Total Pageviews

Thursday 21 April 2016

Milyan Akhris

Saaxiibbadeyda Saxaafadda Bulshada, oo aad adigu ka mid tahay, ayaan uga mahadcelinayay in ay milyan jeer akhristeen qormooyinkeyga Bloggan.

Isla markaasna waxaan weydiistay in ay ila wadaagaan aragtidooda ku wajahan qormooyinkeyga.

Waan ka mahadcelinayaa talooyinka wax ku oolka ah ee aad ila wadaagteen. Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa Baraha Internetka ee sii faafiya qormooyinkeyga.

Qaar ka mid ah talooyinka la i siiyay iyo aragtida la ila wadaagay ayaan halkaan ku soo minguuriyay:

Aynashe Said Musse Yusuf Garaad saxiib wan kagaa mahadcelinayaa qormooyinka laakin, sidde macquul ku noqoonasa hal shililin ma igaa soogalo bloogaga maxad wax ku qoorta marka ad fikir latimaddo, anno og inaa tahaay Diplomancy cawa haddana waa in ay jirta fa'iido ku gaara oo ad kagga xisabtamasoo blogaga milyankan Qof ee Milicsanasa.
LikeReply6 hrs
Yusuf Garaad Faa'iidadeydu waa in muwaaddin Soomaaliyeed aan wax u kordhiyo, ka kororsado ama ay iyagu dhexdooda aragti isku weydaarsadaan barteyda.
LikeReply6 hrs
Aynashe Said Musse Yusuf Garaad anno ixtiramaya soddintada ayadda oo jirta taas ayaa hadana waxaa jirah wax kawayn taas oo adiga ku gaara hadi fikirkas uu iga dagaayn, maxaad igu qancinkarta?
LikeReply6 hrs
Shakir Essa · 21 mutual friends
Aynashe Said Musse indha adayga iska daa waxan aad ka hadlaysaa waa addka yar ee dadku websiteyadooda ku lifaaqaan oo qofka click dhahaaba waxay ku leeyihiin 0.02 cent
Hadii uu advertising yahayna waxay ku xiran tahay heshiiska
LikeReply5 hrsEdited
Yusuf Garaad Khasab ma ahan in aad qanacdo, laakiin waxaa kugu filan in aad fahamto sida Onilne lacag looga sameeyo. Xayaysiin ayaa looga sameeyaa. Bloggeyga miyaad ku aragtay xayaysiin? Waa maya. Markaa yaa lacagta igu siinaya qoraalkeyga? Marka aad akhrineyso miyaan kaa ibsadaa? Waa maya. Xayaysiin ma laha, lacagna laguma akhristo. Marka sideed is leedahay in aan lacag uga sameeyo?
LikeReply76 hrsEdited
Shakir Essa · 21 mutual friends
Yusuf Garaad dadkeena dhibaata haysataa waa taas wax aanay aqoon ulahayn ayay rabaan inay ka waramaan
LikeReply6 hrs
Aynashe Said Musse Yusuf Garaad wax waan aminikara anigu, waxad sheegtay oo dhana waa ruun laakin Only wankaga mahadceelinaya qormoyinkaan waxaan ka ahay blooga Mumber aniga ahaan, Aynashe Waxaan kugu daarsannayo, ayaa ah inaa noosiwaddo qoralada iyo dedaalkaga dheer fadlan saaxib hanaga daalin, xata hadi ad Madaxeayne ad noo noqootoo nala waddag Qormooyinka Mahadsanid.
LikeReply15 hrs
Gedi Mataan Umadda uso gudbi qoraal aan eex iyo deegan kala jecleysi lahyn Yusuf Garaad runta waa qaraar hadey daacad ka tahay qiimeynta nafta adanaha waxad ka damqan lahyd dadki shabelaha hose inta la laayay misana la gubay..week gudahiisa laba qoral ayaad Galgadud ka sameyaay cidkasto waa ay ogtahay
LikeReply5 hrs
Yusuf Garaad

Write a reply...
Shador Haji Sxb Yusuf Garaad anguna aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelineynaa sida aad wax noo barto, noo wargeliso iyo sida suuban ee aad innoo ku hagto dariiqa toosan... You are my mentor sxb.
UnlikeReply15 hrsEdited
Mahad Hassan Shaqo wanaagsan Halkaa ka sii wad War helaa tallo hela.
Mahadsanid Ustaad Yusuf

UnlikeReply16 hrs
Abdihakim Nasir 1000 mar ka badan aniga aqriyayey
UnlikeReply26 hrs
Maxamed Xaaji Talada qura ee aan dhiibayo waxay tahay: "Weligaa qoraalkaaga haka dhigin mid aad qof ku qancineyso" micnaha kama wado dadka ku xadgudub lkn waxaan ula jeedaa runta haka xarragoonin xitaa haddeey xaraar tahay. Call spade a spade that must be ur philosophy and care less who gets offended.
LikeReply126 hrsEdited
Dualeh Jama · Friends with Faisal Roble and 15 others
Muhiimadu waa in sida aad u fikireyso ama halka aad wax ka aragto uu ka arko laakin taas ma suuro galeyso
LikeReply5 hrsEdited
Yusuf Garaad

