Total Pageviews

Wednesday 9 July 2014

Dulmane haddaad tahay


Aniga ha i Dulmin
Yusuf-Garaad
Wiilasha ka kulul arrimaha Shabeellada Hoose ka dhacaya, waxaan u sheegayaa in aan ka xumahay isdilka dadka Soomaaliyeed.

Waxaan u sheegayaa aniga dan shakhsi ah oo gobolkaa iga taalla ineysan jirin. Guri iyo beer midna kuma lihi. Horena uguma yeelan. Inkasta oo aan shaqo iyo dalxiis intaba u tegey degmooyinka gobolka oo dhan isu geyn in ka badan qiyaastii 100 jeer.

Waxaanan oggoleyn marnabana raalli ka noqoneyn nin beer ama guri xoog ku haysta. Si taa le'eg ma oggoli nin ku duulaya beer ama guri nin kale leeyahay qabyaalad awgeed.

Waxaan u sheegayaa in aanan oggoleyn in qof ban’aadam ah la dulmiyo. Dadka Shabeellada Hoose iyo aniguba waxaan nahay ban’aadam in nala dulmiyana ma oggoli.

Haddii aad dulun tirsaneyso anigu kuma dulmin in lagu dulmiyana raalli kama ahi. Sida aanan u oggoleyn in lagu dulmiyo oo kale ayaanan adigana kuu oggolaaneyn in aad aniga i dulmiso.

Marka haddii ay dhab tahay oo qof ku dulmisay ay jirto, ogow in aad doodda iska xumeyneyso haddii aad maagto aniga iyo dad ila mid ah oo aan ku dulmin.

Midda kale waa in aad garataa in aad u baahan tahay wakhtigaaga in aad geliso sidii aad dulmiga si sharci ah isaga qaadi lahayd. Taas oo mararka qaarkood aan sahlanayn.

Laakiin wakhtigaaga iyo maskaxdaadu wey kala dhantaalmayaan haddii aad u qeybiso in aad dulmi iska dhciso iyo in aad adigu dad dulmisid.

Dembina waa kuu dheer yahay. Marka saaxiib kala garo cadowgaaga iyo saaxiibkaa.

34 comments:

  1. Yuusuf garaad .AAD BAA UGU FIICAN TAHEY GORFEYNTA IYO GARSOORIDDA WAXAANA HABOONEED IN XEER ILAALIYA QARANKA LAGUU MAGACAABO KOL HADAAD RUGCADAA GAAMUREY AADNA UGU XEEL DHEER DHULKA IYO DHAQANNADA GAAR AHAAN UMMADEEDA SOOMAALIYEED IYO GUUD AHAAN UMADAHA CAALAMKA WAAYO INTA AFAF AA TAQAANO AYAA U TARJUMMA DHAQAMMO. MAHAD SANID . KOLBAAN IS IRI QORAALKA WAABA CARAB-JALQIN .HA I DULMIN HANA DULMIN YAAN LAGU DULMIN DADKANA YAAN LA DULMIN .LOL

    ReplyDelete
  2. dhamaan waan salamayaa dadka arigtidooda dhiibanaya, iyo qoraaga dhanbaalka sxb yuusuf dhanbaalkaan waxaan malaynayaa inuu jawaab uyahay, qoraal ka horeyay sida aan ka dhan-dhansaday.
    sxb yuusuf waxaan ku oran lahaa cid-walba hadaad istiraahdo u jawaab dadka mawada qancin kartit, waxaaba laga yaabaa in kuwa farabadan ay ku qanacsan yihiin in yuusuf Garaad ay jawaab ka helaan.

    waxaan filayaa maanta somalia waxa meesha ay taalo dhiga waa qabiil iyo qabyaalad, rer-hebel hadaan nahay waa inaan dagaalano iyo aniga sidaan rabo halayeelo hadii kale wax soconaya malahan.
    waa layaab nin aadan aqoon inuu kugu maago maxaa reer hebal utahay isaga oo ka careysan mid-aadan garaneyn oo aadan waligaa arag inaad magaca qurah wadaagtaan.

