Total Pageviews

Friday 23 May 2014

Deeq Jarmalku siinayo Puntland


Malaayiin Jarmalku ugu deeqay Puntland
Dowladda Jarmalka ayaa Puntland ugu deeqday 23.55 milyan oo Euro.  Lacagtaas waa deeq xagga horumarinta loogu tala galay. Warkaan waxaa faafisay Safaaradda Jarmalka ee magaaladan Nairobi.

Aad ayaan ugu hambalyeynayaa maamul wanaagga iyo afgaradka caalamka ee Puntland ay ku hanatay kasbatay deeqdaas. Waxaan rajeynayaa in sida ay u dhan tahay ay ku baxdo mahsaariicda loogu tala galay, oo kolley ah kuwo dan u ah bulshada Soomaaliyeed ee Puntland. Waxaa kale oo aan rajeynayaa marka hantidaasi ay ku baxdo meeshii loogu tala galay iyada oo aan caad saarnayn, in markaa ay horseeddo deeq intaas ka badan oo Jarmal iyo ilo kaleba ka timaadda.

Dhanka kale, waxaan is weydiiyay, Dowladda Federaalka oo dalka oo dhan metasha, wax lug ah ma ku leedahay lacagtan loo qoondeeyay Puntland? Mise ka warqabtaa? Ma jiraa lacago kale oo Jarmalku u soo wado meelo kale oo Soomaaliya ka mid ah? Dowladda Federaalka iyada lafteeda lacagi ma u soo socotaa?

Hadday jawaabuhu haa yihiin waxaan dowladda Federaalka uga fadhinnaa faahfaahin in ay naga siiso.







11 comments:

  1. Soomaaliya dal baa la oran jiray laakiin wadankii aniga hadda iima muuqdo. Maamulo qabiil salka ku haya ayaa Soomaali maanta fardi fardi u matala. Dowladda Soomaaliyeed ee Muqdisho joogtaana (haa Muqdisho kaliya ayay joogtaa) fikirkeedu malaha waa ka duwan yahay laakiin ficilkeedu wuxuu ku ekaaday Muqdisho kaliya. Soomaali wixii loogu yabooho ee dowladda Soomaaliya loo soo dhiibaa Muqdisho ma dhaafaan. Maamuladda wax is biday ee qabiiladda ku salaysanina inta hoos joogta (qabiilka la wadaagta) ayay wax taraan. Dowlad Soomaaliyeed oo ku daba dheeraatay ayay weli sugayaan.

    Soomaali qar cadow ugu talo galay wax ma garato magaca Soomaali lihina ku taageerayaan ayay ku foorartaa. Inay ka badbaadi doontana Alle kaliya ayaa og.

    Shebaab oo gurigii Soomaaliyeed god goblamiya hooyooyinka caruurtana naafeeya ka dhigay ayaa cadow ah.

    Qabiil ay u muuqatay inay dowlad ay iyagu xabadka u garaacdaan samaysta Soomaalina iska fogeeya oo yiri waanu ka fiicanahay Soomaalida kale ayaa cadow ah.

    Qabiil kale oo jeclaystay in Soomaali qabiil u kala degto hadaan taa la helina siday maanta tahay lagu jiro ayaa cadow ah.

    Qabiil wixii ay iyagu gaysteen iyo lugta ay Soomaali burburkeed ku lahaayeen aan arkin marka wax in la xaliyo la soo hadal qaadona cid kale farta ku fiiqaya ayaa cadow ah.

    Dowladda dhexe oo maamulada qabiiladda ku dhisani ku macneeyeen dowlad qabiil gaar ah, iyaduna siddii loo micneeyay u dhaqantay ayaa ayaan darro ah.

    Rag & dumar intaas ba og oo Soomaali meeshay ka jiran tahay la socda una kaca inay badbaadiyaan baa loo baahan yahay. Raggaas & dumarkaase anigu ma arko. Ummad waliba iyadaa is dhasha. Raggii halkan Soomaali keenay dadkay dhaleen uun baa maantana ii muuqda. Malaha generationka cusub intuu taladda la wareegayo waalida iyo calool xumidda ayaa inoo qoran. 40 Sanno miyaa la gaaray?