Write a reply...
Ahmed Idaawaqaca Wax badan ayaa laga faa'iidaa DR Yusuf Garaad waa ku faraxnaa qormiiyinkaaga waana ku faana jir oo jooga aduun iyo akhiro fiican alaha ku siiyo
LikeReply26 hrs
Abdi Aziz Bandirad Qoraalada xasaasigaa ee inta badan daaha dabadiisa ah ayaa akhriska blog-ga kobcin kara, sidoo kale aragtiyaha da'yarta iyo maan kordhaya wax ku kordhinaya ayaa iyana xiiso dheeriya sii leh. Waxaad tahay xidig qalinkiisa iyo maskaxdiisa lagu kalsoonyah...See more
LikeReply1 hrEdited
Mohamed Hussein Ac
Salaan kadib sxb Aad baan uga helaa qoraalkaaga. Waxaana aaminsanahay in aad marto hanaanka kala duwan ee fikir loo qoro. Afka-hooyo ee aad wax ku qoreysidna faaiido badan baa muwaadinka iyo dalkaba ugu jira.
Laakiin Hal mid ayaan is leeyahay qoraa...See more

LikeReply4 hrs
Omar Abraar Hambalyo Yusuf Garaad. Halkaada ka wad hawsha . Ma arag qof aqoon leh oo sidaan ugu dhex jira bulshadiisa, U soo bandhiga hadba mowduucyo u baahan in la falanqeeyo si dhab ah , tifaf tiran , qof walbaa uu fahmi karo, xanaf laheyn , cidna u xaglineyn. Faalo ku dhsian falanqayn , feker isdhaafsi, wax kala korshisasho aqoon & caqli ku dhisan. Mahadsanid MudaneYusuf Garaad
LikeReply4 hrs
Aden Adde Ahmed Hirad Yusuf Garaad waxaa tahay macalin ardayda kufahansin kara luuqada kala duwan. Waxaadna wax kusoobaratay canshuurtii dalka miyeysan Habooneyn si aqoontada looga faaideysto inaadan social media ku ekaan ood Academiyada kubiirto?
LikeReply26 mins
Cabdalla Buraale Waan kuu hanbalyeynayaa in heerkaas ay gaaraan qormooyinkaaga, waxaan ku darsan lahaa in siminaaro free ah
( workshops) aad siiso dhalinta wariyayaasha ah ee soo hanaqaadaya oo aananba garaneyn waxa uroon iyaga naftooda & dalkooda.

LikeReply5 hrs
Abdinoor Mohmoud Yusuf Garaad
Saaxiibow anigu mid waan kugu Jeclahay oo waxaad Adeegsaaa oo Wax ku soo Qortaa LUQADDA AFKA Soomaaliga taas oo MACNO ahaan Ka dhigan Dadkaygaan la hadlayaa....See more

LikeReply5 hrs
Abdilahi Khalif Omer Maashalh well done! Waxaad soo raacisaa links ka markaad ka sheekaynayso wax hore u dhacay oo kale sida websiteska wararka ay sameyaan waayo qof baa jira aan la socon warkaa hore ,ugama jeedo kalsooni darro lakin waa sida qofka lagu xasuusiyo wixii dhacay dhawaan marba hadii netka ay ku jiraaan i hope inaad fahantay . #YusufGaraad
LikeReply6 hrs
Mohamed Gurey Mowduucyada ugu aqris ka badan wax wanaagsan baad ka hadashee noocaas badi qoraalkooda
LikeReply6 hrs
Farhan Mohamed Ali Qormooyinkada wa kuwa aan wax badan ka faaiido mahadsanid
LikeReply6 hrs
Adoonkii Alle Adaa mudan sxb
LikeReply6 hrs
Ahmed Eliye Yusuf Mahadsanid Ogow In Aad Wax Uun Aqoon Ah Sokordhisay
LikeReply6 hrs
Abdisalan Barkhadle Good Job.
LikeReply5 hrs
Abdirahman Ali Waxaaan kula talinayaa lacagta ka so gashay inaad ku tabarcdiid.
LikeReply6 hrs
Yusuf Garaad Abdurahman, hal shilin igama soo gelin.
LikeReply26 hrs
Abdirahman Ali Waan gartaaay LAKIIN, blogs lacag ayee bixiyaan ; waaan ku hambalynayaaa numbarkaas.
LikeReply6 hrs
Zachy Ismael · Friends with Hassan DaOne and 145 others
Yusuf Garaad Dad Badan Aan arkaa O kuwaydiye lacagta Bloga,