    waxaan oran lahaa dadka somaliyed ee fakirkooda dhiibanaya walaalayaal aan xurmeyno dadka yaga qiimaha leh ee nooga beegmi kara wadamada kale kuwa udhashay oo noogu fanaan. waxaan ku habarayaa ninkii somali ah ee heer Qaran iyo mid-caalami ah gaaray wax ka sheega "SUULKII GORAYOO GAABTAY",

    ReplyDelete
  3. EEBOW WAA FADHI KU DIRIRKA SHEEKADOODA MA'AHAN IN AAD ADIGA SHAQSI AHAAN DEMBI GASHAY EE WAXAY U HADLAYAAN WAA QABIIL AHAAN ADNA SHEEKADAAS SHAQO IYO SHUQUL KUMA LIHID SI KASTA OO AAD UGU SHARAXDANA KAAMA QAADANAAYAAN MARKA HA U BIXIN KA SOCO

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waxaan bixinaa cayn kasta ah oo amaah @ 3%, siday u kala horreeyaan. codsan
      Hadda in ay ka jawaabaan.

      magacaaga:
      Country:
      qadar ah:
      muddo of time:
      Galmada:

      Haddii ay sidaas tahay, fadlan igala soo xidhiidh e-mail: westerrnunionagency1@outlook.com

      Salaan,
      Mr.Peter Johnson.

      Delete
  4. asc asxabay way ilahaboontahay inuu yusuf u jawaabo dhaliinta ama dadka garaadkooda ama garshadoo aysan ku filneen. laga yabo qeeb kamida inay gartan inay wax dulmiyeen ayagoo is lehaa rag iska dhici. waa hubaal in inta badan ay katahay iska hadal waxa ay shegayan ayagoon ogen waxa uu udhimi karo ama uu u soo kordhinkaro. somalidiina dhaqankaa xun ayay inta badan kasimanyihiin haday noqoto kuso somaliya jogo kuwa qurbaha joogo ama kuwa ku dhibatesan xeryaha qaxootiga ama xabsiyada dunida dacaladooda. ilaa hay xaqa hana wafajiyo quluubtenana ha isku keenfuro. dhalinta maanta waxay u bahantahay wacyigalin balaran oo dhankasto leh, hadad sheikh tahay ama amintahay ama afgabantahay xaaranta kadhowrsantahay qofaa kugu dulminayo rerka aad kaso jedo ama kugu fuquqayo. waxaba la ilaway in qof kasto qumanihiisa qoorta ugu jiro aduun iyo aqiroba. caqliga bulshadena wuxuu isugusoo aruuray dan gaar ahaaneed ama mida qabyalada. waa iga su aalle yaa arkay bulsho qabyalad darteed horumar ku gaartay ayadoon walalaheed ama dariskood horumar ama nolol larabin? yaase dhihi karo beel hebala kamacaashtay dhibkii wadanka soomaaray? waxan amin sanahay cidna, si caam ah ayay u samesay bulshada noocyadeda kala duwan dhankasta dunidana anaga ugu danbeso uguna liidano dhinackasto waana isla qabweynahay anagoo aminsan rer hebel intan amini laheen anagoo SOOMAALIWEYN ah. tan waxan ku weynayna masugeno nolol iyo horumar.

    ReplyDelete
  5. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com


    ReplyDelete
  6. Hello, waxaan Mrs.Morris, deyn amaah gaar ah WHO waxay siisaa waqti nolosha deyn fursad. Ma u baahan tahay amaah degdeg ah si deynta iska bixiyo ama aad u baahan tahay amaah ah in kor loo qaado ganacsigaaga? Waxaad la soo diiday bangiyada iyo hay'adaha kale ee dhaqaale? Ma u baahan tahay amaah xoojinta ama mortgage? raadinaya badan oo aan halkan waa in dhammaan dhibaatooyin dhaqaale oo aad wax la soo dhaafay Sababtoo ah. Waxaan amaahiyaan lacag shaqsiyaadka u baahan gargaar dhaqaale, in ay leeyihiin credit xun ama u baahan in lacag lagu bixiyo biilasha, si ay u maalgashadaan ganacsiga ee heer ah boqolkiiba 2%. Waxaan doonayaa in ay isticmaalaan arinkan in aan idinla socodsiiyo in aan bixino taageero ah oo lagu kalsoonaan karo oo faa'iideystaha oo diyaar u ah in ay bixiyaan amaah ah. Sidaas nala soo xiriir maanta via email ka: chloemorrisloan@gmail.com

