Waa Qaybta Koowaad ee Qormadeyda taxanaha Xamar Lagaama Xigo, oo aan ka soo min guuriyay Facebook. Waxay wadataa aragtiyadii laga bixiyay, intii qof ee like tiri iyo weliba intii sii faafisay.
Hadday sida ay ku socoto somali du ku sii socdaa waxaa la sugar waa uun waa waxaa jirey beri dal somaliya la odhan jirey . Ka hor dagaalkii labaaad ee dunida dalal jirey baa la waayey dagaalka ka dib oo khariidadaba ka Baxay waa sida maryooley ku soo socota haddeyna is daba qab.
waaa qormo aad u wanaaagsan mahadsanid mudane Yusuf Garaad
ReplyDeleteMuqdisho hadal laguma soo koobi karo, waa magaala madaxda qofkasta oo Soomaali ah, waxay leedahay astaanta magaalanimo oo ah in dadku wada leeyihiin, qofkii asaga gees isu kuusa yeel kadiis. Aniga Muqdisho waa meesha keliya ee aad dalkeena uga xiiso, waayo waan ku dhashay kuna soo barbaaray xaafada "Weliyow Cade" Muqdisho runtii waa magaalo ilbaxnimo ay jirto , waa magaalo dhibka ku dhacay haduu magaalooyinka caasimadaha ah ay dhacaan adkaan lahayd in did loogu soo noqodo. Muqdisho waa magaalo madaxdeena
ReplyDeletewsww
xamar lagaama xigo maxaa dhacay qof kasta deegaan uu leyahay maxaa xamar laga helay xamar waaa lagaa xigaa
ReplyDeleteHadday sida ay ku socoto somali du ku sii socdaa waxaa la sugar waa uun waa waxaa jirey beri dal somaliya la odhan jirey .
ReplyDeleteKa hor dagaalkii labaaad ee dunida dalal jirey baa la waayey dagaalka ka dib oo khariidadaba ka
Baxay waa sida maryooley ku soo socota haddeyna is daba qab.