Yusuf Garaad

Doogey Naaduwaa

Wednesday, 26 October 2016

Ka hor Shilka Madaxweynaha

›
Xarunta JUS iyo Rugta Gahayr Dhowaan waxaan qoray saameynta ii muuqatay ee Shilkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ee 1986. Mar waxaan ...
4 comments:
Tuesday, 25 October 2016

Wareysigeygii Jaalle Siyaad

›
1986, Xilli la dhaafay 10:30 habeennimo ayuu Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde oo ah weriye khabiir ah, laakiin hadda Madax ka ah Wasaaradda ...
19 comments:
Monday, 24 October 2016

Shil Madaxweyne - QEYBTA LABAAD

›
Baabuur SBS ah ayaan qaadannay qado aan guryahayaga ka soo cunnay ka dib. Waa Landrover, midabkiisu yahay kan calanka. Ay labada albaab e...
31 comments:
Sunday, 23 October 2016

Shil Madaxweyne

›
Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Intii aan ka shaqeynayay Radio Muqdisho ayaa waxaa xafiiskiisa subax iigu yeeray Madaxa Radio Muqdisho,...
27 comments:
Saturday, 22 October 2016

Kulankeygii Koowaad ee Jaalle Siyaad

›
Annaga oo ah ciyaal dhigta Dugsiga Hoose ayaan galab isugu soo baxnay in aan kubbad cayaarno. Galbo fara badan oo aan banooni cayaarna...
30 comments:
Friday, 21 October 2016

Kacaanka Nooli Keyd ha Reebo

›
Dunidu caddaan iyo madow keliya ma aha ee midabbo badan oo kale ayaa u dhexeeya. Qof kasta oo xil qabtayna xumaan ama samaan ayuu yeelan ...
1 comment:
‹
›
Home
View web version

Fan, Fikir & Faallo

My photo
Yusuf Garaad
View my complete profile
Powered by Blogger.