    ReplyDelete
  7. Hello, Anigu waxaan ahay Mrs.Chloe, amaahiya gaar ah amaah ah oo ku siinaysaa waqti nolosha deyn fursad. Ma u baahan tahay amaah ah si deg deg ah ay iskaga bixiso deynta ama aad u baahan tahay amaah ah si kor loogu qaado ganacsigaaga? Waxaad la soo diiday bangiyada iyo hay'adaha kale ee dhaqaale? Ma u baahan tahay amaah xoojinta ama mortgage? raadinaya badan, sababtoo ah waxaan halkan si aad u dhan dhibaato dhaqaale oo aad wax la soo dhaafay. Waxaan amaahiyaan lacag shaqsiyaadka u baahan gargaar dhaqaale, in ay leeyihiin credit xun ama u baahan in lacag lagu bixiyo biilasha, si ay u maalgashadaan ganacsiga ee heer ah boqolkiiba 2%. Waxaan doonayaa in ay isticmaalaan arinkan in aan idinla socodsiiyo in aan bixino taageero ah oo lagu kalsoonaan karo oo faa'iideystaha oo diyaar u ah in ay bixiyaan amaah ah. Sidaas nala soo xiriir maanta by email ka: chloemorrisloan@gmail.com ama chloemorrisloanfirm@financier.com

    ReplyDelete
  8. Hello Haddii aad u baahan tahay si amaah ah si ay u xaliyaan dhibaatooyinka dhaqaale, fadlan nala soo xiriir on famousloans@hotmail.com

    ReplyDelete
  9. Hello Haddii aad u baahan tahay si amaah ah si ay u xaliyaan dhibaatooyinka dhaqaale aan bixino aynu amaah dulsaar aad u yar xiiso of 2%, fadlan nala soo xiriir on famousloans@hotmail.com

    ReplyDelete
  10. Waxaan bixinaa cayn kasta ah oo amaah @ 3%, siday u kala horreeyaan. codsan
    Hadda in ay ka jawaabaan.

    magacaaga:
    Country:
    qadar ah:
    muddo of time:
    Galmada:

    Haddii ay sidaas tahay, fadlan igala soo xidhiidh e-mail: westerrnunionagency1@outlook.com

    Salaan,
    Mr.Peter Johnson.

    ReplyDelete
  11. Waxaan bixinaa cayn kasta ah oo amaah @ 3%, siday u kala horreeyaan. codsan
    Hadda in ay ka jawaabaan.

    magacaaga:
    Country:
    qadar ah:
    muddo of time:
    Galmada:

    Haddii ay sidaas tahay, fadlan igala soo xidhiidh e-mail: westerrnunionagency1@outlook.com

    Salaan,
    Mr.Peter Johnson.

    ReplyDelete
  12. Waxaan bixinaa cayn kasta ah oo amaah @ 3%, siday u kala horreeyaan. codsan
    Hadda in ay ka jawaabaan.

    magacaaga:
    Country:
    qadar ah:
    muddo of time:
    Galmada:

    Haddii ay sidaas tahay, fadlan igala soo xidhiidh e-mail: westerrnunionagency1@outlook.com

    Salaan,
    Mr.Peter Johnson.

    ReplyDelete
  13. Waxaan bixinaa cayn kasta ah oo amaah @ 3%, siday u kala horreeyaan. codsan
    Hadda in ay ka jawaabaan.

    magacaaga:
    Country:
    qadar ah:
    muddo of time:
    Galmada:

    Haddii ay sidaas tahay, fadlan igala soo xidhiidh e-mail: westerrnunionagency1@outlook.com

    Salaan,
    Mr.Peter Johnson.