Akhyareey Baloga Lacag ta laga sameyo ma ahan mid iska ka so galayso madama Traffic ga Blog gaaga uubatay ee Wa in aad samayso Xayasiimo Market advertising sida ...See more
LikeReply1 hr
Yusuf Garaad
Write a reply...
Axmed Mudug Yuusuf garadow sxb dhamaan qoralada aad dabacda ama aad qorta waa qoraalo ay kamuuqato aqoon iyo wax garadnimo dhex dhexadnimo. Waxan kamid ahay dadka xisaya qoraladada waayo waa qoraalo si hufan aad usoo ban dhigto kana fog cadifad qabyalad sxbow halk...See more
UnlikeReply46 hrs
Faadil Faadil Mahmud · 3 mutual friends
Waxa ka mid ah macaa miisha page kaaga yusuf. Qormooyinka aan aadka u aqristay wxaa ka mid ah.ganacsatada saqda dhexe habenkii lagu arko guryaha madaxda sare .sidee loo yeeshaa magaalo? Iyo qaar kala oo badan.
UnlikeReply16 hrs
Abdikasim Moalim · Friends with Daud Aweis and 236 others
Yusuf anigu talao weynbaan kuu hayaa, lkn haddaad iga oggolaato si gaar ah baan Kuala soo xiriirayaa.
UnlikeReply15 hrs
Abdishakur Abdi · 33 mutual friends
Dadka kaafikir duwan waaladirirtaaa oo aan waxaa jeceshahay qorin dictatoriyada iskadaa waatalo
UnlikeReply26 hrs
Yusuf Garaad

Write a reply...
Zaki Yusuf · Friends with Cali Yare Cali and 32 others
Mahadsanid Yusuf, shaqo adag ayaad heysaa jawaabaha qallafsan ee qaar kamid ah aqristayaasha sida aad dulqaadka ugu muujiso waa arin ku dayasho mudan, waxan kugula talin lahaa marmar hadii aad wakhti heleyso waxaad noosoo kordhisaa barnaamij Su'aalo si...See more
LikeReply14 hrsEdited
Ahmed Gure · Friends with Thabit Ab and 90 others
Yusuf Garaad aad baan kaaga mahadcelinayaa, sida xirfada ku dheehantahay oo xanaftana aad uga dhowrto qormadaada.

Waxaa sii dheer Af-soomaali xalaal ah oo adeegsigiisana aad ku macaansaneyso kolkaad aqrineyso, iyo adigoo xirfadaada qoraalka aad uwanaa...See more
LikeReply3 hrs
Mohamed Abdullahi · 29 mutual friends
Mar waxaa jirtay aad ku sheegtay adigoo ku sugan magaalada Hargeysa in aad k\u sheegtay in wada hadalo ay u dhaceeyaan Jamhuriyada Somalia iyo Jamhuriyada Somalialand . Iska ilaali in aad ku sheegto Gobolada Waqooyi ee Somalia '' Jamhuriyada Madaxa B...See more
LikeReply13 hrsEdited
Ahmed Mohamed Muse · 13 mutual friends
Waad ku majadsantahay qormooyinkaada qiimaha badan oo cilmiga ku saleysan meeshaadana ka sii wad, waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo gudbisid siraha daaha nooga aadanyahay sidii aan dad badan oo aniga ku jiro uga faa'iideestay qoraalo badan qoraalada...See more
LikeReply1 hrEdited
Yuusuf Daahir Muusa · 4 mutual friends
Somalidi lacag ayaa hor carartay waa tan sabatay inaay ugu dhamadaan badaha adeer walaalkeen Yusuf garaad isago ku faraxsan tirida halka milyan ah ee Somaliya ee wax akhrisa ayuu jclaystay inu u mahad noqo idinkuna lacagtan aad haligaysaan lafihiina ayaad lasoo boodaysaan
LikeReply1 hr
Ibrahim Sheikh · Friends with Faisal Roble and 10 others
Asc, USTAAD Yusuf Garaad, kaftan heyga ahaatee hadday jirto ka mid ahaanshaha wadahadalka somalia & somaliland, dad waxay leeyihiin Yusuf Garaad wuu u dabacsanyahay somaliland weyna jecelyihiin, maxay dabacsanaantaas hadday jirto, adoo mahadsan, igamana aha xumaan. mahadsanid
LikeReply6 hrs
Mohamed Ayanle · 2 mutual friends
ku dedaal dhexdhexaadnimada kana fogow caadifada.qoraaladaada waan jeclahay waayo waxay ku saleysanyihiin aqoon aad baratay iyo skill aad u leedahay xaga written ka ama qoraalka kaas oo macno iyo dhadhan usameeya waxaad nosoo gudbinayso.guul wacan.
LikeReply6 hrs
Osman Mohamed Aden · 67 mutual friends
Yusuf Blogaada in uu intaas gaaro, aqriskiisa waxa u sababa qoraalkaada.
Talada wado
In qormooyibkaadu u bataan dhanka nabada,hormarka dalka iyo waxaad u soo jogtay oo qibrada. ...See more
LikeReply6 hrs
Cabdiraxmaan Cali Waxàa iga tallo ah inaad isku daydid inàad xooga saarto isu soo dhawaynta bullshada soomalliyeed inay noqoto qoraalaadaadu kuwa ifinaya waxa daahsoon si iyada oo aanàd katagaynin inàad u dhigto si constructive kana dheerato criticism ah maaaddaama xaaladaada sommaliya tahay nugul fragile
LikeReply1 hr
Liban Ali Khayre · 9 mutual friends
Yuusuf Aad ayaan ugu faraxsanahay in dad badan oo aan ka mid ahay xiiseeyaan qoraaladaada. Waxaan jeclaan lahaa inaad kuu soo kordhiso xog-uruurin (polls)maadaama dadbadan kugu xiranyihiin.
LikeReply6 hrs
Raaxeeye Abdi Mohamud · 14 mutual friends
Yusuf garad aniga inta arkay lifaaqa aad soo galiso. Melaha bulshadu iskaga war qaadato. Mana dhafin wali aniga oo aanan aqrin. Sababtuna. Waxay tahay laba dhinac mar Waa aniga oo wax Ka barta Sida qoralkaya loo qurxiyo. Ama hadalka loo dayactiro marna Waa qoralada cilmiyaysan oon waxka barto. Marka waxaan anigu oran lahaa arday. Ayaan nahay ee noo Sii badi mesha aan wax Ku fahmi karno mahadsanid
LikeReply6 hrs
Eng Ahmed Burale · 7 mutual friends
Mudane waxaaad ku jirtaa dadaaal waxaaa aad ii sooo jiiitay qormooyink aaad badanaaa kusoo bandhigto waxaaba jira lkn aan lagu baraarugsanayn sida kuwa aad dhalinta wadaniyada ku barayso waxaaan so xasuustaaa qormo aad kaga hadlaysay shanta soomaaliya sxb horey nooogu wad
LikeReply5 hrs
Faras Olaad · Friends with Yasir Baffo and 4 others
Aqriska qoraalada lagu qoray afka Soomaaliga qaasatn kuwooda dhaadheer kama helo oo madhameestiro markaan aqrintooda inta hore bilaabo,LAAKIINSE runtii qoraalada uu qoro Yusuf Garaad waan dhameestiraa maxaa yeelay waxeey leeyihiin dhadhan isoo jiita .Hadalkiisa waa koobanyahay nuxurka sheeyga ayuu kahadlaa asagoo sheekada meelo dhaadheer aan usoo marin.Ilaahooow cilmiga iyo cimriga kuu ziyaadi.
LikeReply5 hrs
Inj Fuad Hason · 32 mutual friends
#U-Fiirsasho:

Tani waxa eey caddeynee in qoraalada aad qorto keeni karaan isbadal, Waxa aan kugula talin lahaay qodobadaan soo socdo:...See more
LikeReply3 hrs
Love Yare Hanad · 4 mutual friends
laakin koonfur iyo gobolada dhexe kaliya ayaad ka faaloota aaway waqooyi galbeed iyo waqooyi beri xarunta ilbaxnimada bbc sidaa xitaaa adaa ka dhigay iney muqdisho bes ka sheekeyso 60boqilkiiba marka sawir naga sii beelaha waqooyi beri iyo waqooyi galb...See more
LikeReply5 hrs
Gedi Mataan Wadani iska yeelka intaad naga dhaafto waa adigi week gudahiisa laba qoraal ka badan ka sameyn jiray galgadud ee maxad dadka masaiinta ah ee la layaya misana la gubay uga hadli weysay mise dhibka reer tolka aa geysty inaad faafiso ayaad dide runta waa qaraar Yusuf Garaad
LikeReply16 hrs
Mohamed Caga Cade · 2 mutual friends
Weligaa ha xanaaqin hadiii wax dhaliila aad aragto oo lagu soo qoro. Jawaab wacan oo qancisa bixi Garaad. Waxaan Mar Mar dareemey yara xanaaq jawaabo hore aad ka jawaabtey.
LikeReply6 hrsEdited
Abdinasir Gedi · 25 mutual friends
waa wax lagu farxo mudane waxan filaa dad badan ayaa sameyn ku yeelatay marka eray bixin aad sameysay aad ayaa loo isticmalaa marka meesha ka sii wad arimaha bulshada oo muhiimkana wax ka soo qor mahadsanid
LikeReply6 hrs
Hanad Muuse · Friends with Micraaj Ali
Dr. Kaa yuusuf laguugu yeedhayaa makii reer xamarka ee meelwalba la dhigi jiraybaa mise waad gaadhay oo PHD baad diyaarisay, kolay intaan kaa maqlay caafimaad maad barane.
Mahadsanid
LikeReply15 hrs
Rage Waayeel Abdikadir · 50 mutual friends
Eray-bixin iyo aragti -iftiimin. Noogu badi si aan afka iyo aragtidaba uga kaashano! !!
Ha moogaan xigashada xikmadaha qalaad, si aan teena u qiimeeno! !!
LikeReply6 hrs
Shubble Yare Mohamed · 2 mutual friends
Marka hore ASC walaakey Yuusuf ! Marka xigta waad kumahadsantahay inaad nasooxasuusato.Taladeyda waxey tahay inaad kahadashid maxaa ummada udan ah.Dadka qaarkii mafahamsana Erayada ama maah maahyada ay horay utiriyeen qoraayadii hore sida Nicole Machia...See more
LikeReply4 hrs
Abdirahim Aaden · Friends with Saciid Adan and 1 other
Maasha allah. Adaa mudan. Waana kaaga mahad celineenaa, sidaa marwaba nooga dhisto maskaxda iyo qoraaladaada xiisaha badan. Thanks
LikeReply6 hrs
Calishire A Mahamed · 48 mutual friends
Mahadsanid Yusuf Garaad aadban u fiicnaan laheed haddii Qor mooyinkaga aad ku dari laheed Lahjada MAY MAY Sida kale Qoraalkaga waa dhex dhexaad iyo isku dheeli tir wanagsan wax baddan waan kaa faaiidnay
LikeReply16 hrs
Xiirsi Gaane · 2 mutual friends
yusuf garad waxad ku ficantahay qabyaladaan kugu xidaysan waali waliga somaliland haa odhan is Mamul goboled hadatudhahdid bage kagan waa nu ka baxayna
LikeReply26 hrs
Bare Fiiq · Friends with Mohamed Somali and 1 other
Yussuf garaad waa nin aan ciidna uu hiilinin ciidna mucaarad ku ahayn

