tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post8473003139610117851..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Caqligu ha TaliyoYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger29125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-80030393466085920342015-01-12T22:53:18.130+00:002015-01-12T22:53:18.130+00:00Axmed AC Walaal maskaxdaad yar baad fikirkaga ku c...Axmed AC Walaal maskaxdaad yar baad fikirkaga ku cabirtay waana kugu tixgalinayaa ugu horeyn waa inaad ogataa in Caasimada iyo Madaxweynaha gobolada dhaxeku imanyaan Cod haldheeri ah, waxa maamulka loo dhisayaana ma,ahan Galgaduud kaliya oo gobol kalaa meesha ku jiro oo layiraah Mudug,, Hadaan kula kaftamo Reer dhuusamrabeed wey seexdeen hurdo dheer waxeyna soo baraarugeen xili xeero iyo fandhaal kala dhacay,, Tusaale saldhigii degmada, xeradii 21 kowaad isbuucyo ka hor aya dayactir lugu boobsiiyey sidii looga qaxay 1990 degmada waxaa looga guuray guriceel waxaana qabsday waqti dambe qolooyin in ay wax kala dhacaan maahane aan waxba ku soo kordhin waana qolada suufiyada,, Dhanka kale Cadaado wa magaalo xaga amaankeedu ad uwanaagsan yahay sidoo kale waa magaalo aad udhisantay lehna goobo ay degi karto kuna shaqeyn karto Dowalada dhalaneysa, hadana shirka umbey marti galineysaa ee qasab maahan in ay caasimad noqoto dabcan tartan wa ku jiraa,, Ilaahbaa xumaan kanasahane Dhusamareeb waa looga haboon yahay caasimada waqti xaadirkaan, Dguusamareeb meel ku haboon ama Dowladi ku shaqeyn karto ma,ahan hada, waxaa kaloo dhib weyn degmada ku haaya Qoladii suufiyada Ahlusunna oo xarumo ka sameystay duleedka kuna goodinaaya in ay dib uqabsan donaan degmada iyo sababo badan oo kale oo asan Caasimad ugu qalmin ama in shirka lugu qabto, NB Fikirkaan aniguu igu kooban yahay Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13788445659493167823noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-20533124706589958292014-12-30T20:07:05.395+00:002014-12-30T20:07:05.395+00:00Waa talo aad u fiican yusufow laakin hadan adiga t...Waa talo aad u fiican yusufow laakin hadan adiga talo ku siiyo walalow ama aderoow qoralkadana aadka u quruxda badan fikirkadana cafimaadka qaba taladaadan aad u wax galka ah miyeeysan aheyn inaad ula wadaagta si ka duwan midaan dadka maamulka hada dhisaya iyo kuwa aay ka go'do talada dhismaha maamulka bacdamaa aad moqdisho joogto tagina karto gobalkii adigoo walibana ah aqoonyahan siyaasi dhalyo ahaan gobalka ka soo jeeedo dadkuna yaqanaan qeybaha kala duwan ee ku hardamaya talada meesha na aay ku aamini karaanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11058907891274000419noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-60019782216699221872014-12-30T20:04:22.456+00:002014-12-30T20:04:22.456+00:00soomaali waxaaa ka sooo hartay diidmo iyo waxaas w...soomaali waxaaa ka sooo hartay diidmo iyo waxaas waaan diiday waa diidmo ku dhisan laaab la kac ee aan sal ku kahayn sida hawl usocon karta runtiiii anigu ma tagin 2daas magaalo laaakiinse waxba kama xumaanyanaaah hadii midood caasumad laga dhigo tan kale aaad baad uamhdsantahy garaadAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/12197122693411686117noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28884404001146485662014-12-30T12:35:50.539+00:002014-12-30T12:35:50.539+00:00insha'allah kher bey kudhamaantoontaainsha'allah kher bey kudhamaantoontaaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/06333930388144734305noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-64004368450634940362014-12-30T10:53:13.798+00:002014-12-30T10:53:13.798+00:00Yusuf Garaad walaal talooyinka aad soo jeedisay dh...Yusuf Garaad walaal talooyinka aad soo jeedisay dhamaantood waa kuwa dhaxal gal ah mudana in la qaato. Waxaad moodaa dadka howlahaan hogaaminaya in aaney wacyelin dadka dhexdooda ah sameyn, halkaas oo aad mood in ay ka banaan tahey howl aan hureyn waxgaradka iyo samajeclaha deegaanada ka soo jeeda. Ali Saidhttps://www.blogger.com/profile/00953788995843703932noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-8692592832870387472014-12-30T10:27:49.096+00:002014-12-30T10:27:49.096+00:00General Maxamed Nuur Galaal waraysi uu bixiyey wux...General Maxamed Nuur Galaal waraysi uu bixiyey wuxuu ku yiri " ilmo adeer isma indho buuxiyaan". Hadalkaas Galaal waan ku raacsanahay waxaana aaminsanahay in koofurta Gaalkacyo, Cadaado iyo dhusa-mareeb aysan ku heshiin karin meel ay aqlabiyad ku yihiin. Waxaan ku talin lahaa in maamulka gobolada dhex la balaarsho oo lagu daro Hiiraan iyo Shabeelada-dhexe. Taas baa u roon midnimada dalka isku soo dhaweynta dadka una roon dowladda federalka ah, sababta oo ah waxaa u roon in ay la tacaamusho hal maamul oo weyn intay la xaajoon lahay maamul goboleedyo yar-yar oo badan. Siyaasiyiinta soomaalida qaarkood waxay u maleeyaan, hadii reerkooda laga maamul goboleedyo bato in ay ka dhigantahay in saaxada siyaasada looga itaal roonaaday. Ma hubo in taasi sax tahay,waayo soomaalidu kuma heshiin in wax lagu qaybsado maamul-goboleedyo ee waxaa wax lagu qaybsaday qabaa'il , waxaana la hadal hayaa in gobolo wax lagu qaybsado ee lama hadal hayo in wax lagu qeybsado maamul-goboleedyo. Meelaha ay dawlad-goboleedyadu ku sad bursadaan waa deeqa caalamiga ah, mashaarcda hormarineed iyo dakhliga ka soo xarooda goobaha danta guud, sida dekadaha iyo garoomada, oo aan lagu qaybin gobolo ee ay ka faa'iideystaan gobolada ay maamul-goboleedyadu ka jiraan oo kali ah. Dawladda dhexe waa in ay taas wax ka qabataa oo ay ayadu maamusho ama talo ku yeelato deeqaha iyo mashaariicda hormarineed maalaha laga fulinayo ayna si cadaalada ah dadka ugu qaybiso dhibta iyo dheefta dalka ka timaada.Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-7382319136988205172014-12-30T09:34:46.435+00:002014-12-30T09:34:46.435+00:00Waxaan qabaa marka hore in eysan isku mashquulin R...Waxaan qabaa marka hore in eysan isku mashquulin Reer dhuusa mareeb in ey ku doodaan caasimada in laga dhigo iyo in ey marti galiyaan shirka.

