tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post7015735020113912268..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Shil Madaxweyne - QEYBTA LABAADYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger31125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-55127113475972306512020-04-17T02:02:12.903+01:002020-04-17T02:02:12.903+01:00Waxaan ka marqaati kacayaa qeyb ka mida kulankaagi...Waxaan ka marqaati kacayaa qeyb ka mida kulankaagii ugu horeeyay ee Buulo burde,
Waayo waxaan ka mid ahaa ardadii ku soo barbaartay xaruntii dhalinta kacaanka ee Lafoole.
Waxaan xusuustaa inuu Allaha naxariistii Jano ha geliyee Maxamed Siyaad habeenkii xilli dambe oo lawada hurdo inuu gaadmo kusoo booqan jiray xaruunta isagoon la ogayn si uu ugu kuurgalo xaalada dhabta ah ee nolosha ardada halkaa ku xareysan.
Abdullahi Lafoolehttps://www.blogger.com/profile/17363354718167995934noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28521638283855748172020-04-17T01:51:40.757+01:002020-04-17T01:51:40.757+01:00Caawa ayaan wakhti u helay inaan si mug leh uga bo...Caawa ayaan wakhti u helay inaan si mug leh uga bogto qoraalkaagan iyadoo ay weliba xili dambe ii tahay,laakiin waan ku qabaa waayo shaqo ima sugeyso berito haduu alle idmo oo waxaan ku jirnaa gurijoog.
Abdullahi Lafoolehttps://www.blogger.com/profile/17363354718167995934noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-53530117950432882982020-04-16T11:46:27.517+01:002020-04-16T11:46:27.517+01:00Mahadsanid Mudane yuusuf Waxaan kaaga mahadcelinay...Mahadsanid Mudane yuusuf Waxaan kaaga mahadcelinaya Qormadaan quruxda badan waxay iitahay Aqoon kororsi. Xasuus iyo inaan Wax ka ogaado wax aanan Goobjoog u ahayn Sidoo kale waxaan kaaga mahadcelinaya sida aad u jeceshahay inaad Dhalinyarada aan kamid ahay Aad Garaadkooda ukordhiso

Mudane yuusuf Xushmad baan kuu haynaaaCubeyd jamahttps://www.blogger.com/profile/14183171419600677892noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-63800101294613079432020-04-15T21:42:25.153+01:002020-04-15T21:42:25.153+01:00This comment has been removed by the author.Aeshehttps://www.blogger.com/profile/18351530003720573930noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12628560736689245392020-04-15T07:10:06.543+01:002020-04-15T07:10:06.543+01:00Mahadsanid jazakalah 🔥💯🙏Mahadsanid jazakalah 🔥💯🙏Apaaz Haajihttps://www.blogger.com/profile/05404005608987265648noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-56222999362206268702020-04-14T10:47:52.569+01:002020-04-14T10:47:52.569+01:00Mahadsanid mudane waxad tahay indha dheer, waxbada...Mahadsanid mudane waxad tahay indha dheer, waxbadan ayan kafaidnay qormadada
Mahadxchttps://www.blogger.com/profile/05565786777285916484noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-15226005128413120182020-04-14T09:26:04.867+01:002020-04-14T09:26:04.867+01:00Abdirashid Ahmed Osman Mogadishu
Waad mahadsantah...Abdirashid Ahmed Osman Mogadishu
Waad mahadsantahay mr Yusuf lakiin waxaa iigu maqaala ah waxyaabo badan oo qalad ahaa oo shilkaa kadib dhacay inay u sabab ahaayeen sixun usoo gunaanadkii 21 sano ee Kacaanka sababtuna waxay ahayd dad badan uu si qaldan u isticmaalay janisyo soomaray.