    ReplyDelete
  2. anigoo qeybta Hore qoraalka Yusuf soo dhaweynaya
    waxan ka wel welsanahay qeybta dane sida lo dhigy
    waxan Yusuf & asxaabta la fikir-ka ahba weydiinaya

    puntland inay dawlada FD hoos tagto ma waxa la so
    xasusta marki puntland magac somaliyeed wax logu
    balan qaado, maba la siinine, 2- Dawlada Fedralkana
    markay magac somaliyed wax ku hesho PunTLand
    ma la iska hilmaamaa inay Dawlada Fd ka mid tahey?

    marka su'aalaha Yusuf dawlada weydiinaya ma ahan
    kuwa cadaalada ku saleysan waa arin laga xumaado

    ReplyDelete
  3. Puntland iyo Dawlada Federalka shaqo iskuma lahaa illa uu hamar casimad yahay. Hamar ma aha meel ay somali isku keeni karto waa meesha dagaalka sokeeye ka socoday 20 sano. Waxaa loo bahan yahay casimad somali midayn karo oo meel dhexdhexad uu ah sida baydhabo. Xaq ma aha in la yirahdo hamar wa casimad waana magaalo qabiil, maxaa diidayo inay magaalo kasto casimad sheegtan ileen kama duwana muqdisho. Casimadu waa inu maqaam gaar ah uu yeeshta, waa inu ahaada meel dhexdhexadin karo umada dhan. Labadas waxyaalo hamar igama muqdo. Xaq uma arki in beesha hawiye la siiyo madaxwayne, casimad, lacagti dibada, embassyada, shirarka calamiga, xildhibano iyo wasiro siman. Waxani waxay tahay xaq daro wixi xaq daro ku dhisan burbur ayaa ku xiggo.

    Puntland iyo Dawlada federalka marki laga hadlo meeshi noqon lahayd casimada ayaa laga hadli kara awooda gobollada iyo awooda dawlada federalka, illa aan meel la sarin arinta muqdishu, mamul kasto wixisa buu wadanaya. Marna la yeeli maayo in hal beel la siiyo wax kasto sida hada ka muqdo muqdisho. Marna la yeeli maayo in la yirahdo hamar waa casimada lakin kama duwana sida magaloyinka kale ee dalka. Meesha keliya sheeganayso inay somali dhan mateesho waa hamar, shurudi somaliyeed lagu mateli laha magalada kama muqdo waa wada hawiye.

    Hadi ay muqdishu si ahaato casimada dalka waxan puntland iyo mamulada kale kula talinaya in awooda dalka loo wareejiyo mamulada iyo midda dawlada federalka laga dhigo dawlad dacif ah oo aan shaqo badan lahayn. Dawlada federalka somali bay ku dhisan tahay ee kuma dhisno hawiye, markay gartan taas dadka dego hamar markas ha hadleen. Puntland iyo Jubaland somali kuma dhisno, waxay ku dhisan yihin waa gobolada ay mateelayan, ma sheegtan inay somali mateelan, mana sarno shurud somali ileen maba matelo. Hamar ba saran shurud somali, wa kuwa somali sheeganayo. Hadi manta dawlada federalka somali dhan ka baxan, ma dawladas ayaa si jirayso, waa sucale? waa impossible ma si jiri karo ileen wuxu ku dhisan yahay waa somali. Lakin hadi ay somali ka baxan Puntland ama Jubaland waxba kama badelayso, kuma dhisno Somali, waxay ku dhisan yihin gobollada ay matelan.

    Kolay anigu uma arki muqdishu inay noqotan meel somali isku imaadi karto, meeshas dhiig badan ayaa ku daatay, xoolo badan ayaa weli lagu kala haysta, wuxu uu dhisan yahay gaab qabiil. Filan maayo inu casimad si ahan karo, waxan filan kara inu ahaado meel lagu 'xuso' dhibatada ka imadi karto dagaal sokeeye. Nigeria casimada wa iska badelen markay dagalameen, waxaa la geeye meel qabiloyinka dalka dhexdhexad uu ah, maxaa anaga hamar na daba farisiye? hamar waa dhaxal gumaysi nooga tagay ma ahayn meel ay somali ku heeshisay.

    Puntland iyo Jubbaland waxan kula talinaya hawshina si wata, hadu dawlada hamar burburo saamayn naguma yeelan doono, iyagay dhibaysa. Umadu way tashdeen, idinkuna tashda. Hawiye casimada ayuu wax ku yahay, gobollada dhexe sidu yahay wad aragtan, ee yusuf garad maad beenta iska daysan.

