tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post8693623335556577088..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Kulankeygii Koowaad ee Jaalle SiyaadYusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger30125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-27201260776818969752020-04-15T06:12:29.202+01:002020-04-15T06:12:29.202+01:00Qormoyinkagana aad ayay ii cajab geliyeen sababyo...Qormoyinkagana aad ayay ii cajab geliyeen sababyo ah waxaan nhy dhalinyarada manta usoo baxeeso dalka una bahan in ay wax badan ka ogaato waxaan jeclaan laha in aad inoo soo badiso 🙏Apaaz Haajihttps://www.blogger.com/profile/05404005608987265648noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85934360836143610292020-04-15T06:09:29.319+01:002020-04-15T06:09:29.319+01:00Hdlkagi wax ku jirey siyaad inuu uu isaga baburka ...Hdlkagi wax ku jirey siyaad inuu uu isaga baburka watey cidan saasna uu wadan marka aad u tagteene cabaar idin shekeeye waa arin kagu farxo 19 jir aan waligiis madaxweyna salaamin iska dhaaf inuu tuloyinka ku wareege madaxtoyda io garoonka u dhaxeyeen kuwa hdaa jira wana rajeyna in aad wax ka badeli doonto madama aad thy nin waya arag ah oo hdan muqdsho ku dhexlugeeso io safar gobalda ah wana kugu hambalyeyna wana ifafaaalo fcn alle waxan ka baryeyna in uu dalko nabadi inoo soo celshoApaaz Haajihttps://www.blogger.com/profile/05404005608987265648noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-78483063340370123672020-04-15T04:52:07.658+01:002020-04-15T04:52:07.658+01:00Qoraaal diyaarsan iga dheh dabcan wax madax wayn...Qoraaal diyaarsan iga dheh dabcan wax madax wayne ah lama kulmin ilaa hadda nasiibkaagu waa mid fican mudand 22 ayaan jiraa walina gacan madax wayne ma salaamin.Fareyhttps://www.blogger.com/profile/06251378731574454458noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-86793800412219212242020-04-14T13:09:31.853+01:002020-04-14T13:09:31.853+01:00Xiliga an qoralkan akhriyey Baahi ayan u qabay qor...Xiliga an qoralkan akhriyey Baahi ayan u qabay qoral nocan ah , Weliba wan u qaba Ogaanshaha Bolosha Halyeeyadi Somaliyed siday ahayd ..
Mahadsanid Yusuf MohDusehttps://www.blogger.com/profile/02483378080984115508noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-8411487422882489792020-04-14T08:32:16.481+01:002020-04-14T08:32:16.481+01:00Mudane malaga yaaba inaad buug ka qortid siyaasada...Mudane malaga yaaba inaad buug ka qortid siyaasada soomaaliya shalay iyo maantaMahad Aadan Uwowhttps://www.blogger.com/profile/02231056144848295106noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-11912227312746874872020-04-14T07:55:00.176+01:002020-04-14T07:55:00.176+01:00Dhacdoyinkan oo kale Waligood Xasuusta kana tirma...Dhacdoyinkan oo kale Waligood Xasuusta kana tirmaan.
Waxaan hubbaa inaad soo aragtay waqti wadanka uu nabdoonaa .
In madaxweynaha dalka isagoo gaari wato Ciidama la socon Barxadada ciyaarta kuugu salaama waxaay ahayd, Nasiib aysan helin dhalinyara badan oo kaa dambeysay ilaaa maanta
Mohamed Hussein Garanehttps://www.blogger.com/profile/10666658509826296414noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-19255384354750510742020-04-14T07:41:53.801+01:002020-04-14T07:41:53.801+01:00Waqti aaad qurux badan waa soo qadatayWaqti aaad qurux badan waa soo qadatayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/10712357812896516906noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-72211466053777680902020-04-14T05:59:04.245+01:002020-04-14T05:59:04.245+01:00MashAllah runtii waa taariikh aniga ii ah barasho ...MashAllah runtii waa taariikh aniga ii ah barasho dalkayga ,qoraal qorista,Allah haku xafido,barajeyo.

Yusuf Grad,aniga waxaa iigu horeesay inaa shaqo u tago Bulloburte 2019 anigoo joogay mudo 25 bari kana shaqeeyay dhammaan xaafadaha Bullorburte oo ay ku jirto xaafadada saraakiisha.