Marti galinta shirka waa wax fudud, macno sidaas u balaaran ma sameyneyso balse waa in ey noqotaa goobta meel nabdoon oo suurta gal tahay in lagu qabto shirka, sida muuqatana Reer xubin iyo xeeb ayaa loo maga caabay.

Marka hadii cadaado uu shirka ka dhaco maahan in ey caasimadiina hada lamaga caawo.
Marka hore shirka hala yimaado oo hala wada hadlo. Caasimada waxaa xaq u leh dhamaan magaalooyinka ey ka kooban yihiin labada gobol. waxaana loo baahan yahay in magaala walbaa oo dooneysa caasimada in ey la timaado sababta looga dhigaayo kadibna ey cod lagu kala baxo.

Reer dhuusa mareeb hadii uu xaalkoodu yahay in ey u dagaalamayaan caasimada waa in ey cod ku guuleysaan, suurta galna maahan in loo magacaabo hal magaalo.

Waxaan leeyahay Dhuusamareeb ha isoo sharaxdo si ey u noqoto caasimada balse hala cadeeyo ama hanala siiyo caasimada taasi xaq umalahan balse waxay xaq u leedahay in ey la mid noqoto magaalooyinka kale ee gobolka ka wada tirsan, meeshii lagu wada heshiiyo, la isku afgarto ama ku guuleysato ayaa noqoneysa Caasimada labada gobol.

Marka Reer dhuusamareeboow dagaalka joojiya oo dadkiina dhinac kasoo raaco hadii aad mudataan oo ku guuleysataan caasimadii waa la idin siin hadii kale meeshii ku guuleysata ayaa noqoneysa ee Dadkiina dhinac kasoo raaca ee tartanka iyo is riix riixa waqtigeeda lama joooga wax walbana ha noqdaan mid cod lagu kala baxo.

mahadsanidiinAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09267438581745314336noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-287314924689806612014-12-30T09:12:30.417+00:002014-12-30T09:12:30.417+00:00Yusuf Garaad Omar aad iyo aad ayaad u mahadsan tah...Yusuf Garaad Omar aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay laakin aniga waxaan qabaah dadka goboladda dhexe in aysan saagay dhihin qaladku waa Cadaado iyo Dusma reb. Aniga waxaan qabaah Dusma reb ay shirka iyo caasimadda labadaba marti galiso sababahaan:
1. Dusma reb waa caasimadda galiya ee u madax banana labadda gobol ee maamulka loo samaynayo.

