Yusuf Garaad
Doogey Naaduwaa
Thursday, 28 September 2017
Isteerinka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
›
Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye. Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo ...
Friday, 1 September 2017
Soomaaliya waxay Mareykanka ka codsatay taageero Militeri
›
Dadweynaha Soomaaliyeed waxaan ku wargelinayaa in Dowladda Soomaaliya ay weydiisatay Dowladda Mareykanku in ay gacan ka geysato sidii Sha...
Friday, 11 August 2017
Maxkamad Mumbai oo maanta xukuntay 26 Soomaali ah
›
Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran India ayaa maanta 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah iyo ganaax. Hore ayaa waxaa ay isla...
Wednesday, 9 August 2017
Axmed - Kismaayo, Soomaali sharfan iskuna kalsoon
›
Axmed - Kismaayo 10 cisho hortood, Nairobi Axmed Maxamed Cali oo loo yiqiin Axmed Kismaayo wuxuu ahaa saaxiib aan muddu dheer soo wada ...
Friday, 4 August 2017
Farriinta Taloja: Soomaali yaanay xabsiga nagu illoobin
›
Xabsiga Taloja ee Mumbai, India oo ay ku jiraan 118 maxbuus oo Soomaali ah ayaan booqannay. Waxay ahayd maalin aan isu ...
‹
›
Home
View web version