Yusuf Garaad

Doogey Naaduwaa

Thursday, 26 October 2017

General Maxamed Abshir Muuse AUN.

›
Maxamed Abshir Muuse ayaa ku geeriyooday dalka Mareykanka. In badan kama aqaan Marxuum Maxamed Abshir Muuse, inta yare ee aan ka qora...
Wednesday, 25 October 2017

Dardargelinta Iskaashiga Soomaaliya iyo AMISOM

›
Madaxweynaha oo ka warramaya Socdaalka saddexda habeen Socdaal diblomaasiyadeed oo uu horseed ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed...
Thursday, 28 September 2017

Isteerinka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

›
Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye.   Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo ...
Friday, 1 September 2017

Soomaaliya waxay Mareykanka ka codsatay taageero Militeri

›
Dadweynaha Soomaaliyeed waxaan ku wargelinayaa in Dowladda Soomaaliya ay weydiisatay Dowladda Mareykanku in ay gacan ka geysato sidii Sha...
Friday, 11 August 2017

Maxkamad Mumbai oo maanta xukuntay 26 Soomaali ah

›
Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran India ayaa maanta 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah iyo ganaax. Hore ayaa waxaa ay isla...
Wednesday, 9 August 2017

Axmed - Kismaayo, Soomaali sharfan iskuna kalsoon

›
Axmed - Kismaayo 10 cisho hortood, Nairobi Axmed Maxamed Cali oo loo yiqiin Axmed Kismaayo wuxuu ahaa saaxiib aan muddu dheer soo wada ...
Friday, 4 August 2017

Farriinta Taloja: Soomaali yaanay xabsiga nagu illoobin

›
Xabsiga Taloja ee Mumbai, India oo ay ku jiraan 118 maxbuus oo Soomaali ah ayaan booqannay. Waxay ahayd maalin aan isu ...
‹
›
Home
View web version

Fan, Fikir & Faallo

My photo
Yusuf Garaad
View my complete profile
Powered by Blogger.