2. Dusma reb waxaa dhul iyo hanti ku leh dhamaan qabiilaadda dega goboladda dhexe – macnaha waa meel ka wada dhexaysa

3. Dusma reb waxaa ku yaal dhamaan Gaabayaashi dowliga ahaa sida Xiradii wayneed ee militarika 21 naad, Isbitaalkii waynaa ee Goboladda Dhexe hadana ah Xarunta Caafimaadka gobalada dhexe ah, waxaa ku yaal Bangikii waynaah ee goboladda dhexe, waxaa ku yaal school, sandhigyo, Xabsiyo, airport iyo dhamaan wixii astaan dowlo gaabayaal ahaa.

4. Dusma reb waxay diyaar garow wayn u gashay in ay marti galiso shirka iyo caasimaadda labadaba. Ayadoo la diyaariyey Howlkii shirka iyo hoteladii Ergado degi laheyd.

5. Dusmo reb waxaa si buuxda uga taliya Dowladda Soomaaliya waxaana jooga Governkii gobolka iyo taliyaashi ciidanka Militeriga, Policeka iy Nabadsugida gobolka oo dhan. Waana meel nabad ah.

6. Dusma reb waxaay ku taal dhex bartanka laba gobol ee maamulka loo sameynayo waana meel istaraatiiji u ah dhinaca maamulka.
Intaas iyo ka badan Dusmo reb waxay ku mutaysan gartaah Caasimad iyo marti galinta laakin Cadaado in ay leedahay ma filayo. Mida kale waxaa jira degmooyin kale oo la mid ah Cadaado sida Cabudwaaq, Guriceel, haradheere , hobyo iyo kuwa kale intuna iskuma dhiririn Caasimadda Gobaladda dhexe. Marka waxaan ku soo gaban gabeynayaah gaal dil gartiisana sii. Qaladka looma sina.

Mahadsanidin
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12635905658075593754noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-67010015778242658672014-12-30T09:09:40.007+00:002014-12-30T09:09:40.007+00:00Dad u bisil nabada ma ahan. Goboladaasi waxay ka d...Dad u bisil nabada ma ahan. Goboladaasi waxay ka dhiGeen falastiin ku taala SOMALIA. Degada hobyana sidii Masjidul aqza. Gacan shishiye ku jiraan.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02521638778753229500noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-10979276484535920862014-12-30T09:09:38.563+00:002014-12-30T09:09:38.563+00:00Dad u bisil nabada ma ahan. Goboladaasi waxay ka d...Dad u bisil nabada ma ahan. Goboladaasi waxay ka dhiGeen falastiin ku taala SOMALIA. Degada hobyana sidii Masjidul aqza. Gacan shishiye ku jiraan.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02521638778753229500noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-15156246575238146202014-12-30T09:03:44.352+00:002014-12-30T09:03:44.352+00:00Wax kasta oo la bilaabayo waxay leeyihiin dhibaata...Wax kasta oo la bilaabayo waxay leeyihiin dhibaatadooda & Caqabadooda laakiin waa in loo dhabar adaygo sii looga guul gaaro Waana dhibaatooyinkii laga dhaxlay dawladla'aanta ugu danbayn guul & Horumar baan u rajaynayaa shacab ka gobolada Dhexe Ahmed Hassanhttps://www.blogger.com/profile/01080653861268228116noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-72511426917991757582014-12-30T08:41:02.889+00:002014-12-30T08:41:02.889+00:00Yusuf maamul iyo wax wada dhisasho waxaa ka horeey...Yusuf maamul iyo wax wada dhisasho waxaa ka horeeya in marka hore dhiiga qofka wax loo dhisayo la qaymeeyo oo loo sii ogalaado qofkaan inuu sii noolaado si aadba u maamusho.
Gobolada dhexe waxaa ka jira cadyohow ama ku cunay ama ku ciideyey.
Maalin cad sow cagta lama marin ehlusuna waljamaaca siiba kuwii kasoo jeeday xeraale iyo caabudwaaq.
Kuwii kalena lama qaramayn.