    ReplyDelete
  14. This comment has been removed by a blog administrator.

    ReplyDelete
  15. Hello Am Mrs, Morgan Debra Am amaahiye amaah sharci ah oo lagu kalsoonaan karo siin deyn
    on a eego cad oo la fahmi karo iyo xaaladda dulsaar 2%. Laga soo bilaabo
    $ 12000 in $ 7000000 USD, Euro Markaasuu oo ginni oo keliya. Waxaan bixin Business Deymaha,
    Daymaha shaqsiga, Amaahda Ardayda, Deyn gaariga iyo Deyn bixin biilasha. Haddii aad
    u baahan tahay si amaah ah waxa ay tahay inaad sameyso yahay, waayo, waxaad si toos ah ii soo xiriir
    at: morgandebra1986@gmail.com
    Ilaah ha idiin barakeeyo.
    Salaan,
    Mrs Debra Morgan
    Email: morgandebra1986@gmail.com


    Fiiro gaar ah: Dhamaan reply waa in la soo dir: morgandebra1986@gmail.com

    ReplyDelete
  16. Hello,

    Waxaan nahay Christian Organization sameeyay in lagu caawiyo dadka baahida caawisaa, sida help.So dhaqaale haddii aad ku dhaxjiraan dhibaato dhaqaale ama aad ku sugan tahay wax qasan dhaqaale, iyo inaad u baahan tahay lacag ay ku bilaabaan ganacsi kuu gaar ah, ama aad u baahan tahay si amaah ah degaan aad deynta ama bixinta biilasha, bilawdid ganacsi fiican, ama aad ay ku adkaatay in la helo si amaah ah caasimada ka bangiyada deegaanka, nala soo xiriir via email maanta mrsclarasmithloanfiirm@gmail.com u Kitaabku waxa uu leeyahay "" Luukos 11:10 Mid kasta oo kan weyddiista waa la siiyaa; kii doonaana waa helaa; iyo kii garaacana in, albaabka laga furi doonaa "Sidaas ha fursad kuwaas oo ay aad u gudbin, waayo, Ciise waa isku mid shalay iyo maanta iyo weligiiba dheeraad ah fadlan kuwan waxaa loogu talagalay halis ah maskax iyo Ilaaha Dadka ka baqaya.

    Your Name:
    GALMADA;
    DA'DA;
    Country
    Lacagta Daynta:
    Loan Duration:
    UJEEDO amaah;
    Dakhligaaga bishii,
    Valid Telefoonka Gacanta Number:

    Waad ku mahadsan tahay fahamkaaga la xidhiidh inay aad sida aan sugi

    Salaan
    Management
    E-mail: mrsclarasmithloanfiirm@gmail.com

    ReplyDelete
  17. dalbato amaah aan lacag ku wehlin (waxaan ku siin amaah ah oo aan lacag ku wehlin doona)
    Anigu waxaan ahay Mr John Pedro amaahiye amaah gaar ah, ayaad u baahan tahay si amaah ah deg-deg ah si ay u bilaabaan ganacsi kuu gaar ah ama bixin deymaha aad, waxaan ku siin amaah si degdeg ah oo masuul ka lacagta ugu hooseeya ee 2000 si ay lacagta ugu badan ee 50.000.000 in qayb ka mid ah erayga in lacagta wax aan lacag ku wehlin doona heerka ugu hooseeya ee 2% la muddadiisu waa 1 ilaa 20 sano, haddii aad rabto in aad ka amaahan amaah ah shirkad aan aad tahay si aad u buuxiso foomka amaahdaana hoose si aanu kuu sheegi karaan habka soo socda.
    si aad u dalbato amaah adigoo buuxinaya foomka codsiga hoose oo u soo dir email noo: johnpedroloans@hotmail.com

    Magaca buuxa ................................
    Gender..............................
    Xaaladda guur ...........................
    Age ...................................
    Cinwaanka .............................
    Phone ..............................
    Country .........................
    Qadar Loan ............................
    Duration ..............................
    Shaqada ..............................
    Dakhliga billaha ah...............................

