Libaaxna nin gana og nin galadana og . Soomaaliya Allaha guuleeyo . Runtii waa geesiyaal aan kala dhicin.Abdulkadir Ahmed Rage Waayeelhttps://www.blogger.com/profile/07319869991517205328noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-83500947186485269822015-02-24T15:56:17.528+00:002015-02-24T15:56:17.528+00:00inkasta oo aan ogahay inay jiraan dad aan ku farxa...inkasta oo aan ogahay inay jiraan dad aan ku farxayn kulanka labada masuul haddana waxaan odhan karaa waa talaabo dhinaca wanaagsan looqaaaday xasan sheekh iyo cali khaliif ma jirin colaad weyn oo u dhaxaysay balse waxaa jirtay arimo siyaasadeed oo ay ku kala duwanaayeen oo aan odhan karo mar haddii ay wada hadleen xal ayey u heli karaan soomaalidu waxay ku maah maahdaa midho gunti ku jira looma daadiyo midho geed saaran maamulka khaatumo wuxuu ogol yahay oo diyaar u yahay in aan soomaaliya la kala goyn halka maamulka siilaanyo doonayo in soomaaliya labo laga dhigo marka labadaa nin ma ninka jooga ee soomaali nimada raba ayaa mudnaanta leh mise ninka raba inuu tago ayaa mudnaanta muranka labada nin u dhaxeeyaa intaas ayuu ahaa oo xasan sheekh aad ugu adkaysanayey inta uu siilaanyo xal ka gaadhin in aanu khaatumo la hadal waxaan rajaynayaa ka tegi rabana in xal latuso kan joogana wanaag la tuso ee aan xal Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05936942894940479816noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-6759498831788954212015-02-24T15:46:49.718+00:002015-02-24T15:46:49.718+00:00Geesinimo iyo cali khaliif kala dheer hadii uu ge...Geesinimo iyo cali khaliif kala dheer hadii uu geesi yahay intuu ciyaalkiisii qurbaha gestay fidno iyo dagaal lama yimaaden deegaankii uu ka soo jeeday oo nabad ah.
Ninkaan waxan u arkaa nin kursi jacaylka meel qaldan ka galay, Waa run somalidu waa isku dan lkn cali khaliif waxaad mooda inuu garanin halka ay dantiisa iyo danta deegaankiisa ay ku jirto.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01896285275214703964noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-11644908560103215992015-02-24T14:04:48.440+00:002015-02-24T14:04:48.440+00:00waxaa muhiim ah inaan fahano inay jirto dan dadka ...waxaa muhiim ah inaan fahano inay jirto dan dadka isku tolaysa nin walbaa fikirkaasa gaar ah isaga led ladka iyo dowladana waa inaga dhex kulankiina kulan khyraad inshaallahAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/02493043197557958403noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-35945665577673331402015-02-24T13:05:03.968+00:002015-02-24T13:05:03.968+00:00Waxaan xaqiijinaynaa in taabadasi kulanka labadda ...Waxaan xaqiijinaynaa in taabadasi kulanka labadda musuul yahay qeyb ka mid ah din u heshiisiinta iyo isu soo dhawanshaha bulshadda.waxaan aqoon Fiican u leeyahay madaxweynaha khaatumo ,xasan Sheekh laftiisa madaxweynaha dowlada ferderaalka .Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/16171195826200964346noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70545135104948201792015-02-24T11:56:45.812+00:002015-02-24T11:56:45.812+00:00waad mahad santahay yuusuf waa shaqo aad Ummadda u...waad mahad santahay yuusuf waa shaqo aad Ummadda u haysid hadaalin mahadsanid in badanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/14094244793432173289noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-68806669512760990562015-02-24T11:52:18.040+00:002015-02-24T11:52:18.040+00:00Waa talaabo dhanka Midnimada loo qaaday, Madaxweyn...Waa