Sow baraxley ciidamo kasoo duulay.saaxo dhib aan yareyn kama geysan..

Dhuusomareeb waa magaalo somaliyed oo qaymo badan laakiin wax kasta oo lasheego
cadaado yeelimayso in laga xukumo waayo in looga soo duulo mooyee nafacba kama arag.

Degmooyinba barigana iyaga sida igu maqaalo ah maamulka iyo shirarka aad sheegaysaba xagooda lagama oga.
habqanhttps://www.blogger.com/profile/13043986100343397141noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-2364240436616092652014-12-30T08:40:47.950+00:002014-12-30T08:40:47.950+00:00Yusuf maamul iyo wax wada dhisasho waxaa ka horeey...Yusuf maamul iyo wax wada dhisasho waxaa ka horeeya in marka hore dhiiga qofka wax loo dhisayo la qaymeeyo oo loo sii ogalaado qofkaan inuu sii noolaado si aadba u maamusho.
Gobolada dhexe waxaa ka jira cadyohow ama ku cunay ama ku ciideyey.
Maalin cad sow cagta lama marin ehlusuna waljamaaca siiba kuwii kasoo jeeday xeraale iyo caabudwaaq.
Kuwii kalena lama qaramayn.

Sow baraxley ciidamo kasoo duulay.saaxo dhib aan yareyn kama geysan..

Dhuusomareeb waa magaalo somaliyed oo qaymo badan laakiin wax kasta oo lasheego
cadaado yeelimayso in laga xukumo waayo in looga soo duulo mooyee nafacba kama arag.

Degmooyinba barigana iyaga sida igu maqaalo ah maamulka iyo shirarka aad sheegaysaba xagooda lagama oga.
habqanhttps://www.blogger.com/profile/13043986100343397141noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-9753364967271820842014-12-30T08:40:31.408+00:002014-12-30T08:40:31.408+00:00Yusuf maamul iyo wax wada dhisasho waxaa ka horeey...Yusuf maamul iyo wax wada dhisasho waxaa ka horeeya in marka hore dhiiga qofka wax loo dhisayo la qaymeeyo oo loo sii ogalaado qofkaan inuu sii noolaado si aadba u maamusho.
Gobolada dhexe waxaa ka jira cadyohow ama ku cunay ama ku ciideyey.
Maalin cad sow cagta lama marin ehlusuna waljamaaca siiba kuwii kasoo jeeday xeraale iyo caabudwaaq.
Kuwii kalena lama qaramayn.

Sow baraxley ciidamo kasoo duulay.saaxo dhib aan yareyn kama geysan..

Dhuusomareeb waa magaalo somaliyed oo qaymo badan laakiin wax kasta oo lasheego
cadaado yeelimayso in laga xukumo waayo in looga soo duulo mooyee nafacba kama arag.

