tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post7027956519028174120..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Maxaan ka baran karnaa xarigga Weriyayaasha?Yusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger2125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-42580276840956105372015-10-07T21:45:17.232+01:002015-10-07T21:45:17.232+01:00Aragtida Abdulla waa sax mudane yousuf, dhaliisha ...Aragtida Abdulla waa sax mudane yousuf, dhaliisha 2aad macno ma samaynayso, maxaa yeelay iriga kicin in lagu eedeeyo xildhbaan ayada nafteeda ayaan waafaqsanayn sharciga. <br />Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03234895091142992551noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-86781498858795880542015-10-07T20:13:44.133+01:002015-10-07T20:13:44.133+01:00Dhaliisha koowaad waa sax (hal aragti ayaa lagu so...Dhaliisha koowaad waa sax (hal aragti ayaa lagu soo bandhigay barnaamijka Universal). Laakiin kicin dadweyne ma dhicin ee xaqiiqda ayaa laga hadlay oo ah in dalku uu u gacan galay dowladda Itoobiya iyo Keenya oo dhoodhoobaya maamul goboleedyo, ciidamadooduna aysan ka amarqaadanin taliska AMISOM ama madaxtooyada, siyaasadda gudahana ku haya faragalin ba'an.Abdalla Alihttps://www.blogger.com/profile/03357035940126704743noreply@blogger.com