tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post7129152014256451414..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Lixdankii ayaan XorownayYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger6125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-29486342956598472792014-06-18T02:33:14.590+01:002014-06-18T02:33:14.590+01:00Aniga, waxaan aamisanahay in aan xorownay markii a...Aniga, waxaan aamisanahay in aan xorownay markii aan qaadanay diinta Islaamka. Lixdankii waxaa innaga tagay dalal nagu soo duulay. Xornimo waxay timaadaa addoonsi kadib. Fadlan erey bixinta ha la saxa.<br />Said Wareihttps://www.blogger.com/profile/18373564286299928510noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-52133702269124922902014-06-16T18:18:02.189+01:002014-06-16T18:18:02.189+01:00Yuusuf xornimo iyo madax-bannaani ma isku mid baa?...Yuusuf xornimo iyo madax-bannaani ma isku mid baa? 60 kii waxaan qaadanay madax-bannaani. Taasi macnaheedu maaha inaan abid loo baahan doonin xoreyn ama dib-u-xoreyn. Ingiriisiga kolley independence lama macno aha liberation. Dalal madax bannaan sida Ciraaq ayaa Saddam laga xoreeyay (liberate gareeyay)<br />Af-Soomaaliga, dabcan, adigaa aad iiga yaqaanna, laakiin bal ila arag.American Dreamhttps://www.blogger.com/profile/04430289060995126792noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73435858630081614152014-06-16T15:45:54.130+01:002014-06-16T15:45:54.130+01:00alia waxay xorowday 1 July 1960 somaliland na waxa...alia waxay xorowday 1 July 1960 somaliland na waxay xorowday 26th June 1960 xornimadu taas oo kaliya maaha hadii cadow ku gumaadaya aad iska kiciso qudheeda waa xornimo somaliland cadow ubad iyo hooyooyonkii gumaaday bay iska kicisay waa new freedom somalia waxaa qabsaday cadow la yidhaa all shaydan markay kici saba ama meel ka saaryo waa xornimo kale Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/11972884829526762097noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-57216640001107038392014-06-16T12:48:41.789+01:002014-06-16T12:48:41.789+01:00Runtii waa fakar aad u fiican in badan aan nagu so...Runtii waa fakar aad u fiican in badan aan nagu so dhicin..! waa qalad in xoreyn la isticmaalo waa in erayo kale la isticmaalo o ku haboon, lkn dhibka jira ayaa ah Wariyayaasheena maaha professional waxay rabaan ayayna iska sheegaan oo waxay u bahanyihin tababaro dheeri ah...<br /><br />Madaxda Dowladana badankood si aan ka fiirsi laheen ayay isaga hadlaan! si kastaba aad baan kugu raacsanahay fakarkaas Yuusuf.. waad ku mahadsantahay qorida maqaalkan qiimaha badan.Moha Tahlil Ahmedhttps://www.blogger.com/profile/12341682012241422816noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-66636387940473356462014-06-16T11:44:42.759+01:002014-06-16T11:44:42.759+01:00wa run inan xorownay 60 kii lakin suasha sakay taa...wa run inan xorownay 60 kii lakin suasha sakay taalo aya waxay tahay sakay somaliya ma xurbaa mise ? waxey kujirta gumeysi 4 gesood ahAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05101457418581253245noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-27491064992630637002014-06-16T09:10:23.734+01:002014-06-16T09:10:23.734+01:00Fadlan, ra'yigaaga nala wadaag oo halkan ku re...Fadlan, ra'yigaaga nala wadaag oo halkan ku reeb. Mahadsanid.Yusuf Garaadhttps://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.com