Degmooyinba barigana iyaga sida igu maqaalo ah maamulka iyo shirarka aad sheegaysaba xagooda lagama oga.
habqanhttps://www.blogger.com/profile/13043986100343397141noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-23905542203384511592014-12-30T08:28:53.807+00:002014-12-30T08:28:53.807+00:00Waa fikir fiican, ergada lasoo xulayo aa dastuurka...Waa fikir fiican, ergada lasoo xulayo aa dastuurka ansixineeso, maxadaxwaynaha dooraneeso, magaaalada caasimada noqoneeyso ka go,aan gaareeyso. Ee haleesla ogolaado shirka inuu cadaado ka dhaco mar hadii ujeedka eheyn martigalinta shirka waxa la diidanyahay, Mahmud Buteerihttps://www.blogger.com/profile/13122207314836195585noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-13705794997760178362014-12-30T08:25:28.742+00:002014-12-30T08:25:28.742+00:00Afkaada caano lagu qabay yuusufoow waxaan intaa ku...Afkaada caano lagu qabay yuusufoow waxaan intaa ku dari lahaa soomaalidu waxeey ku maah maahdaa " ilmo aabahood ayaa ka owleeysan" cadaado waa ineey ogaataa in ay dhuusa mareeb tahay caasimadeeda waa marka laga hadlayo gobolka Galgaduud waqti xaadirkan ayna mudantahay ineey cadaado ku xushmeeyso dhuusa mareeb middaas iyada ahAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/10802620454640934058noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-62154780042414416312014-12-30T08:20:12.155+00:002014-12-30T08:20:12.155+00:00This comment has been removed by the author.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/06213400367767481778noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-564952305181883452014-12-30T05:53:59.761+00:002014-12-30T05:53:59.761+00:00Walalaha gobolada dhexe haday midoowan somali yana...Walalaha gobolada dhexe haday midoowan somali yana way midoobee allow dantooda garadsiii
Oo wixii xasada kaqabo sida dhibtooda looga shaqeya haday ogan lahayeen manta waxay isku haystan ma aysan isku qabsadeen macnaha HG HG lee utahay scd ceyr sl ma idin kale jecle HG ta unbey idinka racan ee xasidka yaan laysku jabin ee midoobaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17295040227582635788noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89851427609767495792014-12-30T05:52:35.711+00:002014-12-30T05:52:35.711+00:00Walalaha gobolada dhexe haday midoowan somali yana...Walalaha gobolada dhexe haday midoowan somali yana way midoobee allow dantooda garadsiii
Oo wixii xasada kaqabo sida dhibtooda looga shaqeya haday ogan lahayeen manta waxay isku haystan ma aysan isku qabsadeen macnaha HG HG lee utahay scd ceyr sl ma idin kale jecle HG ta unbey idinka racan ee xasidka yaan laysku jabin ee midoobaAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17295040227582635788noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-61813644792159490622014-12-30T05:46:48.678+00:002014-12-30T05:46:48.678+00:00War aan garan waayay sidaan u dhigo" intaan a...War aan garan waayay sidaan u dhigo" intaan aan gogosha la isugu imaan wax ha ku heshiiyaan Cadaado iyo Dhuusa-ma-reeb". cajiib gobalka ma uun labadaas degmo oo kaliyaa,hawshi goballada dhaxe iyo maamul u sameynteeda ma waxa ku egtahay Xagee Caasumad Noqoneyso. Faanoole iyo Arrimaha Soomaalida Fari kama QodnoMoallem10https://www.blogger.com/profile/02059439864229235733noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-28903430616398610842014-12-30T05:45:12.407+00:002014-12-30T05:45:12.407+00:00"....yaan la is lug jiidin, yaanna la is tija..."....yaan la is lug jiidin, yaanna la is tijaabin ee ha la is aqbalo, waxna ha la isu quuro si la isu kaashado." Waa warka murtidiisa iyo halka uu u dhimanayo. Ma garan karo hadal kaas nuxur dhaama oo la dhihi lahaa. Mahadsanid, YuusufMuxumed Indhageellehttps://www.blogger.com/profile/18396043812439054192noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-45655955035918905332014-12-30T05:38:39.347+00:002014-12-30T05:38:39.347+00:00Waa fikrad iyo hogo tusaaleen aad u waafiya waxaan...Waa fikrad iyo hogo tusaaleen aad u waafiya waxaan rajaynaynaa in dadka ay taladu kusocoto ay wax kuqaataanAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/09852286652943876631noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-14888102952595209592014-12-30T04:57:22.136+00:002014-12-30T04:57:22.136+00:00Waa talo caafimaad qabta waa in farsamo yaqaaniin ...Waa talo caafimaad qabta waa in farsamo yaqaaniin heersare ah loo diraa dadka gobolada dhexe si ay uga caawiyaan dhismaha maamul gobaleedkan waxaa muuqata in dadka deegaanadaas ay yihiin political active oo qolo walba ay doonayso in tooda la raaco lakiin ay ka maqantahay farsamadii ay walaalahooda kale ku hanan lahaayeen.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/13540893315941839735noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-58535410483789476862014-12-30T04:51:25.120+00:002014-12-30T04:51:25.120+00:00Waa dhamaal xambaarsan nabad Kuna dheehantahay dhe...Waa dhamaal xambaarsan nabad Kuna dheehantahay dhexdhexaadnimo , waa talo wax Ku ool ah, Yusuf inbadan oo sheegata nabad doono Walaahi waxaad dheertahay waayo aragnimo iyo cilmi , waxaan rajeeynaa in la qaato taladaada, taladaada waxay laf dhabar u tahay guud ahaa. Shacbiga somaliyeed ha ahaadan gobolada dhex ama BA dowlad fedaralka ah ,,, Yusuf cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeeynaaAli Slow Sohttps://www.blogger.com/profile/11209670893169411800noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-89466376587160732292014-12-30T04:30:24.019+00:002014-12-30T04:30:24.019+00:00Waa hadal xaqiiqda ku qotoma waa warbixin iyo tal...Waa hadal xaqiiqda ku qotoma waa warbixin iyo talo siin iyo caqli celin ee Yusufow adigaa MUGADISHO joogee qaybaha oo dhan la hadalOsman lugyarrhttps://www.blogger.com/profile/13327605147787791660noreply@blogger.com