Yusuf Garaad

Doogey Naaduwaa

Friday, 9 February 2018

Taxanaha Maxaabbistii 77 - Qaybaha I - V

 Taariikh Kooban - Qaybta Koowaad



https://yusuf-garaad.blogspot.com/2018/02/taxanaha-maxaabbiistii-dagaalkii-77.html
Waa billowga taxane ku saabsan khibradda aan ka helay howshii maxaabbiista Dagaalka ee Soomaaliya iyo Ethiopia kala qabsadeen 1977. Howlo samafal ah oo iyaga ku saabsan ayaan ka qeyb qaatay 10 sano ka dib qabashadoodii.






Sarkaalka Goobta ee ICRC - Taxanaha Maxaabbiistii 77-Qaybta II 



1987 waxaa farta la iga saaray liiska in ka badan 200 oo maxbuus Soomaali ah oo ku xiran Ethiopia oo aan qoysaskoodu ka warqabin in ay nool yihiin. Wixii aan ka sameeyay ka akhriso Lifaaqa.

Suleymaan iyo Walaalkiis Taxanaha Maxaabiistii 77 Qaybta III

Suleymaan oo dib u helay walaalkiis oo in ka badan toban sano "mootanaa".


Caliyaale iyo Naar Weyne - Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Afraad

Aabbe aan uga war keenay wiilkiisii oo uu 10 sano ka hor ka samray iyo falceliskiisu waxa uu noqday ka akhriso lifaaqa. Fadlan la wadaag saaxiibbadaa.








Halxiraalaha Xannaanada Xoolaha – Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta V



Mid ka mid ah shakhsiyaadka qalbigeyga ku reebay xusuusta, markii aan waraaq uga keenay walaalkiis oo uu uga talo galay geeri laakiin ku xirnaa xabsi ku yaalla Ethiopia.



Taxanuhu halkaas ayuu nooga socon doonaa Axadda haddii Rabbi idmo.
Yusuf Garaad at 20:57:00
Share

No comments:

Post a Comment

‹
›
Home
View web version

Fan, Fikir & Faallo

My photo
Yusuf Garaad
View my complete profile
Powered by Blogger.