    Email: johnpedroloans@hotmail.com
    Mr John Pedro
    CEO

    ReplyDelete
  18. Buen día a todos. Soy Johnson Cilva, un ciudadano de Georgia EE.UU., amaré a compartir este gran testimonio que tuvo lugar en mi vida para que todos lo sepan y ser partícipe de él que es por eso que siempre me pongo en respuesta, quiero dar las gracias ( Sr. Rathan Charod) por su amabilidad en mi familia. Apenas unos meses atrás, yo estaba en busca de un préstamo de $ 75,000.00 como me estaba quedando sin dinero para mi negocio y yo no podía pagar mis cuentas ya. Estaba estafado $ 8.500 y decidí no ser involucrar en tales negocios de nuevo nunca supe que un prestamista real como (Rathan Charod Company) todavía existe en Internet y en la tierra aquí. hasta que un amigo mío me presentó a (rathancharodloancompany@gmail.com) debido a mi apariencia y acciones. Al principio le dije que no estaba interesado en cualquier acuerdo de préstamo más entonces él me asegura que (Sr. Rathan Charod) es un auténtico prestamista, aunque yo nunca le creí, me hice una prueba y me alegro de haberlo hecho, me dieron un monto del préstamo de
    $ 75,000.00, por esta empresa (Rathan Charod Loan Company) gestionado por (Sr. Rathan Charod) Si usted está en necesidad de un auténtico, préstamo de fiar o cualquier tipo de asistencia financiera y puede ser confiable, de confianza y capaz de pagar en el
    a su debido tiempo de los fondos qwsue le recomendamos que contacte :( rathancharodloancompany@gmail.com) y no ser objeto de estafas en Internet. Todo gracias a Sr. Rathan Charod Loan Company para restaurar la vida a mi negocio

    Oferta de préstamo asequible Solicitar ahora

    ReplyDelete
  19. Ma u baahan tahay Loan? Ama ma waxaa laydinku diiday amaah ah oo ay bangi ama hay'ad maaliyadeed, waayo, mid ama ka badan sababo? Halkan waxaad ka yeelataan meel aad ugu habboon ee xal amaah aad! Judith Esteer Loan shirkad siin deyn in shirkadaha iyo shaqsiyaadka heerka korsaarka yar oo la awoodi karo oo ah 2%.
    Fadlan nala soo xiriir ah ee email: judithestherloanfirm@gmail.com
    Waad ku mahadsan tahay.

    ReplyDelete


  20. Hello dadka walba jecel yahay,,,
    Shirkadda amaah ah, adeeg amaah ah (adeeg shakhsiyeed oo dhan baahida dhaqaale) bixiyeyaasha adeegga yaga, oo waxay bixisaa heerka fasax Christmas amaah Loan xiiso waxaa 4%, waxaan ku siin daymaha shaqsiga iyo deymaha xoojinta deynta, caasimada u ganay, daymaha ganacsiga, deynta waxbarashada, Housing daymaha iyo amaahda ah ee wax baahida deg-deg ah sabab iyo !. Ma laguu diiday bangiga? Ma leedahay Credit xun? Ma leedahay biilasha aan la bixin? Ma tahay in deynta? Maxaa loo baahan yahay si loo bilaabo ganacsi? Ha welwelin ka badan sababtoo ah waxaan halkaan u joognaa in aad ka bixin-xiiso Low loan.EMAIL:(mariaomer@outlook.com).

    adeegga e-mail:
    (Mariaomer@outlook.com)
    Waa in la ixtiraamo
    Mrs Maria Omer

    ReplyDelete
  21. Hello Everyone,

    I am Mr Vicent Jessy a private loan lender,who give out loan in a very low interest rate of 3%.we give out all kind of loan like Educational loan, Business loan, home loan, Agricultural loan, Personal loan, auto loan and other good Reason, I also give out loans from the rang of $5,000USD- $100,000,000.00USD at a 3% interest rate. Duration of 1- 15 years depending on the amount you need as loan. Get back to us for more information via email: vicentjessy@gmail.com