Safarkayga shaqo waxuuu aad iga duwan yahay noloshaadii Bulloburte.

1. Waxaa ku tagay diyaarad Mogadishu -Baladweyne to Bulloburte.
2. Magaalada waxaa ku hareereysan shabaab oo qatar amni hawada u furan.
3.Magaalada waxaa jooga Amisom.
4.Waxaa safarka fiyaarada isla raacnay 30 Police kii ugu horeeyay burburkii ka dib.
5.Waxaan aad u jeclaystay xaafadaha dhan bullo burte waana magaalo.ku fiican Cimi baarid maadaama dhaqada aan u tagay ahay Sahan tirikoob.
6. Dhammaan jidka wadada magaalada waa xiranatahay madaama magaalada kaliya hawada u furan tahay.
7. Magaalada kama jiro isticmaalka shilin Somali kaliya waxaa wax algu kala gataaa Mobile Mobey transfer.
8.Maalin kadta isgaarsiinta waxee baxdaa labo mar sababo sugid amni goroonka taa oo kalifta in gabi ahaan Al baanada la isku dhifto ganacsiga.

Dafwrynaha way la qabsadayn markaad maqaayad wax ka cunaysid la yaab malaheh in qasnajiga naadiyo tuura lacagta adigooo cuntada cunaya ama laguu kaynin sabab tagida isgaarsiinta.

Mahadsanid walalkey Amb.Yusuf Grad Omar������Mohamed Abdirizakhttps://www.blogger.com/profile/13781948238167122058noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70563997546178143622020-04-14T04:51:50.542+01:002020-04-14T04:51:50.542+01:00Asc asxabta ku xiiran balogga
2016 aan ku aqriye d...Asc asxabta ku xiiran balogga
2016 aan ku aqriye dalka koonfur afrika iyo 2020 oo April 14 aan ku aqrinayo dalka hooyo
Wan kaga mahadnaqa Siida Wacan aad Nola wadagtaay shekadaan quruxda badan oo aad waqti siisay,
INaad marba wax ka qorto Marne aad wax ka tirtirto sii aaad wax uu saxdo aad bulshada sida garga ah kugu xiran uu hesho qof adiga oo kale war ee qoran