Waxaad soo qoorta waa wax qiimo leh iyo xiikmad ku duugantahay
LikeReply16 hrs
Gedi Mataan Beenta dhaan dadki shalay inta la laayay la gubay ayu ka hadli lahaay cidna uma hiliyo ha dhihin xumantas mid la mid ah somalia waliged kama dhicin adeer
LikeReply6 hrs
Yusuf Garaad

Write a reply...
Muha Ali · 4 mutual friends
“Nin rag ahi waxa uu ku hoos jiraa carrabkiisa, waxaadna garataa marka uu hadlo.”
Yusuf Garaad sidaas ku dhihi lahaa walal
LikeReply16 hrs
Bashir Abiib · 9 mutual friends
yusuf garaad taasi waxay ku tusinaysaa in ay soonaalidu wax akhriso maadaama qormooyinkaagu u badanyihiin soomaali halka dadka qaarna inagu maagaan ama dacaqyadeeyaan waa umad akhriskoodu yaryahay
LikeReply1 hr
Ismail Farah · 16 mutual friends
Su'aal faaiido dunawi ah makuugu jirtaa kolay diinta maba ku arkin adoo kaga hadlayee hadayna idhaafin hana iga xumaan Yusuf Garaad
LikeReply1 hrEdited
Jawahir Ahmed · 19 mutual friends
Taladeyda waxaan ku dhihi laha Ina soo ogaato isku si ma u fahansanahey magaca qaran waxuu nagala maqanyahey oo faaidadiisu noo ahaan laheyd
LikeReply5 hrs
Fardows Yusuf Liibaan · 3 mutual friends
Waxaad soo galiso kuli waa aqriyaa. Wax dhib ah kuma arag. Ma hadsanid Yusuf.
LikeReply6 hrs
Abuu Samiir Khalid · Friends with IKky Ali and 7 others
Waxan kula talin laha sida wanagsan oo aad.wax u qortit inaa si badisit waan ku xiranahay bogaga waligane dacad ahaaw waad guleysaneysa umadane wee ku jeclaneysaa thnks yusuf garaad
LikeReply6 hrs
Cabdulxakiim Cali Xuseen · 12 mutual friends
talo ayaan wataa somalia iyo somaliland laba dal ma ahan waxa aad soo qoreysana waa documents ee taariikhda haku xusto
LikeReply3 hrs
Cabdiqani Ganaariyo · Friends with Eng Ali Somaliland
YUUSUF garaad halkaa nooga sii wad oo weliba bal nala wadaag sidan maanta somaliya tahay sidii aynu fikir saliim ah oo horumar ku dheehan yahay aynu si wada jir ah u keeni laheyn si umada somaliyeed ay faqriga & colaadaha uga baxaan una fahmaan iney leeyihiin wadan kheyraadku ceegaago lkn loo baahan yahay sidii loo fahmi lahaa
Mahad sanid
LikeReply5 hrs
Mahat Hussein Halkaas million illaahey lacag pound ah Allaha kaaga dhigo oo aadan ku fitnoobin
LikeReply5 hrs
Adawe M Somalinhó · Friends with Sadaq Said Turcaaye
Sababtoo ah waxaad kusoo qortaa waxyaabo aad u muhiim ah Mudane Yusuf Garad mahadsanid#
LikeReply7 hrs
Saxardiid Xaashi Ardaale · 3 mutual friends
Waad mahadsantahay Yuusuf Garaad Cumar sida wanaagsan ee eexda ka fog ee aad noogo soo gudbiso faalooyinkaaga ,waxanse kugu dari lahaa inaad waxka qorto Suxufiga ku xidhan Boorama ee loo haysto ra'yi ururin uu dadka ka qaaday oo ahayd s'uaal uu weydii...See more
LikeReply1 hr
Ismail Mohamed Ibraahim Anigu waan xiiseeyaa qormooyinkaaga sifiicana waan ula socdaa
Lknse waxaan aad u jecelahay bal in aad noo kordhisid taariikhda inkastood wax badan aad xo'ogaal u ahayd burburkii soomaaliya iyo dhibkii dhacay
Waaad mahadsantahay yusuf garad

