Yusuf Garaad
Doogey Naaduwaa
Sunday, 29 January 2017
Run ma aha Laakiin Been lama dhihi karo - Dood USA
›
Saxaafadda Soomaalidu maxay ka baran kartaa xarig-jiidka u dhexeeya Dowladda Madaxweyne Trump iyo saxaafadda Mareykanka? Maalmahaan w...
Friday, 27 January 2017
Muranka Soohdinta Badda Soomaaliya & Kenya - Alif ilaa Ya'
›
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qarammada Midoobay ICJ ayaa Khamiista 2-da Februray 2017 saacaddu marka ay tahay 5-ta ...
Monday, 23 January 2017
Tabta tebinta Kufsi
›
Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada culculus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u tebineyso. Khibrad, aqoon ...
Monday, 9 January 2017
NISA
›
Diblomaasiyiin u badan kuwa shisheeye ee Muqdisho fadhiya iyo madax kale oo badan ayaan shalay ka mid ahaa oo lagu casuumay munaasad ay q...
Wednesday, 28 December 2016
Bil fasax ah ayaan ku maqnaa 264 Bilood
›
Aniga oo Jaamacad ka qalin jebiyay. Aniga oo safarro aqoon kororsi u tegey France iyo Zimbabwe. Aniga oo haysta dhowr shaqo oo wanaagsa...
Saturday, 24 December 2016
Ma jiri karo Xildhibaan Qooto Qooto
›
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed is...
Wednesday, 21 December 2016
Sheekada Xamar ee Disembar 2016
›
Xamar waxaan ka dhoofay iyada oo ay is dhintay tirada siyaasiyiinta iyo inta siyaasadda kulaasha. Waxay ku maqnaayeen caasimadaha Dowlad ...
‹
›
Home
View web version