Wabilahi Towfiiq Abdirashid Ahmed Osmanhttps://www.blogger.com/profile/03363056431186840294noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67465701856669075102020-04-14T09:15:20.521+01:002020-04-14T09:15:20.521+01:00Mahadsanid Mudane orah adagna waan kaa faa'id...Mahadsanid Mudane orah adagna waan kaa faa'idey oo ah "Awoodda siyaasaddu Waa lab, Waa awood dhab ah oo gacantaada Ku jirto iyo midda lagaa aamminsan yahay. Haddii Ay labadu iskabi waayaan, mid ayaan sida Ay kuugu meel marto Waa ay adagtahay"Mahad Aadan Uwowhttps://www.blogger.com/profile/02231056144848295106noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73369931716932247412020-04-14T07:48:44.786+01:002020-04-14T07:48:44.786+01:00Mar walba oo madaxweyne Siyaad ay hooyadeey iga sh...Mar walba oo madaxweyne Siyaad ay hooyadeey iga sheekeyni jirtey waxay ii sheegi jirtey xog ama fikrad la mid ah tan aan maanta nala wadagtay oo ah in shilka ka dib madaxweynaha xldiisu fiicnayn oo talada dalkana maankiisa ku goyni jirin oo lala goyni jiray bal qaarkood uusanba waxba ka ogaynAbdirahin Abdimajidhttps://www.blogger.com/profile/08274312733451977989noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-31659345176211016052020-04-14T07:47:15.182+01:002020-04-14T07:47:15.182+01:00Mahadsanid mudaneMahadsanid mudaneAbdi Hakinhttps://www.blogger.com/profile/00835620087464387153noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-19909298587654419662020-04-14T03:53:50.966+01:002020-04-14T03:53:50.966+01:00Mahadsanid!Mahadsanid!Mohamed Sugulehttps://www.blogger.com/profile/11579115675144098836noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-7017423709648329692020-04-14T02:13:29.091+01:002020-04-14T02:13:29.091+01:00Markale mahadsanid mudane Yuusuf Garaad.Markale mahadsanid mudane Yuusuf Garaad.Abdishakuur Shiimaayhttps://www.blogger.com/profile/11472288565971810761noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89318820883415335242019-10-27T07:29:28.943+00:002019-10-27T07:29:28.943+00:00Mahadsanid mudane yusuf garad aqrinta qoraaladdaad...Mahadsanid mudane yusuf garad aqrinta qoraaladdaada iyo taariiqda waxay naga dhigeysaa dad noolaa xilligaas oo waaya arag ah.Mataanhttps://www.blogger.com/profile/07793776373280798302noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-509499670313546932019-10-23T06:40:52.324+01:002019-10-23T06:40:52.324+01:00Waad ku mahadsan tahay yuusuf
Waa qormo aad u xii...Waad ku mahadsan tahay yuusuf
Waa qormo aad u xiiso badan,
Wax badana ifinaysa, waliba si asluubaysan oo aqoon iyo dadnimo loo soo nam dhigayv, ayada oo aan qofna xanuujin qof walban u cuntami kartaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/13098656583651771082noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73044885750269394022019-10-22T17:23:40.477+01:002019-10-22T17:23:40.477+01:00Qoraaaladdada waqti ayaan geliyaaa
Wlh wax bdn wa...Qoraaaladdada waqti ayaan geliyaaa
Wlh wax bdn waan ka faaidaa
Alle haku barakeeyo
Wxan ogahay safarkaaddii airporka
Wxan aqriyy anigoo safar ah
Alle haku barakeeyo
Adigo kle somalida alle haku badiyo
Yusuf garaaadMuktar Mumin Husseinhttps://www.blogger.com/profile/06083398413697800742noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-63965031566983900352019-10-22T05:47:37.433+01:002019-10-22T05:47:37.433+01:00Xaqiiqatan waa qormo aad u wanaagsan oo xiiso bada...Xaqiiqatan waa qormo aad u wanaagsan oo xiiso badan, waxaaamse jeclaan lahaa inaad mar walbo Nala wadaagto sheekoohinka ama dhacdooyinka Dowladdii kacaanka ee adiga shaqsiyan kusoo maray iyo waxyaalaha taariikhiga ama xiisaha gaarka ah kuu ahaa ee aad goob joogga ka aheyd.
MAHADSANID MUDANE.SAYID ALI HASSANhttps://www.blogger.com/profile/13002044459102363124noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-69608523221567913002019-10-22T05:44:13.895+01:002019-10-22T05:44:13.895+01:00Shukran Shukran Dhaansugehttps://www.blogger.com/profile/03556336847769912522noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-23010707349966154932019-10-22T00:07:34.137+01:002019-10-22T00:07:34.137+01:00Mahadsanid mundane yuusuf garaad Mahadsanid mundane yuusuf garaad Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02793938590643218898noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12165247079099814272019-10-21T22:37:57.263+01:002019-10-21T22:37:57.263+01:00Mahadsanid wasiirMahadsanid wasiirAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/08740488859770043557noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-87667820231722157542019-10-21T20:54:39.224+01:002019-10-21T20:54:39.224+01:00Shukran ustadaShukran ustadaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/15090545689025068785noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-35744728530095056872019-10-21T19:16:08.297+01:002019-10-21T19:16:08.297+01:00Mahadsanid MudaneMahadsanid MudaneMohamed adem Jamahttps://www.blogger.com/profile/14221544104086850054noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-76400523908747456332019-10-21T18:06:17.134+01:002019-10-21T18:06:17.134+01:00Thnks Thnks Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02111962909717577553noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-41019989677594247012019-10-21T17:09:01.633+01:002019-10-21T17:09:01.633+01:00Mahadsanid
Xog muhim ah oo ah wixii aad goob joog...Mahadsanid
Xog muhim ah oo ah wixii aad goob jooga ka ahayd baad nala wadaagtay.
Ciddii warbixin haysaa sida yuusuf ha ugu dhiirrato

Mahadsanid mudaneAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09954073967111414351noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-50117053116283268442019-10-21T16:58:39.595+01:002019-10-21T16:58:39.595+01:00Thanks waad ku mahadsanatahay Thanks waad ku mahadsanatahay Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10043374899098107695noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-79222948582075559052019-10-21T16:54:35.782+01:002019-10-21T16:54:35.782+01:00Mahadsanid mudaneMahadsanid mudaneAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/00761106208992784714noreply@blogger.com