LikeReply6 hrs
Abdisalan Yusuf Sheikh · Friends with Abdi Macalin
Aad baad umahadsnthy mudane sida qiimaha badn aad xaalad waliba oo dalka kajirta aad inoola socodsiisid aniga waxn talo ahn so jeedin lahaa inaad page caadi ah ycni website ciwn ah oo loogu hagago xogta kol walbo inaad xogta ku qorto si toos ah looso xigto hadhow
Aaf bn kuugu mahadcelinayaa mar labaad
LikeReply6 hrs
Shinow Ugas Ali yussuf Garad sxb waad mahadsantahay qormoyinka aad soo post gareyneyso oo aaf uga hadleyso arimaha somalia lkn iyado sas tahay aya wili waxan kacarkoya dhalilo badan waxn kudhixi laha iska sax qaladadkas aad galeysid
LikeReply5 hrs
Mustaf Mallaay · 7 mutual friends
Yusuf Waxaa kugula talin lahaa in aad marmar noosoo gudbiso waxyaabihi kugu yaab badnaa arimaha somaliya aad Ku aragtrey fi looga faaiideesto
LikeReply6 hrs
Mahad Cadow · Friends with Faisal Roble and 72 others
Mahadsanid Yusuf Garaad anigoo ah akhriste ku taxan waajibna iskaga dhigay inanan dhaafin qoraal aad soo dhigtay waxan aad kugu bogaadinayaa inad sii wadid soo gusbin arimaha markaas taagan waxana oran karaa waxay akhristayaashu u kordheen waxaa ka mid...See more
LikeReply3 hrs
Hussein Wardere Yusuf garaadow waxaan maqley inuu guurguurte kuu doortey adigoo magaca soomaliya ku socdo in aad Shir la galeysaan maamulka waqooyi EE la magacbaxey eberland waxaa iga su aal ah maxey ku dhacdey shirkaas soo socda inaanba lagala tashan amaba Laguna Dar...See more
LikeReply4 hrs
Nuura Macaalin · 4 mutual friends
Yuusuf garaad Cumar inshalh ilahey cimri dher iyo cafimad alha kusiyo inshalh waxa kun jeer kugu hanbalyeynayaa maskxdoda caqligaga aragtida fogleh alha ku barakeyo inshalh waxan kaa codsanayaa inta aad noloshay ku badbadi umada aad kasojedo ee somaliyed qarankoda mugdiga galay u qaado wadan dheer ceelka ay ku dhacday igana soo badbadi aqonta iyo cilmiga alla kasiiyey mahadsanid
LikeReply6 hrs
Xali Jamaal · 24 mutual friends
aad iyo aad ayaan u jeclahay qormooyinkaaga waayo aad ayey uga hadlaan waciga jira waxaanse jeclaan lahaa inaad ka hadasho sida ugu fiican oy dadku isku fahmi lahaayeen xaga isusoo dhawaansha bulshada soomaaliyeed ood moodo inay sii kala yaacayaan .mahadsani yuusuf halaas iyo in ka bedelan ku wad sheekada
LikeReply6 hrs
Abdulhi Adan · Friends with Jibril Mohamed and 11 others
Yusuf Garaad aad baan u jeclahay qoraalkada marbaan is iraahda, sida "Yusuf Garaad" goormad u baran doonta eray bixinta afka soomaliga, kuma amanayo lakinse xiligan la joogo uma maleeynayo shaqsi kugu gaaro qoraal afka soomaliga ah in uu jiro,
LikeReply6 hrs
Mohamed Warsame Mohamed · 2 mutual friends
Adiga garaadkaagu ku siiyay inaad ubaxa somaliyed usoo bandhigtid sheekada qabyaalada ah ee somalia iyo somaliland
Wallee Inaad inaad maangaab tahay
LikeReply6 hrs
Ibrahim Hashi Ahmed · 11 mutual friends
Yussuf garaadow blogaaga xayeysiin malahee see cml?
Lacag baad ku dhufsan lahayn ama aniga aan webkaga Adsense code ku xayeysiisto qoraalada aad soo galiso
LikeReply6 hrs
Adam Mohamud Barre · 4 mutual friends
Mr Yusuf Garaad cumar waxan kugu biirin lahaa madaama uu Peejkaga caan yahay inaad qoraala Diinihi kusoo kurdhiso qoraaladaada Mahadsanid
LikeReply5 hrs
Nimco Faarax Ifiiye · 22 mutual friends
Mashaa alhaa aad baan kaga mahdcelina qormada wangsan oo nosoo gudbineyso huno
LikeReply5 hrs
Eliso Barre · Friends with Burhaan Aadan and 4 others
Asc walale Y uusuf garaad anigu cidina kulamajiro tartan wajina goni uugamarabo xiriirna kamarabo interned waa firii qoralkuna dadka aad iskuluqada tihiin waa wanagasantahay in figradaha la iswedarsado ama la akharisto waa waxkafa idee si dadka Al...See more
LikeReply6 hrs
Ahmed Salah · Friends with Cabdinuur Maxamed Axmed
Ad iyo ad umahadsan tahay yusuf garaad cumar runtii waxn dhihila qodkii fursad uhayo qoraladada hakeydiyo waxa kujira wax badan oo anficira jilalka danbe waliba waxan maleyna ineyjiran ama aheyso wax intaska badan oo sira sababto ah mar waxa tahay wariye marna waxa tahay siyaasi rugcadaa ah mhsnid
LikeReply2 hrs
Khalil Ibrahim · 7 mutual friends
Yusuf garadow aad baan kuugu hambalyeynayaa magaaladaa,waxaana kaa codsanlahaa inaad wax ka tiraahdo dagalkaan foosha xun oo mudada ka socday Gobalka Shabeelaha Hoose .
LikeReply5 hrsEdited
Mahad Yassin Toor · 11 mutual friends
Horta reer koonfuraadka ama reer somalia yusuf garad waa ninka ugu caqliga badan marka laga reebo inu malin dhowayd taageeray dad cadalad darada ku socde muqdisho leh dadkay ka dhaxaysa intay koodii gooni uu qaateen
Inta marka laga saaro waa nin culus oo geesiya oo hadal yaqaana
LikeReply6 hrs
Cabdifitaax Cabddi Dhaadeey · 14 mutual friends
Wax kale oo Ka wanaagsan umada soomaaliyeed u qabo- Facebook baa intaas iga akhrisay halasoo shir tagine.
LikeReply4 hrs
Said Abdirahman · Friends with Ãbdî Häśšäñ and 1 other
Sxb waxad leedahay aqoon saxaafaded sxbada saxaafada ku cusub ee wararka dhinac taageersan inta badan bulshada usoo gudbiya mxd kula talin lahayd? Ta kle sxb maxaa sababa in aqoonyahanada soomaalidu aqoontii ay baranayeen sanado badan aanay sidii ay ahayd ugu shaqayn?
LikeReply6 hrs
Momo Abdirahman Ilaa inta aad bilowdey Bartaada miyaa mise waa isla sanadkaan dhaxdiisa tiradaas?