    ReplyDelete
  4. Hawiye marku dalka bililiqo ku haaye iyo isaaq dalka kala goye niinka uu tagna somalinimada wala yaqan boowe, manta la baran maaye. Abdillahi yusuf wixi ka hor miyaa rajo ka jiray hamar? Abdiqasim lacagti carbeed ayuu dhacay, wuxu dalka uu reebay keliya waa 4.5 oo laga yaqyaqsoodo. Abdillahi Yusuf dalka wuxu uu reebay federal, manta somali wax bay ku dhisanayan mashallah. Farole wuxu dalka uu reebay dasturka somalia. Gaas wuxu dhamaye ku meel gaarki oo 12 sano hawiye ku lacag cunaye. Bal firiya sida loo kala wadanisan yahay. Abdiqasim waxba ma reebin aan 4.5 ka ahayn, sharif wuxu reebay hotel bill, hasan sheikh wuxu reebay bankiga dhexe la dhaco, dagaal kismayo, kilometer 50, marka, lacag lagu qato shirar aan jirin. Hawiye waxba weligis ma so kordhin khasaaro mooye. Somalidu indhahooda bay uujeedan hawiye wuxu yahay. ARAY MAXAN CUNA caqlikisa ma dhaafsana, caqlikisa waa 'cunto' waxaa taas keenayso shacabkooda dhan waxay watan gaari gacan ama dameero, saldhig fican malaha waa wada gaajo laga reebo kuwa ku taajiray 1991, lakin kuwa ku taajiray 1991 waxba ma soo kordhinayo ileen baseki ay ku fadhiyeen hawiye ayaaba gaajo ah. Thats why you never see hawiye laami dhisanayo ama school ama isbital, maxaa la dhisa ninkas gaari gacanka wado miyaa lacag laga soo arurin kara kkkkk

    Adeer Puntland wuxu ku fadhiya saldhig xog badan. Wuxu haysta shacab oo xoolo haysto, kaluun haysto, ganacsato local ah iyo mid dibad ah, shacabka caadiga ayaa kuligooda jeebkooda wax ku haysto oo laysku darsan karo oo wax lagu gaban karo. Ganacsatada ugu wayn nairobi ogaden iyo majerten bay yihin wala yaqan, hawiye taraq iyo sigaar bay ka iibiyan. Dubai iyo oman ali saleban ba mar hore la wareegay. Zambia, Tanzania, Angola iyo dalal badan oo african 1970ki ayay puntland baxeen iyago truck drivers ah manta ganacsiyo multil million dollars ku haysto. Hadee dad basekasi iyo dadka gudaha iska ladan ayaa keenayso malin walbo inu majerten power ahaado LAKIN malinti hawiye laga qado casimada wallahi baan idin ku dharshe wuxu noqonaya sida galmudug iyo gobollada dhexe waxaa yaalo.


    Bosaso ill Galkayo waa 750 kilometer, dhulka hawiye oo dhan waa galkayo illa hamar waa 700 kilometers. Badda Puntland waa 1400 kilometer laga soo bilaabo las qoray illa gara''ad Waa 50%. Somalidu way istaqana adeer, somalida magaloyinka ku nool waa 20% of population, waxana taas lagu gartay waagi 1991 habar gedirta oo baadiyaha ka yimaday oo half hamar degay. Somalia main population 80% waxay ku teedsan yihin baadiyaha, nin intas dhul ku fadhiyo 750 kilometers from bosaso to galkayo waad iska garan karta tiradisa.

    Yusuf garaad waan ka xumaahay malmahan caqli xumada aad la soo farisanaysid, miyadan ka wantowbin hawiyenimada wuxu dalka ku reebay? adeer macane waxad halal ahayd marku yasin sharmarke idin ku halalaye SYL oo aadan cade iyo abdullahi cise caleemo saray. Markas baad halal ahayd, Markas Siyad ayaa mar kale kacanki idinku halalaye, lakin 1991 hawiyenimada ayaa dorateen illa uu abdillahi yusuf idin yimi waxad ahaydeen waad ogsoon tihin. Manta hal mamul hawiye ah xataa dalka kama jiro, wiilka cadaado iyo wiilka baraxlay ayaaba mamul isku darsan karin, cid kaleba iska daa. Boowe hamarkaga iska jog, waxad tahay duli habar gedir cayr eh.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Ali Guray,

      Cid kastaa qaldan aniga kaliyaana quman Soomaali isugu iman mayso. Horta adigu runta isu soo sheeg intaadan cid kale wax u sheegin.

