Yusuf Garaad
Doogey Naaduwaa
Wednesday, 28 December 2016
Bil fasax ah ayaan ku maqnaa 264 Bilood
›
Aniga oo Jaamacad ka qalin jebiyay. Aniga oo safarro aqoon kororsi u tegey France iyo Zimbabwe. Aniga oo haysta dhowr shaqo oo wanaagsa...
Saturday, 24 December 2016
Ma jiri karo Xildhibaan Qooto Qooto
›
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed is...
Wednesday, 21 December 2016
Sheekada Xamar ee Disembar 2016
›
Xamar waxaan ka dhoofay iyada oo ay is dhintay tirada siyaasiyiinta iyo inta siyaasadda kulaasha. Waxay ku maqnaayeen caasimadaha Dowlad ...
Saturday, 26 November 2016
Aragtida Castro ee Geeska Afrika 1977 (Qormo 4 Qeybood ah)
›
Shir ay 1977 yeesheen Hoggaamiyaha Cuba iyo Hoggaamiyaha Jarmal Bari ayay uga hadleen Soomaaliya iyo Ethiopia. Arkiifiyada Jarmalka ayaa ...
Wednesday, 23 November 2016
Allow u naxariiso Macallin Kayd
›
Allah ha u naxariisto Maxamed Jaamac Kayd wuxuu ka mid ahaa macallimiinta wax i soo baray kuwa saameynta ugu badan ku yeeshay korriimada ...
Tuesday, 22 November 2016
Yaaqshiid iyo Berbera
›
Dugsiga Sare ee Jeneral Daa’uud annaga oo fasalka fadhinna ayaa waxaa soo galay maamulaha Iskuulka oo aan u maleynayo in uu markaa ahaa Max...
Monday, 21 November 2016
Maalmahaygii Bankiga Dhiigga
›
Bulshada Soomaaliyeed cuqdad ayay ka qabi jirtay in ay dhiig ku deeqdo. Sheekooyinka aan maqlay waxaa ka mid ah nin xaaskiis...
‹
›
Home
View web version