talaabo dhanka Midnimada loo qaaday, Madaxweynaheenna Xasan Sheikh Maxamuud waan ku taageer-sannahay in uu soo dhaweeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Qaatumo state of Somalia, waxaa la wada ogsoon-yahay in dadka reer Qaatumo ay weli-good u taagnaayeen Midnimada Ummadda Soomaaliyeed hadda iyo Xurnimo doonkii kahorba, marka wey mudan-yihiin in aayahooda ka tash-taan laguna extiraamo. Somaliland iyo Puntland waa in ay ka dayaan Xod-xodo-dagaaleedka ku dhisan Hayb-ku-doon Qabiileed iyo mid Goboleed oo ay ku hayaa Qaatumo State of Somalia, waana in ay Dowladda Soomaaliya u aqoonsataa sida Dowlad Goboleed-yada Dismay, hadii ay wax-dhimanyihiina loo dhameys-tiraa haday u dhan-yihiin sharuudahii laga rabay, Mida kale waxaa Dowladda Soomaaliyeed ku waajib ah in ay ka ilaaliso Qabaa'ilka dhul iyo dad boobka ku haya Qaatumo State of Somalia. Mahadsanid Yusuf Garaad.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14094244793432173289noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-64481958462896256242015-02-24T11:37:25.865+00:002015-02-24T11:37:25.865+00:00waxaaan oraankaraaa waaa guull haddii u iskaashada...waxaaan oraankaraaa waaa guull haddii u iskaashadaaan dowlada iyo maamul goballeeda gaar ahaaan khaatumo waayo waa dadka kaliya soomalinimo u dhimanaya
goballada waqooyi ilaa gumeystihiin wakhtigan xaaridka ha kuwa maalin walba ku dhimanaya qaraxyada ka dhacayaaa mugdhisho misna marnaba way u hurayaaan naftooda difaac dalkood Abdilatifhassanyarehttps://www.blogger.com/profile/11481447929448480532noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-10308875327696134972015-02-24T10:54:27.515+00:002015-02-24T10:54:27.515+00:00Waxa la dhihi karaa somalia hada eey cagaha la hes...Waxa la dhihi karaa somalia hada eey cagaha la heshay wadii hormarka hadiiba eey madaxda hoganka hayaa eey garteen in dan jirto qolokasta oo isku imaada daan aa isku keenta lagayabee aygoon is rabin in eey halkas dan isla firsadaan waa wax lagu farxo Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/16111944238270044673noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22105379751640338862015-02-24T10:49:05.783+00:002015-02-24T10:49:05.783+00:00This comment has been removed by the author.ganiyusufhttps://www.blogger.com/profile/04318143996410170350noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-23374256210798684232015-02-24T10:36:34.184+00:002015-02-24T10:36:34.184+00:00( Hadeey sharuudaha dowlad goboleed buuxin karaan ...( Hadeey sharuudaha dowlad goboleed buuxin karaan ) Intaas ayaa kuu cadeyneysa inaanan cid u xukumin deegaan eysan laheyn. Hadeey buuxiyaanse sharuudaha oo ah 2 gobol iyo wixi ka badan cidna loo joojin maayo. Anigana khaatumo iyo Puntland iyo Somaliland midna maahi ee waxaan gutay xaqa aan u leeyahay inaan ra'yigeyga ka dhiibto arimaha dalkeyga :)Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11950019136560969219noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67454067086354867732015-02-24T10:29:06.901+00:002015-02-24T10:29:06.901+00:00Maxaa dan ah oo laga fa idayaa kolbaa mid geed hoo...Maxaa dan ah oo laga fa idayaa kolbaa mid geed hoostii isku so calemoo saraa in la yidha madaxwaynahaa la kulmay? kan garan la inu dantaa dadkisa ka shaqeyoo, horenaa wuxuu falay tarikhdisaa ka arki kartiid somali waxbaa u kordhin mayan waa gacmo dalis shekaduu.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/08162124181627522191noreply@blogger.com