tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post8757156016611231770..comments2024-03-18T15:36:12.111+00:00Comments on Yusuf Garaad: Kaalinta Haweenka ee 2016Yusuf Garaadhttp://www.blogger.com/profile/12951821007861655479noreply@blogger.comBlogger4125tag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-54915939699919361552015-10-19T23:30:16.656+01:002015-10-19T23:30:16.656+01:00mudane yuusuf waxaad tahay aqoonyahanada somali ay...mudane yuusuf waxaad tahay aqoonyahanada somali ay manta sheegan karto raga ugu horeeya, balse hadan su aal ku weydiiyo raali maka tahay in gabar aad dhashay ay la safarto nin aan murxum u ahayn isla markaas raali ma katahay in ay kula kaliyowdo qol xiran mid aftahan ah oo madexeeda maja urogaya, mida kele raali mowga tahay in ay banankiina u soo baxaan shaqadii guriguna u dheeraato Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14460092001382488557noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-84578081113068203382015-10-19T23:29:27.598+01:002015-10-19T23:29:27.598+01:00mudane yuusuf waxaad tahay aqoonyahanada somali ay...mudane yuusuf waxaad tahay aqoonyahanada somali ay manta sheegan karto raga ugu horeeya, balse hadan su aal ku weydiiyo raali maka tahay in gabar aad dhashay ay la safarto nin aan murxum u ahayn isla markaas raali ma katahay in ay kula kaliyowdo qol xiran mid aftahan ah oo madexeeda maja urogaya, mida kele raali mowga tahay in ay banankiina u soo baxaan shaqadii guriguna u dheeraato Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/14460092001382488557noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-8030880072513347472015-10-19T16:27:10.016+01:002015-10-19T16:27:10.016+01:00Waxay aniga ila tahay in dumarku is abaabulo xaqoo...Waxay aniga ila tahay in dumarku is abaabulo xaqoodana raadsadaan oo aysan ka sugin kuwa qurxiyey dulmiyey waa ragga Soomaaliyeed eh oo inta aan anigu ka warqabo maantay ay ka aqoon badan yihiin ka dhaqaalo badan yihiin waxaa intaas udheer in aysan Dalka iyo Dadka danbi ka galin wixii burbur qax hoog dhacay. Dumarku ma is abaabuli karaa? "Haa" waa is abaabuli karaan oo Madaxweyne Wasiir ama agaasime kii raba in xaflad loo qabto kaamerada laga arko dumar buu baryaa iyagaana abaabula dhaqaale iyo camiraadba waa in ay sidaas oo kale isku abaabulaan aniguna cod dheer baan ugu sheegayaa in aysan kaalintooda cidna kabaryin kana sugin maadaama awood dhaqaale iyo Cilmi Alle siiyey ragana ay ka badan yihiin maantay talada dalkana wax ku leeyihiin waliba mas'uuliyad ka saarantahay sida qoyskooda oo kale.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15650229975367951801noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-1588656930596661810.post-926450694860183492015-10-19T16:26:57.887+01:002015-10-19T16:26:57.887+01:00Waxay aniga ila tahay in dumarku is abaabulo xaqoo...Waxay aniga ila tahay in dumarku is abaabulo xaqoodana raadsadaan oo aysan ka sugin kuwa qurxiyey dulmiyey waa ragga Soomaaliyeed eh oo inta aan anigu ka warqabo maantay ay ka aqoon badan yihiin ka dhaqaalo badan yihiin waxaa intaas udheer in aysan Dalka iyo Dadka danbi ka galin wixii burbur qax hoog dhacay. Dumarku ma is abaabuli karaa? "Haa" waa is abaabuli karaan oo Madaxweyne Wasiir ama agaasime kii raba in xaflad loo qabto kaamerada laga arko dumar buu baryaa iyagaana abaabula dhaqaale iyo camiraadba waa in ay sidaas oo kale isku abaabulaan aniguna cod dheer baan ugu sheegayaa in aysan kaalintooda cidna kabaryin kana sugin maadaama awood dhaqaale iyo Cilmi Alle siiyey ragana ay ka badan yihiin maantay talada dalkana wax ku leeyihiin waliba mas'uuliyad ka saarantahay sida qoyskooda oo kale.Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/15650229975367951801noreply@blogger.com