      Tan kale, waxaa fiicnayd inaad ka hadashid Puntland xaq ma u leedahay in la caawiyo (Haa), laakiin meeshan aad hadalka la aaday meel hadda loo baahan yahay maaha. Maamul qabiil ku dhisanina Soomaali isu soo celin maayo. Xitaa qolyahayaga gadaal ka gaadhka ah ee Khaatumo ayaa intaa og!

      Delete
    2. wiilka cadaado iyo wiilka baraxlay aan mamul samaysan karin miyaa mamul la samaysan karo darod iyo rahanwayn ama reero kale? hadee wax macqul ah ayaa la sheega. Intanan la ordin wala gurgurta baan maqli jiray. Horta cadaado iyo baraxlay markay isfahaman oo mamul samaystan iyago gacmaha ishaysto markas ayuu radin kara hawiye iyo intisa kale kadib somali. Lakin idinku aan mamul samaysan karin, somali sheekadu waa fog tahay.

      Charity starts at home, ninka ku dhow ee hawiye ka soo bilow markas dheh somali baanu radinaya. Hada sida la yahay oo 600 qabil oo meel kasto iska fadhiyo waxay uu bahan yihin in kow hawiye meel laysku geeyo, kadib darod, kadib rahanwayn markas waxaa fududanayo in looga hadlo danaheena ee somalinimo. Lakin wiilka cadaado ma arki karo wiilka dhusomareeb sheeko soconayso ma aha, somalina warkisa iska daa

      Delete
  5. If Hassan Sheikh Mohamud and his cabinet are not acting like a true Federal Government then entities even though their qabil based will do whatever that is necessary to protect their interest and keep the peace in their areas. Until Mogadishu distributes foreign aid, resource and government facilities fairly, all these lands will never submit to the Federal Government. There must be incentive for these entities to work with and submit to the rule of the FG. The nations capital, the only entity the FG truly rules in Somalia is not free it from terrorist, militias, injustice, corruption and qablist warlords! So how do you accept Puntland, Somaliland, Jubbaland, etc to trust and accept the Federal Government claim of being the legitimate government of Somalia, when FG is acting like Mogadishu is the only city in Somalia that needs development, governance and aid, and the rest don’t need anything. The worst part is, everyone see Mogadishu today as a qabil entity rather a nations capital! The only way to unify the Somali people is through visionary leadership based on justice, transparency, equal distribution of national resource & aid, reconciliation and decentralization of governance! Until the Federal Government implements these changes, all the qabil entities will negotiate with whom ever gives them money! So the rulers of the FG must decide to either be the official government of Somalia, and take the leadership that is need to bring peace and stability to the country or allow the states to government themselves and represent themselves to the world and bypassing Mogadishu!

    ReplyDelete
    Replies
    1. My friend it is alot deeper then that. Somalis always ask why the regional govts seek foreign allies, the simple reason is noone 'trust' mogadishu, why noone trusts mogadishu is because it played a major role in the civil war. Noone wants to see their 'autonomy' taken away from them and given to the hawiye clan who by the way genocided and looted people. That is why it is crucial we discuss what city in somalia can unite somalis and bring back confidence of the somali people. It surely isn't mogadishu and it's civil war history.

      A capital needs to be a place all somalis feel comfortable, ownership, and it needs to be neutral. The only place I can think of in Somalia, where most clans will agree on is 'baydhabo' since it isn't one of the major clans who committed genocides, it is an area that isn't biased towards darod or hawiye. It is a place I think Somalis can come together in the spirit of somalinimo, but mogadishu that is difficult when people still remember vividly 1991, majority of somalis will never go there again and every clan will stay in his own land.

      The way mogadishu is now will only make somalis divide further and the federal govt become weaker and be seen as a local govt for mogadishu. If hawiye 'love' somalia as they say, they should be the first to see that mogadishu hasn't got the confidence of somalis and propose somalis sit down and decide where a 'capital' should be that all clans feel satisfied with, waa haday somalinimo ku jirto, hadi kale waa iska sheekadi ay wadan and noone will trust them.

      Federalism is the only solution left for Somalia, we had 15 national conferences all of them failed not because somalis hate each other but because due to the civil war 'mistrust' is curable after one conference. That is why federalism is working because the major clans do not see they have to fight for their survival in mogadishu and this has released a huge burden of opposition away from mogadishu. Infact the only ppl fighting mogadish today are mainly from the central regions with no viable govt there to refocus their energy, they still see mogadishu as their only survival, where-as PL/JL don't now and focus on their regions.

