tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post7335161712155928942..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Fadlan Xaqdhowr MarxuumkaYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger17125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-8497841479229969062019-06-18T10:55:56.982+01:002019-06-18T10:55:56.982+01:00Wa tala wangsna mudane wazirWa tala wangsna mudane wazirAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/18180648616921562424noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71527218690458338162019-06-17T16:56:57.584+01:002019-06-17T16:56:57.584+01:00waa talo wanagasanwaa talo wanagasanEREGhttps://www.blogger.com/profile/07127106017203158469noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-80241141922774299402015-02-22T08:10:17.190+00:002015-02-22T08:10:17.190+00:00Ruux aan ehel nahay oo sawirkiisa oo mayd ah la so...Ruux aan ehel nahay oo sawirkiisa oo mayd ah la soo dhigay mar aan arkay waxan uga murugooday si aad ah. Ruxii sawirkaas qaaday ee baahiyay haddii aan garanayo waan la muddici lahaa. Walaalayaalow, xishooda iska daa sawir ee xitaa hnadallada qaar in si caam ah bulshada loogu soo gudbiyaa ma habboona.Muxumed Indhageellehttps://www.blogger.com/profile/18396043812439054192noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-61377315548012371962014-09-15T09:45:22.466+01:002014-09-15T09:45:22.466+01:00Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkad...Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com
Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-71451503353412290242014-07-04T13:54:26.637+01:002014-07-04T13:54:26.637+01:00Yuusuf waxaad waanisay warbaahinta, booliska, iyo ...Yuusuf waxaad waanisay warbaahinta, booliska, iyo dadka kale oo shacabkaa ee sawirada kaqaadaya dadka la dilay ee meydka ah ilaahay ha u naxariisto dhamaan, waxaadna siisay waano fiiacan ilaahay ha kaa ajar siiyo ayagana alaha ku anfaco. Lkn Yuusuf waxaad ilowday inaad wax u sheegto ood waaniso dadkii intaas oo dhan ka darnaa oo ah dadka maalin Rabadaan umad muslim ah oo sooman dilaya. waxaan u malaynayaa waanada kuwaas ayaa aad iyo aad ugu baahan waxana kamaada dhihin.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12533752608531400802noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-29880672496272434052014-07-03T22:07:05.086+01:002014-07-03T22:07:05.086+01:00walaal abdul-rahmaan Ramadaan wanaagsan marka hore...walaal abdul-rahmaan Ramadaan wanaagsan marka hore marka, xiga hadaan comment tigaa aan tix raaco, walaal meesha aad la aaday maaha. qabiil laguma weydiin ee waxa lagu weydiiyay inaad ka jawaabto ayaa wanaagsan waa kaamirada wax lagu sawiro iyo sida wax loo sawira wanaagsa inaad su'aasha fahanto ayaa jawaabteda qeyb ka ah.

walaal hadaad dood qabiil qabto fadlan waxaad booqan kartaa web-page yada qabiilka looga hadlo. dad aan qabiil aheyn oo qabyalad kamaran ayaa blog-ga fakirkooda ka dhiibanaya marka adiga waxba rer hebel kuma tarayo waana kan meesha dhigay somalia.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09508491581491025904noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-53133087414482314292014-07-03T21:52:18.110+01:002014-07-03T21:52:18.110+01:00walaahi walaal waad kumahadsantahay sida wanaaga i...walaahi walaal waad kumahadsantahay sida wanaaga iyo naxariista badan ee aad fariintaada ugu gudbineysid somalida isticmaasha internetka. aniga waxaan kugu aqaan inaad tahay nin wanaaga jecel oo somalia iyo dadkedaba iney dunida sharaf ku yeeshaan aad maanka ku heysid, qof ahaan adiga yuusuf ah waxaan aqaan codkaaga kaliyah lakiin caaqil ayaa yiri"we are what we repeatedly do. excellence, then, is not an act, but ahabit"ARISTOTLE.

walaal halkaa kawad dad badan ayaa kugu dayan doona oo aad hada hormuud utahay waxaan rajeynayaa inaan wakhtiga dhaw arki doona bada lagu farxo waa hadaan dadaalno.
