Borama iyo Soo Noqosho
Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Kow iyo Tobnaad
Gebiley ayaan tagnay iyada oo roob aad u xooggani uu da’ayo. Magaalo aadan aqoon, qof waddada socdaana aanuu jrin oo roob laga okoranayo ma ahayn sida ugu sahlan ee howl looga fulin karo.
Waxaan uga gudubnay Borame, dibna waxaan ugu laabannay Hargeysa.
*****
Qardho iyo Boosaaso
Taxanaha Maxaabbiistii 77 - Qaybta Laba iyo Tobnaad
Waxaan marnay waddo dheer oo maalintaa soo dhan aan ku socon doonno oo inta badan dhagax ah. Waddooyin badan oo miliqsan waan aragnay marnabase qiyaasteennu nama habaabin.
*****
Boosaaso - Muqdisho
Boosaaso markii ay howlaheenni nooga dhammaadeen ayaan ka shiraacannay oo mar kale aan soo marnay waddada dheer. Qaddar aan ku hakannay Qardho ka dib waxaan toos u tagnay Garowe. Habeen markii aan hoyannay waan ka soo gudubnay.
Aad ayaad u mahadsantahay wasiir runtii waa sheekooyin cajiib ah marka laga eego sida ay isu raacsanyihiin, iyo hab-qoraalka.
ReplyDeleteMahadsanid.
Maxaabiista 77 2da wadan kala qabsadeen meeqo ayaay dhamaayeen xusuustaada??.
ReplyDelete