      Federalism historically is the only system that can come close to replicating how our ancestors lived, they all lived 'autonomously' with their own clan leader, territory and laws. During this time, civil war between clans were unheard of and minor skirmishes were resolved quickly. During this time somalis were giving foreign aid to gulf arab states, which shows you how well they were doing. It was this centralism a colonial legacy left over that destroyed somalis, because somali clans lost their autonomy and saw mogadishu as a way for their clan survival, thats why a clan race began to destruction. The main factors uniting somalis back in the 1960s was 'colonialists' once they left, as history attests to a clan race began since nothing was left to unite them and this sent us down to the final path of civil war in 1991. Thats why it's impossible to do centralism today because 1. Its historically not how we used to operate. 2. Nothing is uniting us today like the 1960s when colonialists did unite us, when they left so did the uniting factor. Today with the civil war and the lack of a unity factor for somalis, it is a disaster waiting to happen to implement centralism.

      I am suprised after 23 year civil war somalis still call for a central govt. What will unite somalis towards a central govt? absolutely nothing to unite us. What will cure the 23 year mistrust? surely not centralism where clans will feel they are being ruled by other clans, this will lead to just another armed opposition in the future.

      Delete
  6. Federalism has so many benefits historically it is the closest model to how our ancestors lived, economically every region will develop which translates to a bigger GDP, reconcilation wise it is the only system that can cure this 'mistrust' among somalis if every major clans is given their autonomy, politically this will ease the load away from opposition fronts on the federal govt, since major clans are focused on their regions. Alot of somalis think after one reconcilation conference and if somalis forgives themselves they will automatically trust each other and form 1 govt, this is ridiculous. Somalis dont need anymore reconcilation conferences, they have forgiven each other a long time ago, all somalis today live everywhere without fear. The biggest issue is the 'mistrust' and this will take a long time to heal. This is something that will take decades possibly centuries to heal and untill that heals it's best we provide a safety net to the clans which is 'federalism'.

    Today there is no other system I can see that will work in Somalia other then federalism. If we return to centralism, the first thing that will happen is another clan race in mogadishu, clans seeking foreign support to fight the govt and take power. This isn't in mogadishu interest, this isn't in somali interest. Today is the only time we actually see somalis developing and heading into progress because once major clans saw they're survival isn't jepordy and they rule themselves, they now have focussed on positive things like development.

    ReplyDelete
  7. waxaa cajiib ah qof soomaaliyeed ka naxo ama kamasayro kaalmo qof soomaaliyeed iyo degaan soomaaliyeed lagu horumarinayo , waa cajiib, somalia wexey cagta saartay wadadii qabyaalada 30 sano oo dagaal sokaye kasocdey kadib , 23 labaadtan sano oo ay dawlad la,aan ahayd kadib , beesha xamar ku hartay dagaalkii ka dib, wexey cadaysadtay iney diido waxkasta oo wanaag ah wexey u socdaan ama boqolkiiba 90 gacan u siiyaan kooxaha nabad diidka ah sitoos ah iyo si aan toos ahayn , dhacdada maanta barlamaanka ka dhacday iyo kuwo hore oo meela kala duwan ka dhacday, waxaa khasab ah iney gacan weyn ku lahayeen , xukuumada xasan shiikh madaxda u yahay , xaqiiq wasiirka amaanka waxaan cadayn buuxda u hayaa inuu qayb weyn kalahaa dhacdooyin , waxaan idiinku waramayaa si xog ogaalnimo ah

    ReplyDelete
  8. asc yusuf garaad waxan raba in aan kula taliyo waxan ahay muwadin somaliyeed jecel somali oo dhan marka ninyahow somali qabaa iladeeda baad ukala exatay xiligi bbc aad ka shaqey neysay marka hada hadii aad somaliya ka doneysid sumcad unoqo dhexdhexad una cadee in aad ahayd wariye somaliyeed kana xuntahay wixi hore si lagu amino kadib falanqee siyasada somaliya xususo malinki jimcaha ahayd oo uu nin dubai joga doodi jimcaha kaqeb qadanayay ku dhalilay oo aad ku tirri ninyahow waxa nadhagey sanaya malayiin somaliyeeed ee maxad goni igu la hadli weysay malinkaa baa wali reer puntland laga xusuus taa ee somali waa dadkaaga hamarin wadadii jahiliga ee qabilka aheed lasoco aqonyahan jaahil ah waxa laga hela africa ee kala tagi meyne abaa iskaya baday dib isku dhis bro asc mahad sanid

    ReplyDelete