Total Pageviews

Friday, 17 March 2017

Ku Mahadsanid 3 Milyan oo Akhris

Saaxiibbadeey saxaafadda bulshada waxaan ugu mahadcelinayaa in ay in ka badan 3,000,000 (saddex milyan) oo jeer ay akhristeen qormooyinka blog-eyga. 


Waxaan u arkaa qaddarin iyo kalsooni.  Anigana waxay i saareysaa mas’uuliyad ay tahay in aan ku dadaalo in qoraalladeyda wax uun laga kororsado.

Guuleysta.