Total Pageviews

Sunday 13 September 2015

"Isu-gacan-qaad" ma aha "Is-gacan-qaad"

Saxaafadda qaar waxay qoreysaa Baarlamaanka Somaaliland oo la isku gacanqaaday.

Haddii la is-gacan-qaado macnaheedu waa in gacanta la isku salaamo ama la heshiiyo.

Haddii arrinta aad ula jeeddo in la is yeday ama yed la isku dhuftay waa la isu-gacan-qaaday ee la isma-gacan-qaadin.

6 comments:

  1. af somaliga waa micno badn yahay yusuf garaad hadl waa margookale hadba meel u jiidmo

    ReplyDelete
  2. Af siomaaligu waa margi iyey soomaalidu tidhaah ,marka nidaam isku dheelitiran o ku salaysan afka soomaliga qaladaadku waa jiridoona

    ReplyDelete
  3. Yusuf mahadsanid, waana sax intaas hore sida aad u dhigtay macno ahaan "Isu-gacan-qaad" ma aha "Is-gacan-qaad".
    Laakiin, sharaxaadda waxaad moodaa in aanu macnuhu is diideyn hadii sidan aad u dhigtay loo baahiyay. ‘la isku gacanqaaday.’ ‘la isu-gacan-qaaday’

    ReplyDelete
  4. Yusuf garaad micno ma sameynayso in erayo aad falan qaysid muhiimadu waaye in laga hadalo wax sababy in la iska gacan daaro

    ReplyDelete
  5. Waa rutaa. Lakin dabecada asaligeena (in la,is dilo) yaa fasirkas qabta oo qiimo nooma laha grammar xarfaha

    ReplyDelete
  6. I am Hwa Jurong, a Private Money Lender do you need a loan to start up business or to pay your bills and a corporate financial for real estate and any kinds of business financing. I also offer Loans to individuals,Firms and corporate bodies at 2% interest rate. I give out loan to serious minded people that are interested of loan if interested contact this email: hwajurong382@yahoo.com or hwajurong12@gmail.com

    ReplyDelete