Si kastaba howl wanaagsan ku rajaynayaa saaxiib!!

LikeReply6 hrs
Rahmo Sheikh · Friends with Mahamed Ahmed Fiyaad
Saas noguwad waxbaden ayaan kafaidney iyo xarfobaden ooo anan micnahoda aqoonin sida xarafka ( Maldaho)...
Aad ayad umahadsan tahey!!
LikeReply4 hrs
Shakir Essa · 21 mutual friends
Qoraaladaada waxaad kusoo dartaa baraarujinta dhalinyarta somaliyeed ee badaha ku dhamaatay, waayo blog kasta oo aad qorta waxa qaata all Somali newspapers and websites
LikeReply6 hrs
Ibrahim Omar · Friends with Cabdiraxiin Sheekh Cilmi
Aniga waxaan ka bartaa sida hadalka micnahiisa loo soo gaabiyo iyo isku xerka ereyada qaar wad mahad santahay macalin
LikeReply6 hrs
Bare Fiiq · 2 mutual friends
Marka aad ayaan uu akhrista
Qoraladaada ama siyaasad ha ahaadan ama xikmad aad ruux kaso aruurisay ha ahaate
LikeReply6 hrs
Dahir Sheikhdon · 10 mutual friends
Aad baan ujeclahay in aan aqriyo qoraaladaada yusufow lkn markaa ka tagtay bbc ama saxaafada waxa ay noqotay baarixi ama boring . Ma qorsheyneysaa in aa furatid idaacad gaar kuu ah marka siyaasada retire ka noqotid?
LikeReply5 hrs
Waxaro Xire · 4 mutual friends
Qoraalladaaada looma wada dhamma , Taasina waa Xaal aduunyo , Muhiimadduna waa In La fikiraa Qalinkana La maalaa , wixii La qoraa haree !
LikeReply5 hrs
Cigale Hadi Qanyare · 3 mutual friends
Mahadsnid soobadi sxb