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/09508491581491025904noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-12830859591594257002014-07-03T15:14:54.993+01:002014-07-03T15:14:54.993+01:00Ramadan kariim waa talo aad iy aad muhiim ah lkn...Ramadan kariim waa talo aad iy aad muhiim ah lkn 5bari in 10qof ladilo gacan ku dhiiglayasha aan laqban taas micneheeda waa dowlad oo musliyada ka jiifta.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/04106374915079756262noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-38297457067892510532014-07-03T14:12:19.819+01:002014-07-03T14:12:19.819+01:00yuusuf waad ku amaanantahay wacyi galinta aad u so...yuusuf waad ku amaanantahay wacyi galinta aad u soo jeedisay dhalinta aan laheyn qibrada saxaafada ee caadeystay iney dad lugaha ka go,an am mayda soo duubaan yuusuf ibrahimhttps://www.blogger.com/profile/11332511300081494149noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-44628309659151189982014-07-03T14:03:01.961+01:002014-07-03T14:03:01.961+01:00Saaxiib, heestu meesha aad ka qaaday maaha, dadka ...Saaxiib, heestu meesha aad ka qaaday maaha, dadka waa in la tusaa foolxumada dhacday, ee ay fulinayaa kuwii bilowgii 90dii fulin jiray ilaa haddana ay wadaan. Yaa dila dadka? Ha odhan Shabaab, waa qabiilkee ama qoyskee ku howlan dadka wax dila. Waxa laga ogaan karaa kuwa la qabto hadallada laga qaado, hadiiba uu sir doon jiro. Naxariista aad muujinaysaa ma muuqato. Dowladda, qabiilka ku dhisan, Safaaradda Itoobiya ee ku dhex taal madaxtooyada. Kuwa aad shalay bar bar dhigtay dowladda laftigeeda ee ad ku sheegtay Hawiye. Miyaadan toos ula hadli Karin oo odhan karin, dadka la dilaya yaa dilay? Haddaadan odhan karin Soomaalidu way ka dheregsantahay.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02827875285424072518noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-61637576105589183172014-07-03T13:53:42.732+01:002014-07-03T13:53:42.732+01:00waa arin muhiima in laga wacyi galiyo hab dhaqanka...waa arin muhiima in laga wacyi galiyo hab dhaqanka qaldan ee saxaafada jiilka cusub waana ku mahadsantahay yuusuf waxaana ku leeyahay sii wadwacyi galinta noocan oo kale wll mahadsanidyuusuf ibrahimhttps://www.blogger.com/profile/11332511300081494149noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-73641104209125677862014-07-03T12:59:02.254+01:002014-07-03T12:59:02.254+01:00Waa talo dhaxal gal ah Yuusufoow Allah hana wada g...Waa talo dhaxal gal ah Yuusufoow Allah hana wada ganasiiyo, anugu waxaan aad ugu dahliili lahaa arintan qolada saxaafada oo qof dhiig baxaya inta dul istaaga masawirro ka qaada halkii ay u gurman lahaayeen, dhiiga ka joojin lahaayeen ama hawada u furi lahaayeen.Mursal Alihttps://www.blogger.com/profile/02071997631132504041noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-10354317495642370752014-07-03T12:38:17.933+01:002014-07-03T12:38:17.933+01:00ilaahow naga soo qabo kuwa banaysta dhiga islaamka...ilaahow naga soo qabo kuwa banaysta dhiga islaamka weliba ayadoo lagu jiro bishii barakeysneyd ee Ramadaanka Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/10618977192921635286noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-19385243466578931092014-07-03T12:05:25.756+01:002014-07-03T12:05:25.756+01:00Waa tallo aad ufiican. Waxay ubadan tahay in dadka...Waa tallo aad ufiican. Waxay ubadan tahay in dadka sawirada qaadaya aysan xumaan ugu jeedin, laakiin aysan ku baraarug sanayn dhibka iyo mooraal xumada ay arintaasi leedahay. Marka haddaad Muqdisho joogto adiguna aad tahay qof saxaafada khibrad u leh waa inaad arintaas wax kabadalkeeda ku dadaashaa, sida in idaacadaha iyo shirarka laga sheego. Dadka ladilayo iyo sawirada laqaadayo kuma eka shaqsiyaad kali ah, oo waxaa qayb ka ah Dawlada Soomaalida. Dadka dawladu xukunada dilka ah kufuliso laftooda waa lasoo bandhigaa, waliba marmarka qaar waxaa la soosawiraa qofkii oo geed kuxidhan, dhiigaya haddana ay dad maxas iyo shacab ah daawanayaan. Taasina waxaa kadhalan kara cawaaqib xumo iyo dadka oo si qarsoon ooysan dareemaynin maskaxda uga jirada (psychological trauma). Dad badan ayaa sawiro ay arkaan darteed maskaxiyan ku curyaamaya. Waxaa haboon in intii macquul ah laga fogaado arkida sawir qof mayd ah, xataa meel macquul ah haduu yaalo. Khaasatan ciyaalka oo latuso sawirad qof ladilay oo dhiig kasocdo, waxay kutahay xad gudub iyo fududayn inay wax dilaan, waashaan, ama maskaxiyan curyaamaan. Illaahaw dadkeena miyirka usooceli.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02448463820100390897noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-45231495227024254022014-07-03T11:47:00.901+01:002014-07-03T11:47:00.901+01:00Wa talo an wax naxli ah lahayn o ninkii / gabadhii...Wa talo an wax naxli ah lahayn o ninkii / gabadhii garanaysa, sida alxabi o kale ah e hawraarsan an dhano somaliyey. Kumahadsanid ina abowAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/02154506785452657150noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89837942383688509202014-07-03T11:42:13.441+01:002014-07-03T11:42:13.441+01:00RemoveWAT (1).eRemoveWAT (1).eMjhttps://www.blogger.com/profile/15977145915291737306noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28171481147000614072014-07-03T11:18:34.120+01:002014-07-03T11:18:34.120+01:00Fadlan aragtodaada halkan ku reeb. Mahadsanid.Fadlan aragtodaada halkan ku reeb. Mahadsanid.Yusuf Garaadhttps://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.com