Total Pageviews

Saturday 18 April 2020

Borama, Boosaaso ilaa Muqdisho - Taxanaha Maxaabbiistii 77

Borama iyo Soo Noqosho

Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Kow iyo Tobnaad


Gebiley ayaan tagnay iyada oo roob aad u xooggani uu da’ayo.   Magaalo aadan aqoon, qof waddada socdaana aanuu jrin oo roob laga okoranayo ma ahayn sida ugu sahlan ee howl looga fulin karo.
Waxaan uga gudubnay Borame, dibna waxaan ugu laabannay Hargeysa.


*****

Qardho iyo Boosaaso

Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Laba iyo Tobnaad



Salaadda subax marka la tukaday anse weli qorraxdii soo bixin ayaan aniga iyo Beatrix ku dhacnay waddada laamiga ah ee ka baxda Garowe, annaga oo u soconna Jihada Qardho.

Waxaan marnay waddo dheer oo maalintaa soo dhan aan ku socon doonno oo inta badan dhagax ah.  Waddooyin badan oo miliqsan waan aragnay marnabase qiyaasteennu nama habaabin. 

*****

Boosaaso - Muqdisho 


Boosaaso markii ay howlaheenni nooga dhammaadeen ayaan ka shiraacannay oo mar kale aan soo marnay waddada dheer. Qaddar aan ku hakannay Qardho ka dib waxaan toos u tagnay Garowe.  Habeen markii aan hoyannay waan ka soo gudubnay. 

2 comments:

  1. Aad ayaad u mahadsantahay wasiir runtii waa sheekooyin cajiib ah marka laga eego sida ay isu raacsanyihiin, iyo hab-qoraalka.
    Mahadsanid.

    ReplyDelete
  2. Maxaabiista 77 2da wadan kala qabsadeen meeqo ayaay dhamaayeen xusuustaada??.

    ReplyDelete