Tankale waxaan kugulatalinlaha inaad dadka usoo bandhigto fikir aruurin...See more
LikeReply6 hrs
Kamal Sanbaloolshe · 12 mutual friends
Waxaad xooga saarta inaad nala wadaagto taariikhda dalkeena iyo waliba qiimaha dalkaaga hooyo muuji inaad tahay wadani jecel umadiisa inuu waxna ka faaiideysto una faaiideeyo
LikeReply16 hrs
Mohamuud Omar Abiib · 108 mutual friends
waxaad soo qortaa wax ilaaheey aad uugu dhawaan kartid ama run ama cilmi diini ama maadi ......caafimaad kunooloow
LikeReply6 hrs
Burhaan Urur · 39 mutual friends
Talo uma baahna ! Faah faahin lagu wada qanco ,
Adigaa ku mahadsan warbixinta tafa tiran.....
All the way from Perth Western Australia...
LikeReply6 hrsEdited
Abdul Aziiz Mahmoud Kulmiye · 74 mutual friends
waad ku mahadsantahay qor mooyinka qiimaha leh
LikeReply16 hrs
Abdifatah Ahmed · 8 mutual friends
Waa qoraalo muhiim u ah bulshada soomaaliyed ee aad la wadaagto ku mahadsanid Dr garaad
LikeReply6 hrs
Cabdi Baari Abukati Gob · 5 mutual friends
Masha Alah mudane Horey U Soco Waligaa
LikeReply6 hrs
Awil Mohamed Suudi · 14 mutual friends
Yusuf garaad lengend philosoph man
LikeReply5 hrs
Cabdisamad Maxamuud Habane · Friends with Mahamed Ahmed Fiyaad
Yusuf garaad waa wadani soomali ah dadaal
LikeReply6 hrs
Abdullahi Mohamed Mohamoud · 31 mutual friends
Haba lagugu kor dhiyee ma qaadataa? Yuusuf
LikeReply6 hrs
Aweis Gaani · 51 mutual friends
Yusuf Garaad walaal , QORMADA noo soo badii una badi tariiqkhii hore waxbadanbaan ka faa iday walaal, waana aqristaa qorma kastoo tadaaa
LikeReply6 hrs
Mohomed Yare Afgoi · Friends with Aden Adde Ahmed Hirad
Horey u sii wad dadaal kagi ma xuma
LikeReply6 hrs
Abdirashid Yusuf · Friends with Abdi Hosh and 31 others
Well done .brother Yusuf Garaad
LikeReply5 hrs
Jama Jama · 3 mutual friends
Nin nadiif ah oo caadifad qabiil Iyo mid qof ka xor ah baad tahay sxb
LikeReply6 hrs
Guuleed Furre · 5 mutual friends
Wax Badan Baa Iga Kordha Qormooyinkaagga Yusuf Garaad Cumar Mahadsanid
LikeReply6 hrsEdited
Abdirahman Hajji Ali · 14 mutual friends
Dadaalkada horey usii wad si aad u gaarto millions.
LikeReply6 hrs
Baxnaano Jaceyl Qabyaaalada iyo kala fogeynta umada soomaaliyeeed iskadaaa waaa igatalo
LikeReply4 hrs
Ahmed A. Hared · 18 mutual friends
Iney kuu lacageeyaan tiradaa fiicnaan leheydaa😃
LikeReply36 hrs
Abdul Azeez · Friends with Farxiyo Ladan and 1 other
Qoraalka walk on an any a hay we halkaaga kasiiwad Kane fogaaw waxkasta oo cadhifad qabiil huwan maxaa yeelay waxaa tahay nin qaran mahadsanid yuusufow
LikeReply6 hrs
Mohamed H. Essa Maygag · 12 mutual friends
Aaad baaad ugh mahdsantahay garaad,mawduucyada aid moo soogudbiso
LikeReply6 hrs
Mohamed H. Essa Maygag · 12 mutual friends
Aaadbaanuuxiisaynaamawduucyadaaadbulshadaadausooobandhigto,waanuaagamahadelinayaaa
LikeReply6 hrs
Axmed Axmed Wallaal intii aan aqrinayay qormooyin kaaga aad baan ujacleestay, Alle hakaa aqbalo dadaal kaaga daqnashadaada danta guud
LikeReply5 hrs
Jiin Webi · Friends with Mohamed Omar and 2 others
Yuusuf garaadow waxaan ragyi kugu kordhinaya inta soomaliya cadàalad darro ka jirto iineysan hagageynin hala is xisaabo haddii jareer weyne laga badan yahay halagu qanciyo xisaab
LikeReply5 hrs
Bilan Roble · Friends with Said Nabadon and 10 others
Aqon yahan ba tahay mashalla we always admired you👍🏻
LikeReply5 hrs
Barqad Juneen · Friends with Mahad Hassan and 44 others
Yusuf garaad wali ma arkin adigoo qormooyin ama hadalada xikmada ahaa oo ay isticmaali jireen asxaabtii iyo imaam yadii weynaa ee diinteena islaamka ah ma arkin adoo kahadlaya maxaa kalifayay arintaas maadaama diinteenu ay saameyn dhan kasta ah ay kuleedahay arimaha socda dunida
LikeReply6 hrs
فهد علي حسين · Friends with Ahmed Fiqi and 20 others
Saaas kusii wad
LikeReply6 hrs
Ayuub Nuur Cali Bare · 6 mutual friends
Adaa mudan mudane mahadsanid.
LikeReply7 hrs
Abdikani Mohamed Dhooye · Friends with Naima Husein Qardaf Seed
Macalim yusuf garaad cumar waku salaamaya waxad tahay macalim kayga siyaasada aan ka barto waxan kugula talinaya inaad wakhti siiso dhalainyarada ka shaqaysa saxaafada ma daama aad tahay khabiir aad ugu xeel dheer arimaha saxaafda mhd snd
LikeReply5 hrs
Abdi Xirsi · Friends with Maxamed Haaruun Biixi
Suaal yuusuf garaad lacag malagugu siinaayaa
LikeReply4 hrs
Abdi Xirsi · Friends with Maxamed Haaruun Biixi
Se maad waydiisatid shirkada facebook xaqaaga
LikeReply4 hrs
Ahmed Cali Bulbul · 12 mutual friends
Waa mida cadaynaysa warbixinada muhiimkaa aan kafaa idnay
LikeReply6 hrs
Wakil Abdalla · 6 mutual friends
Wad kasbatay mudane
LikeReply6 hrs
Siyad Farax · Friends with Ahmed Farah and 60 others
Mashaa.allah adaamudan mas.uul sare
LikeReply6 hrs
Xasan Adan Shuuriye · 3 mutual friends
Mr.yuusuf mahd nin fikir wanaagsan ayaad leedahey
LikeReply2 hrs
Xassan Xaambe · 4 mutual friends
Yuusuf mahadsanid
LikeReply1 hr
Foodey Xersi · Friends with Fowsi Amoore
aqii kariim sii wad qormoyinkaada waanku diirsanay

No comments:

Post a Comment