    618-223-6800
    Remain Blessed,
    Vicent Jessy

    ReplyDelete
  22. Ma u baahan tahay Guarantee deg deg ah oo ku kalsoon tahay amaah Christmas? ama baahida dhaqaale ee aan bixino si amaah ah ugu dulsaarka 3%? nala soo xiriir haddii aad xiisaynayso la macluumaadka hoose leh

    Magacaaga:
    Lacagta loo baahan yahay:
    Duration:
    Lambarka taleefanka:
    Age:
    Jinsiga:
    Country:
    State:
    Reply in Email this: mariatheresaloanfirm@gmail.com

    Salaan
    Mrs Maria Theresa
    hadda na e-mail via: mariatheresaloanfirm@gmail.com

    ReplyDelete
  23. Ma u baahan tahay Guarantee deg deg ah oo ku kalsoon tahay amaah Christmas? ama baahida dhaqaale ee aan bixino si amaah ah ugu dulsaarka 3%? nala soo xiriir haddii aad xiisaynayso la macluumaadka hoose leh

    Magacaaga:
    Lacagta loo baahan yahay:
    Duration:
    Lambarka taleefanka:
    Age:
    Jinsiga:
    Country:
    State:
    Reply in Email this: deborahjonesloanfirm@gmail.com

    Salaan
    Mrs Deborah Jones
    hadda na e-mail via: deborahjonesloanfirm@gmail.com

    ReplyDelete
  24. Hello Tani waa Stewart Louis Maaliyadda. Waxaan halkaan u joognaa in miyir
    dadweynaha oo dhan oo ku saabsan xaqiiqada ah in aan waa mid ka mid ah ururka, kuwaas oo
    amaah in qaybaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadweynaha ee dhaqaalaha. Ma waxaad leedahay
    a muddo dheer ama si amaah ah muddo-gaaban loo baahan yahay? Individual qoyska,,
    ganacsi ama urur oo u baahan amaah ah si ay u xaliyaan dhibaatada dhaqaale waa in aad qaadato deyn aan bixin daynta ee dulsaarka ugu hooseeya ee 2%. waxa kale oo aad ka heli karto
    deyn degdeg ah in loo samayn karo saacado yar gudahood. Hadda nala soo xiriir via

    Email: stewartlouis001@hotmail.com

    ReplyDelete
  25. Hello Tani waa Stewart Louis Maaliyadda. Waxaan halkaan u joognaa in miyir
    dadweynaha oo dhan oo ku saabsan xaqiiqada ah in aan waa mid ka mid ah ururka, kuwaas oo
    amaah in qaybaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadweynaha ee dhaqaalaha. Ma waxaad leedahay
    a muddo dheer ama si amaah ah muddo-gaaban loo baahan yahay? Individual qoyska,,
    ganacsi ama urur oo u baahan amaah ah si ay u xaliyaan dhibaatada dhaqaale waa in aad qaadato deyn aan bixin daynta ee dulsaarka ugu hooseeya ee 2%. waxa kale oo aad ka heli karto
    deyn degdeg ah in loo samayn karo saacado yar gudahood. Hadda nala soo xiriir via

    Email: stewartlouis001@hotmail.com

    ReplyDelete
  26. Maalin wacan,
    Ma u baahan tahay oo amaah ah oo u dhexeeya shakhsiyaad si ay ula qabsadaan dhibaatooyin dhaqaale iyo ugu dambeyntii soo baxay ismariwaagii keena bangiyada u diidey ee ay baahida diiwaanka credit? Waxaan bixinaa amaah dhab ah laga bilaabo 1000 ilaa 100 million, ma damaanad bangiga iyo dulsaar ah la awoodi karo ee 2%. Waxaan kaa caawin karaa samaynta lacagta gaar ah amaah aad rabto. ii soo xiriir haddii aad xiisaynayso.
    EMAIL: mauricefinance@hotmail.com