Sual sidan ah
Yusuf qorshaha makugu jirta inaad book qorto mise hore waa uu qortaay book, Mahad mohamud iisehttps://www.blogger.com/profile/11226982032293630553noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-69262846253668664132020-04-14T04:13:02.562+01:002020-04-14T04:13:02.562+01:00Aad iyo àad mudane. Waxbaan kaakororsanayAad iyo àad mudane. Waxbaan kaakororsanayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/05812116192812547192noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85319245647856143652019-12-03T19:12:18.239+00:002019-12-03T19:12:18.239+00:00Waqti wanaagsan ayay ahayd mudanneWaqti wanaagsan ayay ahayd mudanneDr-sameer Abdi-azizhttps://www.blogger.com/profile/05860242695408197409noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-76875169903135048962019-10-24T12:46:35.075+01:002019-10-24T12:46:35.075+01:00Marka koobaad mahadsanid marka waxaad tahay qof ...Marka koobaad mahadsanid marka waxaad tahay qof nasiib uyeeshay wadankiisa System dawladeed jiro wax kusoo baratay marka waxaad ogaataa dadka ka fiicneyn lkn dawladaadii kusiisay fursad waxbarasho
Marka waxaan soo jeedin laha inaad dadkaaga soomaaliyeed ee qabyaaladu dilootay aan usameyso wacyi galin Because waxaad usoo joogtay dawladnimadu qiimahay leedahay mahadsanid masuul Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/17534097468330793774noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-46295048597656509762019-10-22T17:17:33.379+01:002019-10-22T17:17:33.379+01:00waaayo bdn ayaad usoo joogtay dalkaan oo nabad ah ...waaayo bdn ayaad usoo joogtay dalkaan oo nabad ah iyo asagooo sida hada yahay aad madax ugu noqotayAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/01651796996564569063noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-87721742624459145662019-10-21T20:21:31.025+01:002019-10-21T20:21:31.025+01:00Waqti waad sooo joogtay yuusuf Waqti waad sooo joogtay yuusuf Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/01291544475358773786noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-44206082061149914682019-10-21T18:22:43.786+01:002019-10-21T18:22:43.786+01:00Allaha unaxariisto dhamaantood balaayo ayaa kadanb...Allaha unaxariisto dhamaantood balaayo ayaa kadanbaysay aan wadaniyad lahaynAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/17127082156632265536noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-45101856776235885662019-10-21T17:26:18.968+01:002019-10-21T17:26:18.968+01:00Daf iyo miriq wa ii hada magacaas.Daf iyo miriq wa ii hada magacaas.Murtimaalhttps://www.blogger.com/profile/18055615316027530338noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-82726129901772959152019-10-21T12:35:20.795+01:002019-10-21T12:35:20.795+01:00Runtii waa sheeko xiiso leh oo dareenkayga soo jii...Runtii waa sheeko xiiso leh oo dareenkayga soo jiidatay. Mahadsanid Ustaad Yusuf Garaad.Ali Dholayarehttps://www.blogger.com/profile/07677145075262563306noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-49399099313192565832019-10-21T09:01:14.917+01:002019-10-21T09:01:14.917+01:00Waayo badan ayad uso joogtay yusufowWaayo badan ayad uso joogtay yusufowGalad abdikarimhttps://www.blogger.com/profile/00815657656969280232noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-46491248921066028012019-10-21T08:17:19.554+01:002019-10-21T08:17:19.554+01:00Adeer yuusuf mahadsanid waxaa tahay shaqsi taariik...Adeer yuusuf mahadsanid waxaa tahay shaqsi taariikh badan hayo waxaan kaa codsan lahaa in aad buug inoo qorto si aan wax badan uga faaiidno.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/12029169707399295384noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-22972492080447224212019-10-21T07:52:44.646+01:002019-10-21T07:52:44.646+01:00Yusuf Garad runtii waxaa tahay nin waayo iyo Waqti...Yusuf Garad runtii waxaa tahay nin waayo iyo Waqti badan soo joogay
rabi cimrigaada ha raajiyee aad baan qisaaska aad ka qorta waayahaadii waxbarasho iyo shaqaba ugu helaa taasne waxey tusaale buuxa u noqon kartaa marka la dhahaayo "ardayda maanta waa madaxd biri"
Mohamed mohamud mudei https://www.blogger.com/profile/11125063850985137001noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-24498117406427823052019-10-21T07:50:08.210+01:002019-10-21T07:50:08.210+01:00Mansha allah waa taariikh waayo aragnimo xasuus mu...Mansha allah waa taariikh waayo aragnimo xasuus mudan allah cimriga ha kuu dheereeryo mudane
Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/05382210175011329508noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-83317419615717167632019-10-21T07:25:01.171+01:002019-10-21T07:25:01.171+01:00Wallahi waa taariikh dheer
Allah unaxriisto dham...Wallahi waa taariikh dheer

Allah unaxriisto dhamaantoodAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11675749887113764154noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-70709654314029733762019-10-21T07:24:40.679+01:002019-10-21T07:24:40.679+01:00Wallahi waa taariikh dheer
Allah unaxriisto dham...Wallahi waa taariikh dheer

Allah unaxriisto dhamaantoodAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/11675749887113764154noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-85847706997625581612019-10-21T07:13:33.252+01:002019-10-21T07:13:33.252+01:00Waa qiso aaan inaba caadi aheyn mudane markii lale...Waa qiso aaan inaba caadi aheyn mudane markii laleyahy ardayda maanta waa madaxda berri waa xaqiiq runtii lkn qisadaas malawadagtay markii aad wariyaha noqoty siyad barre mase Janis umadan hellin mashallah mudane waa arin aaan lafileyn Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14130654108836033672noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-66243826281740453482019-10-21T06:25:57.416+01:002019-10-21T06:25:57.416+01:00Waan hubaa ina dad bdn kuqanacsanayen dowlda halak...Waan hubaa ina dad bdn kuqanacsanayen dowlda halaka kuwa kale dhib bdn u arkayeen ilaah dowlad wanagsan hana siiyo koley waxan kudhalanay burbur waxan kuhanaqaadnay burbur waxan deris lanahan madax danahoda miyee an waxkale kaba fekerinBoqor xaad indhakoreyhttps://www.blogger.com/profile/07970511892053524581noreply@blogger.com