    ReplyDelete
  27. * Ma u baahan tahay amaah degdeg ah?
    * Mothly bixinta bilaabi 8 bilood gudahood ka dib marka aad soo ururiyay amaahda on xisaabtaada bangiga.
    * Dulsaarka Low 2%
    * Bixinta muddo-dheer (1-30 sano) muddo.
    * Shuruudaha amaah debecsan iyo lacagta bil kasta.
    * Muddo intee le'eg bay qaadataa in lagu maalgeliyo? Ka dib markii codsiga amaah gudbisatay
    Waxaad filan kartaa jawaab horudhac ah in ka yar 24 saacadood, iyo ***.
    *** Maalgalinta 72-96 saacadood gudahood ka dib markii la helo xogta aan u baahanahay.
    ka aad hadda Nala soo xidhiidh
    Email: trustloan87@gmail.com


    Fiirsan BEST,
    Mr.Anthony Dave.
    Trust Loan Company
    Email trustloan87@gmail.com

    ReplyDelete
  28. Maalin wacan,
    Ma u baahan tahay oo amaah ah oo u dhexeeya shakhsiyaad si ay ula qabsadaan dhibaatooyin dhaqaale iyo ugu dambeyntii soo baxay ismariwaagii keena bangiyada u diidey ee ay baahida diiwaanka credit? Waxaan bixinaa amaah dhab ah laga bilaabo 1000 ilaa 100 million, ma damaanad bangiga iyo dulsaar ah la awoodi karo ee 2%. Waxaan kaa caawin karaa samaynta lacagta gaar ah amaah aad rabto. ii soo xiriir haddii aad xiisaynayso.
    EMAIL: mauricefinance@hotmail.com

    ReplyDelete
  29. Ma waxaad tahay qof u baahan in si amaah ah oo degdeg ah si ay u bixiso biilasha, ballaarinta ganacsiga, meydadka shirkadaha ama amaah shakhsi? Nala soo xidhiidh maanta si aad u hufan oo amaah kalsoon soomi maanta via email: elenanino07@gmail.com

    Salaan
    Mrs. Elena

    ReplyDelete
  30. Maalin wacan,

      Raadinta deyn degdeg ah? La xiriir UNICREDIT FAST LOAN hadda macaamilkaaga degdegga ah. Waa Aan Si sahal ah loona xaqiijin Karin.

    MACLUUMAADKA XIRIIRKA:

    EMAIL: unicreditfastloan@gmail.com

    TELEFOON: +17815611941

    WHATSAPP: +2348146606842

    Hantida dhaqaale ee aad ku kalsoon tahay.

    ReplyDelete
  31. Soy Richard William, vi comentarios de personas que ya obtuvieron su préstamo de un hombre temeroso de Dios llamado Gary Pery y luego decidí aplicar bajo sus recomendaciones y hace solo unas horas confirmé en mi propia cuenta bancaria personal un monto total que solicité. por. Esta es realmente una gran noticia y estoy aconsejando a todos los que necesitan un préstamo real que lo soliciten a través de su correo electrónico (gerred.breinloanlenderr@gmail.com). Estoy feliz ahora que obtuve el préstamo que solicité.

    ReplyDelete
  32. Maalgashiga Anderson Carl Asset Trade wuxuu ahaa sheygii ugu weynaa ee waligey igu dhacay, aad ayaan ugu mahadcelinayaa shaqadiisa wanaagsan ee maalgashadayaasha si uu noo siiyo fursad aan ku kasbano dakhli todobaadle ah iyada oo loo marayo madal Maalgalineed Waxaan maalgashaday $100 qiyaastii 7 maalmood ka hor helay $1,650.00 faa'iido hambalyo aniga sababtoo ah waan faraxsanahay oo waxaan gelinayaa wax badan ma dhihi karo wax yar oo ku saabsan madal this waxay ahaayeen kuwo aad u cajiib ah. Haddii aad rabto inaad bilowdo inaad faa'iido ka hesho maalgashiga bitcoin maanta Anderson Carl Asset Trade waa waxa kaliya ee aad u baahan tahay
    La xidhiidh
    iimayl: andersoncarlassettrade@gmail.com
    Whats-app: +1 (252)285-2093

    ReplyDelete